Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Kumbiyuutarka % Internet-ka
> Su'aalaha kumbiyuutarka

Su'aalaha kumbiyuutarka Wixii aad u baahantahay oo dhibi kaa haysato ku soo weydii ama aad rabto inaad barato oo ku saabsan kumbiyuutarka iyo internetka.

Mowduuc xiran
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Soomaali
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda Soomaali

       
Nambarka Xubinka : 249
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Sep 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 126
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : Soomaali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan macnaha google

Waxaa la qoray : [ 29-02-2012 ]


waxaan rabaa in la ii sheego macnaha google?

mahadsanidin

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : macnaha google     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Soomaali

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Soomaali

Somaalaay qarnigeennan
Qudha aan is jarayno
Qaarba qaarka xasuuqi
Qabiil la'isugu faani
Qarankii ka gadoodnay
Quraankii dafirayno
Qarribnoo dhaqankeenni
Qummanaantaba diidney
Haddii aynan qabsoomin
Qaaddirkeenna u laaban
Qolyahaas la halaagay
Qiyaas soow kama raacno?

Abwaan Cabdi Rabbi: Gabayaaga Qarnigan

 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
mahirsudaani
Nambarka Xubinka : 196
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Garbahaarrey
ka qayb galka : 98
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : mahirsudaani Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda mahirsudaani

   

Fulin la'aan Jawaabta: macnaha google

Waxaa la qoray : [ 29-02-2012 ]


hadaan soomaali kuugu macneeyo mar baan maqlay inay tahay quuqle kkkkk meelaan ka maqlay maaqaaniye. see ku keentay adi su aashan layaab badanaa sxb kay


 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: macnaha google

Waxaa la qoray : [ 29-02-2012 ]


isaga weydii isagaa kaaga jawaabayee laakiin macneheedu sidaan maraan dhoway u maqlay waxay ahayd tiro hal ah oo la'ag dhigay 9 eber 1,000,000,000 mana hubo.Mahadsanid waa fikrad aad ku soo kordhisay golaha .... jawaabtu dadka akhrisanayana u furan inay jawaab ku darsadaan.Saaxiibow farta mar walba waaweynee indhihii waa iga dheceen saan u fiirinayee.kkk

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Ma qorna
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: macnaha google

Waxaa la qoray : [ 29-02-2012 ]


jawaabtu maaha siduu sheegay qoraalkan iga sareeyee waa 1 la ag dhigay 100 eber

sidan oo kale
1 0000000000000000000000000000000000000000 0000000000000000000000000000000000000000 000000000000000000000000000000

fikradahanoo kale waan ka helaa


 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: macnaha google

Waxaa la qoray : [ 29-02-2012 ]


inaad iga saxsantahay laga yaabe laakiin inaad magacaaga noo sheegtaa noo fiicnaan lahayd meeshaad kaga qoray ma qorna.Mahadsanid saaxiib ama walaasheeney.

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
mahirsudaani
Nambarka Xubinka : 196
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Garbahaarrey
ka qayb galka : 98
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : mahirsudaani Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda mahirsudaani

   

Fulin la'aan Jawaabta: macnaha google

Waxaa la qoray : [ 29-02-2012 ]


weli mategine waxaa ladhahaayoo kale Qooqle oo pc walba wuu qabaa kkkkk mahadsanid mar kale waan soo noqdee


 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
abwn: cabdi rabbi caaqil
Sawirrada summadaysan abwn: cabdi rabbi caaqil
Nambarka Xubinka : 83
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : May 2011
Wadanka : kenya
ka qayb galka : 176
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 30
Sumcada Xubinka : abwn: cabdi rabbi caaqil Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda abwn: cabdi rabbi caaqil

   

Fulin la'aan Jawaabta: macnaha google

Waxaa la qoray : [ 29-02-2012 ]


Waad salaamantihiin dhamaan
Waa su'aal aanan weligay ka diyaar garoobin laakiin waxaan ku fasiri lahaa
Waa golaha orka oo lumiya edebta dadka
Kkkkkk
Raalli ahaada ma'aqaan laakiin waan baran doonaaaaa
Mahadsanid walaal waa su'aal cajiiba


Saxiixa : abwn: cabdi rabbi caaqil

Tuuji maskaxdaada
Tijaabi aqoontaada
Tilmaan shacabkaaga
Toosi nafsaddaada
Tamartaada ilaahay uga baq
waa talo abwaan

 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: macnaha google

Waxaa la qoray : [ 29-02-2012 ]


markaan raadiyey qofkaas aan qornayn yaa run noqotay oo waa 1 iyo 100 eber laraacshay.
ku mahadsanid su'aashan cajiibka ah kuwa kalana waan sugaynaa


 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
Guuleed
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 186
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 166
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Guuleed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Guuleed

   

Fulin la'aan Jawaabta: macnaha google

Waxaa la qoray : [ 29-02-2012 ]


ku mahadsanid fikraddan


 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: macnaha google

Waxaa la qoray : [ 01-03-2012 ]


jawaabtu maaha siduu sheegay qoraalkan iga sareeyee waa 1 la ag dhigay 100 eber

sidan oo kale
1 0000000000000000000000000000000000000000 0000000000000000000000000000000000000000 000000000000000000000000000000

fikradahanoo kale waan ka helaa





Qofkaas aan qornayn baa ka jawaabay su'aashaas markaannu hubinnayna waa la xiray qoraalkan oo jawaab hadda ka dib laguma darsan karo.Mahadsanidin.

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Mowduuc xiran

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
google, macnaha

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Kadig Flashtada Bootable Macnaha Mid ad Software walba ku dubi karto Abdurahman Mohamed Kumbiyuutarka & Internet-ka 3 08-09-2014 10:49 PM
Macnaha rukhsadaha barnaamijyada Afrikaan Kumbiyuutarka & Internet-ka 3 28-05-2013 09:46 AM
qeebtii labad ee sharaxa bedilida sawir danbedka google Dayax Kumbiyuutarka & Internet-ka 5 18-07-2012 10:30 PM
sharaxa bedlka Swirdanbedka google Dayax Kumbiyuutarka & Internet-ka 8 18-07-2012 10:25 PM
Macnaha OS,RAM,ROM durdurkow Su'aalaha kumbiyuutarka 5 14-04-2012 02:39 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 09:19 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom