Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Halxiraale & Xujooyin

Halxiraale & Xujooyin Halxiraale iyo xujooyinkaa lagu soo bandhigayaa.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Hassan hashi
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda Hassan hashi

       
Nambarka Xubinka : 261
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Sep 2011
Wadanka : Jijiga
ka qayb galka: 131
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 30
Sumcada Xubinka : Hassan hashi Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan maxay ahayd?

Waxaa la qoray : [ 23-10-2011 ]


asc saaxiibayaal bal maantana hal xiraalahaan maskaxdaada la kaasho.

waxbaad raadinaysay maantoo dhan, wixii markii aad heshay ma aanad arag( ma aadan arkin waadse heshay) hadaba maxay yihiin waxaasi aad heshay aadanse arkin? bal adba?

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : maxay ahayd?     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Hassan hashi

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Hassan hashi

Nabsigu kaa weecan maayo!
Qalbigu kuu wiiqmi maayo
!

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: maxay ahayd?

Waxaa la qoray : [ 23-10-2011 ]


Abwaan sow su'aashu mid adag ma'aha kkkk ma garane bal qeerkay aan ku fiirsado. Mahadsanid.

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: maxay ahayd?

Waxaa la qoray : [ 23-10-2011 ]


Waxaan u malaynayaa inay tahay Fikradda oo marka la raadiyo waa la helaa mase la'arko.

Haddaan qaldanahay Abwaan ha'isixine i dhaaf ardaynimo soo dhaafaye kkkkk Mahadsanid

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Jawaabta: maxay ahayd?

Waxaa la qoray : [ 23-10-2011 ]


Fikrada ama hal abuurka way noqon kartaa saan rumays-nahay laakiin Abwaan adigu gabayaa baad tahaye armaad nagu qiyaasaysaa gabaynimo kkkkk . Runtii weli ima soo marin xujadan oo kale mana maqline tan fikradda ah baan ku taageersanahay mahadsanid.


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Hassan hashi
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 261
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka : Jijiga
ka qayb galka : 131
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 30
Sumcada Xubinka : Hassan hashi Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Hassan hashi

   

Fulin la'aan Jawaabta: maxay ahayd?

Waxaa la qoray : [ 26-10-2011 ]


kkkkkkkkkkkk mala wareeray ma sheega mase wali dad baa dhiman hala fakaro sxbyaal


Saxiixa : Hassan hashi

Nabsigu kaa weecan maayo!
Qalbigu kuu wiiqmi maayo
!

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
habeendhaladyare
Sawirrada summadaysan habeendhaladyare
Nambarka Xubinka : 203
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Habeenkii lee maxaa kale!!
ka qayb galka : 56
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : habeendhaladyare Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda habeendhaladyare

   

Fulin la'aan Jawaabta: maxay ahayd?

Waxaa la qoray : [ 26-10-2011 ]


Ma garan ilaa hada jawaabteeda keen sxb


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
Guuleed
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 186
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 166
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Guuleed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Guuleed

   

Fulin la'aan Jawaabta: maxay ahayd?

Waxaa la qoray : [ 30-10-2011 ]


runtii jawaabteeda waan maqlaye yaa xasuusan hee kkkkkk mahadsanid abwaan


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
libaaxyar
Sawirrada summadaysan libaaxyar
Nambarka Xubinka : 200
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 75
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : libaaxyar Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda libaaxyar

   

Fulin la'aan Jawaabta: maxay ahayd?

Waxaa la qoray : [ 30-10-2011 ]


waa layaab illaa hadda lagama jawaabin ana uma hayo jawaab waxaynu ku daynaynaa abwaan dadkii xujooyinka furi jiray kkkkk mahadsanid


Saxiixa : libaaxyar

Libaaxa yari ixtiraankiisuu mudanyahaye lasoco

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
Hassan hashi
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 261
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka : Jijiga
ka qayb galka : 131
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 30
Sumcada Xubinka : Hassan hashi Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Hassan hashi

   

Fulin la'aan Jawaabta: maxay ahayd?

Waxaa la qoray : [ 01-11-2011 ]


ASC
suaashii waa soo dhawayseen saaxiibayaal,,,,,, aniguse jawaabtaydu waa hurdada oo saad hurdo u rabto baad helaysaa oo gam;aysa aadoonan arkin hurdadu inay madoowdahay iyo cagaarnathay kkkkkkkkkk


Saxiixa : Hassan hashi

Nabsigu kaa weecan maayo!
Qalbigu kuu wiiqmi maayo
!

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: maxay ahayd?

Waxaa la qoray : [ 02-11-2011 ]


Waaaaaaaaaaaaw waa na furatay aad baad umahadsantahay


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Saciid Muuse Ustaadka( waa maxay qabyaaladi) Saciid Muuse (ustaadka) Gabayada 3 19-05-2014 02:39 PM
Maxay ka dhigantahay kibirley Su'aalaha kumbiyuutarka 3 30-03-2012 12:31 AM
maalinmay ahayd?? Hassan hashi Sheekooyinka 14 19-10-2011 12:56 PM
Horta gari maxay tahay abwn: cabdi rabbi caaqil Gabayada 12 14-09-2011 07:40 PM
Waa maxay Gabay? hassan4w Gabayada 4 01-07-2011 03:15 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:39 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom