Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Halxiraale & Xujooyin

Halxiraale & Xujooyin Halxiraale iyo xujooyinkaa lagu soo bandhigayaa.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
abdirizak ali

Ma joogo/joogto hadda abdirizak ali

       
Nambarka Xubinka : 22
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Mar 2011
Wadanka : Norwey
ka qayb galka: 39
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : abdirizak ali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan xujo adag car yaa ka jawaaba

Waxaa la qoray : [ 10-04-2011 ]


ka jawaab xujadaan adoo maskaxda adeegsanaya !!

waxaad aragtay sadex wiil oo walaalo ah oo mid rajo yahay macnaha hoyadii dhimatay labada kalana isku hooyo yihiin ! oo gaajaysan .
waxaad soo heshay 2-xabo oo rooti ah waxaad rabtaa inaad rajayga siiso 1 xabo oo kaamil ah labada kalana aad 1/2 siiso macnaha labada wiil isku hal xabo rajeygana hal xabo kaamila ah iyagoo isku jeeda wax cuqdad ahna aaney qaadin sidee yeeli laheyd ??????


qofkii ka jawaaba hadiyad buu leeyahay ####

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : xujo adag car yaa ka jawaaba     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: abdirizak ali

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Naq xujo adag car yaa ka jawaaba

Waxaa la qoray : [ 11-04-2011 ]


Mahadsanid illaa shalay waan ka fakarayay laakiin in la'i weydiiyo ayay ahayd sharrax barnaamij iwm laakiin,xujo sidan u adag maxaa cuqdad keenay qeerkay baan ku daayay. Mahadsanid mar kale.

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Naq xujo adag car yaa ka jawaaba

Waxaa la qoray : [ 11-04-2011 ]


salaamu Calaykum way adkaatay anigana xujaa lay
weydiiyaa laakiin tani ima soo marin.
Ee midaan isku furto iga hoo.

Labo Islaamood baa ku soo baxay labo wiil
Waxay su'aaleen

"Hooyooyin Nimankayagiiyow awr baadiya ma'aragteen"?

See bay hooyooyin iyo nimankayagiiyow isugu keeneen?.

Soo fur haddii kale taadii soo fur intuusan akhristu
ka soo jawaabin


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Naq xujo adag car yaa ka jawaaba

Waxaa la qoray : [ 12-04-2011 ]



Ka qayb galkan waxaa horay u qoray oo diyaariyey abdirizak ali tusmo ka qayb gal

ka jawaab xujadaan adoo maskaxda adeegsanaya !!

waxaad aragtay sadex wiil oo walaalo ah oo mid rajo yahay macnaha hoyadii dhimatay labada kalana isku hooyo yihiin ! oo gaajaysan .
waxaad soo heshay 2-xabo oo rooti ah waxaad rabtaa inaad rajayga siiso 1 xabo oo kaamil ah labada kalana aad 1/2 siiso macnaha labada wiil isku hal xabo rajeygana hal xabo kaamila ah iyagoo isku jeeda wax cuqdad ahna aaney qaadin sidee yeeli laheyd ??????


qofkii ka jawaaba hadiyad buu leeyahay ####


Hadiyadda waa inaad i soo siisaa Cabdi risaaq.
Jawaabteedu waa sidan
Marka hore wiilka rajayga ah iyo wiil labada kae ka mid ah baad rooti ku leedahay kala goosta. kan kale iyo rajaygana rootiga kale ayaad leedahay kala goosta. Sidaasuu wiilkii rajayga ahaa ku helay rooti dhan.Saaxiib iigu soo dhakhso hadiyadda.

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Naq xujo adag car yaa ka jawaaba

Waxaa la qoray : [ 12-04-2011 ]


Rooble sow adigaan ka sii daray waxaan raadinaynay jawaabta ah Rajay sidii loo quudin lahaa. Habraad keentay. Saaxiib tii hore ayaan la liitay hadday jawaabtu tahay sax waa in lagu siiyaa hadiyada.Mahadsanid.


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
abdirizak ali
Nambarka Xubinka : 22
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka : Norwey
ka qayb galka : 39
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : abdirizak ali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda abdirizak ali

   

Fulin la'aan Naq weli lagama jawaabin

Waxaa la qoray : [ 12-04-2011 ]


asc saaxiib waa dedaashay lakin ma asiibin waayo ? waxaa ay arkayaan caruurtu wiilasha labada ah oo isku bahda ahi inuu kana wax siiyey kana wax siinayo hadhowna waxay leeyihiin mid walba maka qaadaneysaa adigu ? war bax hebelbaa ku siiyey adigee !! hala dedaalo hadiyadana haloo tartamo !!


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
Abdalla
Nambarka Xubinka : 8
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Yemen
ka qayb galka : 13
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Abdalla Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Abdalla

   

Fulin la'aan Naq xujo adag car yaa ka jawaaba "JAWAAB ISKU DAYID"

Waxaa la qoray : [ 13-04-2011 ]


Asc
hadaan ku isku dayo furidda xujadan ,, " Labada wiil ee hooyada leh ayaan u dhiibayaa 2-da rooti , ka dib waxa aan ku oran walaalkiin (rajayga) wax ka siiya rootiga illeen ma uu haysto waxbee , ka dib labada wiil mid waliba nus(1/2) ayuu u soo goynayaa wiilka rajayga ah , halkaas ayuu rajayga ku haystaa hal rooti oo kaamil ah (1/2 + 1/2 = 1 ) .. halka ay labadii isku hooyada ahaana mid walba uu haysto nus (1/2) .. halkaas ayay waxooda cuni ayagoo qanacsan" .. waxaan filayaa inaan siday tahay u sheegay .. MAHADSANIDIN..


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
abdirizak ali
Nambarka Xubinka : 22
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka : Norwey
ka qayb galka : 39
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : abdirizak ali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda abdirizak ali

   

Fulin la'aan Naq cabdalle ayaa ka jawaabey

Waxaa la qoray : [ 13-04-2011 ]


mahadsanid sxb waad garatay waadna ka jawaabtey si buuxda waadna ku mahadsan tahay jawaabta iyo waqtiga aad siisey !!!!


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
Abdalla
Nambarka Xubinka : 8
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Yemen
ka qayb galka : 13
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Abdalla Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Abdalla

   

Fulin la'aan Naq xujo adag car yaa ka jawaaba

Waxaa la qoray : [ 14-04-2011 ]


Adigaa mudan sxb abdirizak ali


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
Ma qorna
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: xujo adag car yaa ka jawaaba

Waxaa la qoray : [ 13-07-2012 ]


Marka hore asc marka hore labada wiil oo gaajaysan ayaan hal iyo hal kalasiinayaa kadib lawada wiil waxaan kuleeyahay wiilkaan waa walaalkiin ookale gawal iyo gawal kalasiiya wiilka rajafa ahaa sidaas ayuu xabad rooti ku helay ayagoona cuqdud isku qabin. Mahadsanidiin


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
adeegsanaya, adoo, ah, aragtay, jawaab, ka, macnaha, maskaxda, mid, oo, rajo, sadex, walaalo, waxaad, wiil, xujadaan, yahay

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
car yaa fura xujadaan somaaliya Halxiraale & Xujooyin 4 15-07-2013 02:58 PM
Gabay Yaa Dan kaleh Nuradin Buryar Farah Gabayada 1 15-11-2012 12:19 PM
Yaa kaa dhaxli Iimeelka Halyeyga Afrika Aqoonta Guud 10 26-09-2011 01:19 PM
Car yaa sheega???? abwn: cabdi rabbi caaqil Halxiraale & Xujooyin 11 25-08-2011 04:47 PM
Yaa haween xil u diiday abwn: cabdi rabbi caaqil Gabayada 1 20-08-2011 01:17 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 09:21 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom