Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Halxiraale & Xujooyin

Halxiraale & Xujooyin Halxiraale iyo xujooyinkaa lagu soo bandhigayaa.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Albukhaari
mohamed albukhaari

Ma joogo/joogto hadda Albukhaari

       
Nambarka Xubinka : 888
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Jul 2012
Wadanka : Hargeisa
ka qayb galka: 16
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Albukhaari Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan maskaxda kaasho kana jawaab su'aalahan?

Waxaa la qoray : [ 09-09-2012 ]


aslaamu calaykum
hor-dhac- waa hubaal inaad ka jawaabto ama aad gadaal ka hesho jawaabahan insha allah

1. Su’aal- Waxaad sheegtaa Xayowaan dhala isagoo socda?
Jawaab-
2 .Su’aal- Waxaad sheegtaa Noolaha keliya ee dhabarkiisa u seexan kara?
Jawaab-
3. Su’aal- Sheeg magac loo bixiyo Hablaha Soomaaliyeed oo marka hore ama dib loo akhriyo isku mida ah ?
Jawaab-
4 .Su’aal- Sheeg magac loo bixiyo ragga Somaliyeed ,oo ka kooban 6 xaraf oo hadii saddexada hore laysku xidho macnahoodu noqonayo wax dadka cuna, haddii saddexda danbbe laysku xidhona macnahoodu wuxuu noqonayaa wax dadku cunaan?
Jawaab-
5. Su’aal- Waxaad sheegtaa waxa keliya ee haduu sii dheeraado sii gaabta?
Jawaab-

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : maskaxda kaasho kana jawaab su'aalahan?     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Albukhaari

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: maskaxda kaasho kana jawaab su'aalahan?

Waxaa la qoray : [ 09-09-2012 ]


Anigoo ku faraxsan inaan noqdo qofka u horreeya ee ka jawaaba waxaan gartay magaca loo bixiyo hablaha oo horay iyo gadaal marka loo akhriyo isku mida waa (LuuL) Mahadsanid Albukhaari inta kalena ma garan.

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
sacuudi
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: maskaxda kaasho kana jawaab su'aalahan?

Waxaa la qoray : [ 09-09-2012 ]


magaca hablaha waa luul kan raga waaaa maslax


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
sacuudi
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: maskaxda kaasho kana jawaab su'aalahan?

Waxaa la qoray : [ 09-09-2012 ]


magaca hablaha waa luul kan raga waaaa maslax


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
sacuudi
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: maskaxda kaasho kana jawaab su'aalahan?

Waxaa la qoray : [ 09-09-2012 ]


hadii aan isku dayo jawaabaha qaarkood magaca hablaha waa luul magaca ragga waa maslax waxa haduu dherado sii gaabanaya waa cimriga


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
sacuudi
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: maskaxda kaasho kana jawaab su'aalahan?

Waxaa la qoray : [ 09-09-2012 ]


hadii aan isku dayo jawaabaha qaarkood magaca hablaha waa luul magaca ragga waa maslax waxa haduu dherado sii gaabanaya waa cimriga


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
waasuge
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 191
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 113
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : waasuge Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda waasuge

   

Fulin la'aan Jawaabta: maskaxda kaasho kana jawaab su'aalahan?

Waxaa la qoray : [ 09-09-2012 ]


noolaha keliyee dhabarka useexan kara waa bani aadamka haddaanan qaldaneyn mahadsanid albukhaari


Saxiixa : waasuge

Waa sugaan ahaye maxaa cilmi cusub ah.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
xusuuste1aad
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 192
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 102
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : xusuuste1aad Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xusuuste1aad

   

Fulin la'aan Jawaabta: maskaxda kaasho kana jawaab su'aalahan?

Waxaa la qoray : [ 09-09-2012 ]


xayawana dhala iagoo socda magaran


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
Albukhaari
mohamed albukhaari
Nambarka Xubinka : 888
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2012
Wadanka : Hargeisa
ka qayb galka : 16
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Albukhaari Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Albukhaari

   

Fulin la'aan Jawaabta: maskaxda kaasho kana jawaab su'aalahan?

Waxaa la qoray : [ 09-09-2012 ]


mansha allah khayr ilaahay ha idin siiyo dhamaantiin,laakiin wali maynu gaadhi hadafkeenii wali waxaa ii dhiman jawaabo kale kkkkkkkkkkkkkkkkk waad ku mahadsan tihiin dhamaatiin si fiican ee aad ugu jawaabteen


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: maskaxda kaasho kana jawaab su'aalahan?

Waxaa la qoray : [ 09-09-2012 ]


Aniga oo kuu mahad naqaya Mudane Albukhaari qof kasta hadduu sidaadaas qoraalladiisa ula soconayo oo uu u soo af jarayo way wanaagsanaan lahayd. Mar kale ku mahadsanid wakhtiga aad na siisay.


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aad, allah, ama, aslaamu, calaykum, dhabarkiisa, dhala, gadaal, hesho, hor-dhac, hubaal, inaad, insha, isagoo, jawaab, jawaabahan, jawaabto, ka, noolaha, sheegtaa, socda, su'aal, waa, waxaad, xayowaan

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Madaxaaga kaasho Afrikaan Halxiraale & Xujooyin 13 09-06-2014 10:17 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 09:11 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom