Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Halxiraale & Xujooyin

Halxiraale & Xujooyin Halxiraale iyo xujooyinkaa lagu soo bandhigayaa.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Ahmed Yasin
 
Ahmed Yasin
Abtiga.

Ma joogo/joogto hadda Ahmed Yasin

       
Nambarka Xubinka : 205
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Aug 2011
Wadanka : Denmark
ka qayb galka: 36
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Ahmed Yasin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Ilka caddayn Su,aal Diini Ah

Waxaa la qoray : [ 15-08-2011 ]


Asc waxad sheegtaan tirada dumarka aadan guursan karin soona magacaw?
Maahsanidiin.

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Su,aal Diini Ah     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Ahmed Yasin

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Ahmed Yasin

Ahmed

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
guulayste
Nambarka Xubinka : 188
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 74
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : guulayste Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda guulayste

   

Fulin la'aan Naq Su,aal Diini Ah

Waxaa la qoray : [ 15-08-2011 ]


4 ka badan ma guursan kartid waa hadaad ujeedid tirada larabo.mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 210
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Naq Su,aal Diini Ah

Waxaa la qoray : [ 15-08-2011 ]


wcs tirada dumarka uusan ninku guursan karin magacna ubaahan. ma garan soo furfur axmed


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
abwn: cabdi rabbi caaqil
Sawirrada summadaysan abwn: cabdi rabbi caaqil
Nambarka Xubinka : 83
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : May 2011
Wadanka : kenya
ka qayb galka : 176
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 30
Sumcada Xubinka : abwn: cabdi rabbi caaqil Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda abwn: cabdi rabbi caaqil

   

Fulin la'aan Naq Su,aal Diini Ah

Waxaa la qoray : [ 15-08-2011 ]


Asc warx wabr marka hore mahadsanid marka xiga aan isku dayo jawabta intaan ka garanaayo.
Horta waxaa soo koobtay aayadda ilaahay ee ah
XURRIMAD CALAYKUM
UMMUHAATUKUM
WA BANAATUKUM
SUURADDA AL-NISAA
1-HOOYOOYINKIIN
2-GABDHIINNA
3-WALAALAHAA
4-GABDHAHA AAD ABTIGA U TAHAY
5- ADEERRADA KUWAAD U TAHAY
6-SODDOHYADAA
7-MIDDA KU NUUJISAY
8-MIDDA KULA NUUGTAY
9-AYAADAA AABBE
10-HABAR YARAHAA
11-GABADHA AAD HOOYADEED GUURSATO
12-AYEEYOOYIN HOOYO IYO AABBE
13-GABAR AAD WALAASHEED QABTID WAQTI XAADIRKAAS
14-GABAR LAQABO
INTAAAAS AYAAN GARAN KARAAAA

HADDAAD MUSLIM TAHAYNA
NAAG AAN EHLU KITAAB AHAYN WAA XAARAAN IYANA
MAHADSANIDIN


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
cabdifataxcade
Nambarka Xubinka : 195
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 35
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : cabdifataxcade Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda cabdifataxcade

   

Fulin la'aan Naq Su,aal Diini Ah

Waxaa la qoray : [ 15-08-2011 ]


mafahmin axmad ee sii jilci


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Layaab Naq Su,aal Diini Ah

Waxaa la qoray : [ 15-08-2011 ]


Ma fahmin!!!!!


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Naq Su,aal Diini Ah

Waxaa la qoray : [ 15-08-2011 ]


Mahadsanid laakiin su'aashaa is kale la'ii weydiiyey oo halxiraale ahaan baan ka baarayay.kkkkkk

waxaad mooddaa inaynu isku mar qornay ana ma fahmin baan qoray adna waa ka jawaabtay.mahadsanid axmad wixii dheer waxaa noo sheegi xubnaha


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Qabow Naq Su,aal Diini Ah

Waxaa la qoray : [ 15-08-2011 ]


jawaabta waa la iiga dheereeeeeyey mahadsanid abwan waa na furatay maka jawabeen caawa dhan


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
Ahmed Yasin
Abtiga.
Sawirrada summadaysan Ahmed Yasin
Nambarka Xubinka : 205
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Aug 2011
Wadanka : Denmark
ka qayb galka : 36
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Ahmed Yasin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Ahmed Yasin

   

Ilka caddayn Naq Su,aal Diini Ah

Waxaa la qoray : [ 16-08-2011 ]


Asc Akhyaarta Su,aasha hada idin jilciyo waxa weeyaan sida walalkay uu u sheegay dumarka aadan guursankarin yacni xaraamta kaa ah xaga diinta Islaamka tiradooda iyo waliba inaad soo magacaabto sida uu Abwaan Abdi sameeyay lkn madhama Jawabtu .Horta tirada sheeg markaas soo magacaw bro .
Waad Mahsantihiin .


Saxiixa : Ahmed Yasin

Ahmed


Isku toosintii ugu danbaysay waxaa sameeyey Ahmed Yasin ; 16-08-2011 saacaddu 09:20 PM

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
Ahmed Yasin
Abtiga.
Sawirrada summadaysan Ahmed Yasin
Nambarka Xubinka : 205
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Aug 2011
Wadanka : Denmark
ka qayb galka : 36
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Ahmed Yasin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Ahmed Yasin

   

Fulin la'aan Naq Su,aal Diini Ah

Waxaa la qoray : [ 16-08-2011 ]


Masha alah Abwaan 15baad sheegtay wali waxbaa kuu haray lkn waad soo dhowaysay .


Saxiixa : Ahmed Yasin

Ahmed

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
waxoogaa ku hako su'aalo iyo jawaabo diini ah Albukhaari Aqoonta Diinta 7 03-12-2012 11:20 PM
su'aal diini ah abwn: cabdi rabbi caaqil Halxiraale & Xujooyin 11 28-08-2011 03:53 PM
su'aal diini ah abwn: cabdi rabbi caaqil Halxiraale & Xujooyin 8 24-08-2011 10:33 PM
xujo diini ah abwn: cabdi rabbi caaqil Halxiraale & Xujooyin 6 20-08-2011 08:48 PM
Su,aal Diini Ah Ahmed Yasin Halxiraale & Xujooyin 17 07-08-2011 03:48 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:40 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom