Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Maahmaahyo

Maahmaahyo Murtida qaybeheeda kala duwan baa halkan lagu bandhigaya.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Guuleed
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda Guuleed

       
Nambarka Xubinka : 186
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 166
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Guuleed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Maahmaahyo lo'eed

Waxaa la qoray : [ 10-07-2011 ]


Dadka aan ka midka ahaa ee akhristayaasha waxay iga mudanyihiin
ixtiraan iyo salaan.

Waxaan ahaa dadka maahmaahyada xiiseeya lagu soo qoro halkan

haddase anaa soo bandhigaya maahmaahyo la'iska hilmaamay

kuwaasoo ah maahmaahyada Saca ama lo'da

Kuna soo dhowaada intaan ka'aqaan.



Sac madoobe oo laf diiday ma dilna

Sacna labo seben si ma wada aha

Saca weysha hana ka qalin, ha'una dhigin

Saca geesaha weynu weylaha ayuu geedka ka
baxshaa asna kuma harsado

Sac weyshii uma hambeeyo

Sac ma gadmo ee suuq baa gadma

Sac madow caanihiisa waxa caddeeyey
cibaaro ma ahoo

Saci maalin buu hal gooyaa

Sac madoobow haraati ceelkay kaaga horraysaa


Waxaan halkan uga mahad naqayaa Afrikaan oo ila dadaalay

ina tusay sida meeshan wax loogu qoro. Idinka akhrisanayana waad mahadsantihiin

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Maahmaahyo lo'eed     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Guuleed

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
guulayste
Nambarka Xubinka : 188
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 74
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : guulayste Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda guulayste

   

Fulin la'aan Naq Maahmaahyo lo'eed

Waxaa la qoray : [ 15-07-2011 ]



Sac madoobe oo laf diiday ma dilna



kkkkkkkkkkkk

mahmahdan waa marki ugu horeyseen maqlo

yurub waxa lagu yaqan eydu inay cunto laftee

kkkkkk waa maxay afrika ma lo daa cunta

waan ka helay mahmahdan runti

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
mahirsudaani
Nambarka Xubinka : 196
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Garbahaarrey
ka qayb galka : 98
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : mahirsudaani Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda mahirsudaani

   

Fulin la'aan Jawaabta: Maahmaahyo lo'eed

Waxaa la qoray : [ 24-08-2011 ]


waan kaxumahay maahmaahani waa idhaafeen mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Ma qorna
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: Maahmaahyo lo'eed

Waxaa la qoray : [ 4 Toddobaad ka hor ]


gabilay berbera awdal hargaysa burco wajale saylac xiis iyo maydh sanaag


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
lo'da, maahmaahyada, saca
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Maahmaahyo Ku saabsan Geela Hassan hashi Maahmaahyo 2 11-04-2013 09:30 AM
Maahmaahyo xul ah Afrikaan Maahmaahyo 0 28-05-2011 12:54 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 09:23 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom