Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Halxiraale & Xujooyin

Halxiraale & Xujooyin Halxiraale iyo xujooyinkaa lagu soo bandhigayaa.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
 
 Kaqayb Galka : ( 11 )
cabdifatax shiikh maxamed
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: xujo adag car yaa ka jawaaba

Waxaa la qoray : [ 30-07-2012 ]


hadii aan isku dayo marka hore waxaan siinayaa labada wiil oo hooyadood nooshahay labada xaboo rootiga ah kabacdi baan ku dhahayaa walaalkiin jab-jab kasiiya marka midwalba jab ayuu siiyay halkaas ayuu hal xaboo rooti ku helayaa.., mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 12 )
dahir
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: xujo adag car yaa ka jawaaba

Waxaa la qoray : [ 02-12-2012 ]



Ka qayb galkan waxaa horay u qoray oo diyaariyey abdirizak ali tusmo ka qayb gal

ka jawaab xujadaan adoo maskaxda adeegsanaya !!

waxaad aragtay sadex wiil oo walaalo ah oo mid rajo yahay macnaha hoyadii dhimatay labada kalana isku hooyo yihiin ! oo gaajaysan .
waxaad soo heshay 2-xabo oo rooti ah waxaad rabtaa inaad rajayga siiso 1 xabo oo kaamil ah labada kalana aad 1/2 siiso macnaha labada wiil isku hal xabo rajeygana hal xabo kaamila ah iyagoo isku jeeda wax cuqdad ahna aaney qaadin sidee yeeli laheyd ??????


qofkii ka jawaaba hadiyad buu leeyahay ####
waxaan siinayaa labada wiil oo wallaalaha ah min hal xabo oo rooti ah , waxaan ku dhahayyaa wiilal yohow walaalkii siiya min bar.wuxuu helayaa hal xabo oo rooti ah ,cuqdad la,aan

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 13 )
ismaacil
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: xujo adag car yaa ka jawaaba

Waxaa la qoray : [ 18-07-2016 ]


Jwbta hadaan.isku dayo wiika agoonka halxaboayaan siin labadaba kale halxabo ayaan siin lahaa waxan dhihi lahaa waa walaalkina idinka weyn ee xabadaan rooti wada qrybsada


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
adeegsanaya, adoo, ah, aragtay, jawaab, ka, macnaha, maskaxda, mid, oo, rajo, sadex, walaalo, waxaad, wiil, xujadaan, yahay

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
car yaa fura xujadaan somaaliya Halxiraale & Xujooyin 4 15-07-2013 01:58 PM
Gabay Yaa Dan kaleh Nuradin Buryar Farah Gabayada 1 15-11-2012 11:19 AM
Yaa kaa dhaxli Iimeelka Halyeyga Afrika Aqoonta Guud 10 26-09-2011 12:19 PM
Car yaa sheega???? abwn: cabdi rabbi caaqil Halxiraale & Xujooyin 11 25-08-2011 03:47 PM
Yaa haween xil u diiday abwn: cabdi rabbi caaqil Gabayada 1 20-08-2011 12:17 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 11:46 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom