Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Rooble
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda Rooble

       
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Barnaamijka windows USB Blocker sharraxiisa.

Waxaa la qoray : [ 02-04-2014 ]





Sharraxa barnaamijka

Windows USB Blocker.


Halkan ayaan ku bandhigay barnaamijka markii hore ee dabinkan hoose raac si'aad ula
degto.

http://www.barnaamij.com/vb/showthread.php?t=599



Barnaamijkan oo aan horay u bandhigay iyo codsi iiga yimid aqoonyahanka

C/raxmaan oo isagu ah aqoonyahannada ugu horreeya ee ku sharraxa video ahaan

taasina tahay mid boggan horumarkiisa gacan weyn ku leh.






Marka sidaad kor ku aragtay riix (Block Usb Port) markaana sawirkan ayaa kuugu xigaya


Marka hore riix Block Usb Port





oo aad riixayso (Ok)




Saas ayuu ku joojiyey usb oo dhan aan ka'ahayn (Looxa keyboard,mouseka iwm oo aan

waxba lagu qaadi karin.


markaad furaysana riix Unblock





Sidanna wuu isu beddeli oo markaa waad adeegsan kartaa USB-ga.




Haddii aad kala soo degto boggiisa rasmiga ah waxaa la socda galka labo nooc oo

loo adeegsado barnaamijka oo midi waa portable ama la site kan kalena waa mid

u baahan setup iyo in lagu shubo kumbiyuutarka.

Marka haddii aad tahay dadka kumbiyuutarka aan jeclayn wax kushubistiisa kan

portable adeegso laakiin waa inaad galalka ku dhex qariso magacana ka beddesho

si qofkii yaqaannaa uusan u raadin.

Sidanna wuu kuugu muuqan.





Sidaad u aragtaanba barnaamijku ma'aha mid aad u dhib badane yaan wax lagaa qaadan

sida macluumaad aad u baahantahay oo kuu ah sir iyo sawirrada iwm oo aad u noqday
kuwa muhim u ah sidii loo ilaalin lahaa.


Su'aasha u danbaysa ee aan idin weydiinayaa waa: Ma 3 qof baan u bandhigay akhristayaal

oo jawaab ku darsaday mise laysumaba quuro mahadnaqa?



Haddii aad jawaabo ku darsataan bisaddanaan idinka gadayaaye lasocda
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Barnaamijka windows USB Blocker sharraxiisa.     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Rooble

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: Barnaamijka windows USB Blocker sharraxiisa.

Waxaa la qoray : [ 02-04-2014 ]


Mahadsanid Rooble


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: Barnaamijka windows USB Blocker sharraxiisa.

Waxaa la qoray : [ 06-04-2014 ]


aad baad umahadsantahay sxb


Saxiixa : faysal22

hamabalyaan u dirayaa

lamaanaha is doortee

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aan, ahaan, aqoonyahanka, aqoonyahannada, ayaan, bandhigay, barnaamijka, c/raxmaan, codsi, dabinkan, degto, halkan, hoose, horay, hore, horreeya, iiga, markii, raac, sharraxa, si'aad, taasina, ula, video, yimid
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Jooji adeegsiga daloollada USB Rooble Golaha Barnaamijyada 3 12-01-2014 02:13 AM
Windows ku shub falaashka. Rooble Golaha Barnaamijyada 2 30-12-2013 04:26 PM
BarnaamiJ iyo Sharraxiisa Maxammed Xamza Golaha Barnaamijyada sharraxan 4 07-04-2013 12:48 PM
Beddel sawirka gelitaan ee Windows Afrikaan Golaha Barnaamijyada 9 07-09-2012 02:02 AM
sawiro ku sabsan flash yada usb gaa Maxammed Xamza Sawirrada 3 04-09-2011 06:50 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 01:21 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom