Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
 
Halyeyga Afrika

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

       
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka: 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Sharraxa Barnaamijka Wellget

Waxaa la qoray : [ 07-01-2014 ]


Salaamu Calaykum

Sharraxa Barnaamijka Wellget


Waxaan ku faraxsanahay in qoraalkaygu qof cajabiyo ama,aqoonyahan

wax iga codsado.



Barnaamijka aan sharraxayo waa barnaamij qof walba oo internetka

wax kala soo daga uu u baahanyahay.

Barnaamijkani wuxuu kuu soo dejin wixii aad farta mar ku gujiso adiga

oo aan weydiisan inuu kuu soo dejiyo iyo in kaleba oo wuu fahmayaa wixii

soo dejin u baahan iyo wixii kale.


Haddaba intaynaan sharrixin barnaamijka halkan hoose ayuu casharkiisii

hore ku jiraaye inta riixdid la soo deg.


http://www.barnaamij.com/vb/showthread.php?t=406



Faa'iidada barnaamijku maxay tahay? Haddaad is weydiisay.

Haddii aad leedahay internet liita oo gaabiya wixii aad la soo degaysaa

waxay qaadan wakhti. Haddii internetkaagu dheereeyona wuu ka sii dheerayn

intii hore oo aad ku ogayd oo xowli dheeraada ayay wax walba ku soo degayaan.


Markaad furto barnaamijka kor ayaad ku arkaysaa fallaarta noocaan ah







Labo goor haddaad ku gujiso jiirkana shaashaddan oo kalaa kuu furmaysa








Marka dhammaan waxaa noo ah muhim inaynu furno Downloads

sida sawirka hoose aad ku aragtid.





Marka hadda waxaynu ka dooran (New Download) si'aynu wax uga beddelno.






Haddaba aqoonyahan mid mid aynu u qaadanno oo sawirkan ayaa kuu soo bixi







Tirada sawirka kore ku muuqata sharraxooda.


1- Waxaad gelinaysaa haddii aad haysato dabin ama (link) soo degaya

ama aad rabto inaad soo dejiso. Markaana si xowliya ayuu ku soo degayaa.



2- Waa meesha aad ku kaydinayso waxa aad soo dejinayso iyo galka

aad rabto inaad mar walba ugu tagto.


Barnaamijku waa intaas oo ka badan ma rabo oo (OK) riix.


Waxaan ilaahay idiinka rajaynayaa horumar joogtaa. Nabadey
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Sharraxa Barnaamijka Wellget     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Halyeyga Afrika

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka Wellget

Waxaa la qoray : [ 09-01-2014 ]


In nagu filan ka sheegtay inta kalena annagaa isbari. Waad ku mahadsantahay


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Abdurahman Mohamed
Sawirrada summadaysan Abdurahman Mohamed
Nambarka Xubinka : 968
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jun 2013
Wadanka : Dulkayga hoyo
ka qayb galka : 37
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Abdurahman Mohamed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Abdurahman Mohamed

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka Wellget

Waxaa la qoray : [ 10-01-2014 ]


MAsha allah jazzakallah khairan bro

Saxiixa : Abdurahman Mohamed

Waxaan Allah Ka Baryaa in Uu Nafahnsiiyo Sida Dacwadda Loo Guto

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aad, aqoonyahan, baahanyahay, barnaamijka, codsado, daga, dejin, faraxsanahay, farta, gujiso, inbternetka, inuu, kala, kaleba, mar, qoraalkaygu, sharraxa, sharraxayo, walba, wax, wellget, weydiisan, wixii
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada sharraxan 9 21-05-2012 11:12 PM
Sharraxa Barnaamijka ugu caansan sawirrada. Rooble Golaha Barnaamijyada sharraxan 8 10-09-2011 07:07 PM
Sharraxa barnaamijka faylasha yareeya (Winrar) Rooble Golaha Barnaamijyada sharraxan 14 02-09-2011 12:05 PM
Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka Rooble Golaha Barnaamijyada sharraxan 14 27-08-2011 08:56 PM
Casharka sharraxa barnaamijka wax lagu sharraxo Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada sharraxan 3 15-07-2011 04:15 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 01:10 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom