Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Afrikaan
 
Afrikaan
Xubin sare

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

       
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Si fudud u samee kumbiyuutarka

Waxaa la qoray : [ 19-10-2013 ]







Caafimaad qab baan idiin rajaynaynayaa aqoonyahannada Hoyga Aqoonta iyo booqdayaashaba.

Si fudud u samee kumbiyuutarka.

Howlihii hore iyo sidaan wax u soo bandhigi jiray inaan wax ka beddelo ayaan isku dayi

taasoo dad badan oo dhibsan jiray sharraxa sawirka hadda aan ugu darayo mid fiidiyow ah.

Waxaan ilaahay ka rajayn inaad ka heshaan kana faa'iidaysataan.

Barnaamijkan aan sharraxayo hadda waa mid lagu nadiifiyio kumbiyuutarka, kuuna dayac tiraya.

Sharraxan ulajeeddadiisuna waa in la'isla helo labo, sida loogu shubo barnaamijka kumbiyuutarka iyo

sida loo geliyo waxa loo yaqaan (crack iwm)

Haddii aad ka hesho aqoonyahan fikradda, gacan igu sii ee hayga gaabsan xataa haddaad wax dhibsato

waad igu canbaarayn kartaa. Barnaamijka halkan kala dag markaad fiidiyaha fiirsato.

Waa labadan qayboode tii kuu fudud hadba adeegso. Ilaahay ha'ina barakeeyo dhammaanteen.Aamiin.

Ka bogo fiidiayahan.


[youtube]Dabinka 1-aad





Dabinka 2-aad.


Intaanan hilmaamin oo aynaan is nabad gelyayn (Ma ka heshay fiidiyaha Subscribe ku cab)

Haddii kalena dacwadaada soo sheeg waan aqbali.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Si fudud u samee kumbiyuutarka     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Afrikaan

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Si fudud u samee kumbiyuutarka

Waxaa la qoray : [ 20-10-2013 ]


Yaa salaaaaaaaaaaaaam yaa salaam. Heestaana iiga daranba waxaan filayaa inaad tahay taageerayaasha Hibo Nuura ama Saalax Qaasim midkood!!!!.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
kibirley
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan kibirley
Nambarka Xubinka : 45
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 207
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : kibirley Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda kibirley

   

Fulin la'aan Jawaabta: Si fudud u samee kumbiyuutarka

Waxaa la qoray : [ 20-10-2013 ]


Ilaahaygii na abuurtaan naxariis kuu weydiinayaa. Allaha ku barakeeyo adna duco heersaraa.

Mahadsanid


Saxiixa : kibirley

Ilaahow wixii afkayga ku hadla Cisee (Adaa Casiis ahe)

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: Si fudud u samee kumbiyuutarka

Waxaa la qoray : [ 20-10-2013 ]


Abaalka hoygan iyo aqoonyahannadiisaba lama gudi karo in lagu koobo mahadsanid maahee.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Soomaali
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 249
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 126
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : Soomaali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Soomaali

   

Fulin la'aan Jawaabta: Si fudud u samee kumbiyuutarka

Waxaa la qoray : [ 20-10-2013 ]


Waad howl fududaysay laakiin, waxaan ka baqayaa inaannu hadhow waxba akhrin weynee ka warran? mahadsanid


Saxiixa : Soomaali

Somaalaay qarnigeennan
Qudha aan is jarayno
Qaarba qaarka xasuuqi
Qabiil la'isugu faani
Qarankii ka gadoodnay
Quraankii dafirayno
Qarribnoo dhaqankeenni
Qummanaantaba diidney
Haddii aynan qabsoomin
Qaaddirkeenna u laaban
Qolyahaas la halaagay
Qiyaas soow kama raacno?

Abwaan Cabdi Rabbi: Gabayaaga Qarnigan

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Si fudud u samee kumbiyuutarka

Waxaa la qoray : [ 27-10-2013 ]


Maahsaa'allaah fikrad heer sare ah.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aqoonyahannada, ayaan, badan, bandhigi, beddelo, caafimaad, dayi, dhibsan, fiidiyow, fudud, hore, howlihii, idiin, inaan, isku, jiray, kumbiyuutarka, qab, samee, si, sidaan, taasoo, wax
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Sida ugu fudud u hagaaji kumbiyuutarka. Rooble Golaha Barnaamijyada 2 29-12-2013 01:32 AM
Sharax Muqaal ah||Samee Back Up And Restore adigo isticmalaya Farstone RestoreIT Abdurahman Mohamed Golaha Barnaamijyada sharraxan 3 04-12-2013 01:44 PM
Waddada ugu fudud ee aad Qur'aanka ku khatimikarto Maxammed Xamza Aqoonta Diinta 19 31-07-2011 04:30 PM
Barnaamij la'aan samee kumbiyuutarkaaga Rooble Kumbiyuutarka & Internet-ka 3 30-07-2011 01:07 PM
Qof kaa fog u samee kumbiyuutarka Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada 4 07-07-2011 11:42 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 01:20 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom