Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan xuseen
 
xuseen
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda xuseen

       
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Sharraxa Sidee galka (Folder)midabka looga beddelaa

Waxaa la qoray : [ 10-05-2012 ]


Salaamu Calaykum.

Sidee galka (Folder) midabka looga beddelaa?

Waa runtii barnaamij ku xiise gelinaya oo aad ka helayso sahalna ah. Sharraxani uma baahna in wax lagu sii qoro ee sawirrada ayaan ku soo dhammeeyey qoraalka.Wixii aad fahmi weydo fadlan toos ugu soo dir maammulka ama jawaab ku darso anna waan kaa shaki bixin inshaa'allaah.Mahadsanid Akhristaha qiimaha badanow.

































Barnaamijkiina waa kane halkan kala dag.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Sharraxa Sidee galka (Folder)midabka looga beddelaa     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: xuseen

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega



Isku toosintii ugu danbaysay waxaa sameeyey xuseen ; 11-05-2012 saacaddu 12:58 AM
Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Sidee galka (Folder)midabka looga beddelaa

Waxaa la qoray : [ 11-05-2012 ]


Waad ku dadaashay sharraxan qiimaha leh iyo barnaamijkan ka sii fiicn.Mahadsanid Xuseen

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Sidee galka (Folder)midabka looga beddelaa

Waxaa la qoray : [ 11-05-2012 ]


Sharrax wanaagsan,barnaamij wanaagsan iyo qoraa ka wanaagsan.Mahadsanid Xuseen.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Soomaali
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 249
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 126
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : Soomaali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Soomaali

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Sidee galka (Folder)midabka looga beddelaa

Waxaa la qoray : [ 11-05-2012 ]


Waxaan ku leeyahay MMMMMaaaaaaHHHHHaaaaDDDDsssssAAAAnnnnIII IDDDD


Saxiixa : Soomaali

Somaalaay qarnigeennan
Qudha aan is jarayno
Qaarba qaarka xasuuqi
Qabiil la'isugu faani
Qarankii ka gadoodnay
Quraankii dafirayno
Qarribnoo dhaqankeenni
Qummanaantaba diidney
Haddii aynan qabsoomin
Qaaddirkeenna u laaban
Qolyahaas la halaagay
Qiyaas soow kama raacno?

Abwaan Cabdi Rabbi: Gabayaaga Qarnigan

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
xusuuste1aad
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 192
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 102
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : xusuuste1aad Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xusuuste1aad

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Sidee galka (Folder)midabka looga beddelaa

Waxaa la qoray : [ 12-05-2012 ]


Mahadsanid sharrax wanaagsan


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
Yaasiin
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 858
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Dec 2011
Wadanka : barnaamij.com
ka qayb galka : 127
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Yaasiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Yaasiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Sidee galka (Folder)midabka looga beddelaa

Waxaa la qoray : [ 12-05-2012 ]


Waan kaaga mahad celinayaa


Saxiixa : Yaasiin

Ninkii dhuumanaayee
dhabarkiisu muuqdee
dhakhso loo ogaadaa
sidiisi ka dhigantoo

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
habeendhaladyare
Sawirrada summadaysan habeendhaladyare
Nambarka Xubinka : 203
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Habeenkii lee maxaa kale!!
ka qayb galka : 56
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : habeendhaladyare Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda habeendhaladyare

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Sidee galka (Folder)midabka looga beddelaa

Waxaa la qoray : [ 13-05-2012 ]


ilaahay hakaa ajar mariiyo


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
mahirsudaani
Nambarka Xubinka : 196
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Garbahaarrey
ka qayb galka : 98
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : mahirsudaani Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda mahirsudaani

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Sidee galka (Folder)midabka looga beddelaa

Waxaa la qoray : [ 13-05-2012 ]


sharaxa barnaamijkan waa ideeqay laakiin barnaamijkii maleh iisoo degi waa!!!!!.mahadsadnid mar kale. waana sharax wanaagsan.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
durdurkow
Nambarka Xubinka : 202
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 60
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : durdurkow Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda durdurkow

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Sidee galka (Folder)midabka looga beddelaa

Waxaa la qoray : [ 13-05-2012 ]


Mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 210
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Sidee galka (Folder)midabka looga beddelaa

Waxaa la qoray : [ 14-05-2012 ]


mahadsanid Xuseen


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
akhristaha, anna, badanow, barnaamijkiina, beddelaa, calaykum, galka, gelinaya, helayso, inshaa'allaah, kane, looga, mahadsanid, midabka, qiimaha, runtii, salaamu, shaki, sidee, soo, ugu, xiise
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Sida looga xiro google sawirrada xun-xun iwm Amiin Kumbiyuutarka & Internet-ka 4 26-01-2014 11:32 AM
Qari galalka kumbiyuutarka (folder) Amiin Golaha Barnaamijyada 7 04-05-2013 11:47 AM
Sidee midabka galka loo beddelaa? xuseen Golaha Barnaamijyada 14 03-03-2013 07:44 PM
Sidee looga saaraa iimeellada isu eg? Rooble Kumbiyuutarka & Internet-ka 1 02-04-2011 02:36 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 06:19 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom