Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
 
 Kaqayb Galka : ( 11 )
akhriye
Nambarka Xubinka : 187
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 86
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 11
Sumcada Xubinka : akhriye Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda akhriye

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Mahadsanid horayna u soco


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 12 )
qunyarsocod
Nambarka Xubinka : 189
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 50
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : qunyarsocod Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda qunyarsocod

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Rooble mahadsanid 299 goor


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 13 )
mahirsudaani
Nambarka Xubinka : 196
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Garbahaarrey
ka qayb galka : 98
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : mahirsudaani Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda mahirsudaani

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Mahadsanid laakiin waxaan su aal kaa weydiin lahaa gal kale ma usamayn karaa oo wixii aan badalay ma ku shubi kara? mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 14 )
Bahalow
Nambarka Xubinka : 193
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 65
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Bahalow Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Bahalow

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Waad ku mahadsantahay intaanan arkin sharaxan waxaan is dhahayey cidi makaa badiso barnaamijkan oo sifiicanaan ubartay laakiin waxaa ii toosay maanta cusub mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 15 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Dhallinyarada waxaan laabta uga soo jeedinaya

salaan qiimo iyo qaayo leh. Runtii isma lahayn

illaa berri yaad jawaab heli..kkkkk .. ma rumaysan.

Mahirsudaani ayaa su'aal iga soo weydiiyey ah


Mahadsanid laakiin waxaan su aal kaa weydiin lahaa gal kale ma usamayn karaa oo wixii aan badalay ma ku shubi kara? mahadsanid


Haa oo waad u samaysan kartaa gal kuu gooni ah

oo magac kale leh taana waxaa dheer waad saari kartaa

Miiska korkiisa xataa galkaas oo markaad kaydinayso

ayaad codsanaysaa galka oo ku hal'abuuri kartaa.

Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
buu, leeyahay, loo, magac, qof, rog faylasha, u taallo.formatfactory, walba
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Barnaamijka faylasha lagu saaro internet-ka FTP Client Rooble Golaha Barnaamijyada 9 27-10-2012 12:58 PM
Barnaamijka PDF u roga WORD Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada 12 26-03-2012 04:40 PM
Barnaamijka codka teleefanka gacmeed Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada 11 22-02-2012 04:05 AM
Sharraxa barnaamijka faylasha yareeya (Winrar) Rooble Golaha Barnaamijyada sharraxan 14 02-09-2011 12:05 PM
Barnaamijka roga u taallooyinka faylasha codka Rooble Golaha Barnaamijyada 15 24-08-2011 03:54 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 06:19 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom