Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Rooble
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda Rooble

       
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Bismillaahi Raxmaani Raxiim


Sharraxa barnaamijka roga u taallooyinka faylasha codka

ee Format Factory.


Saaxiibbayaal barnaamijka beddela

u taallada ee horay aan ugu bandhigay

Hoyga Aqoonta ayaan maanta idin ka siinayaa

sharrax yar oo sahlan inkasta oo aan barnaamijka

lagu koobi karin sharrax keliya laakiin, waa howl

fududayn si'aad faylasha waaweyn ee kuugu jira

kumbiyuutarka aad u yarayso adiga oo u taalladeeda beddelaya.

U taallo haddii aan qeexno waa >>>

Qof walba magac buu leeyahay loo yaqaan

Axmad uguma yeeri karno Diiriye Guuleedna

looguma wici karo Xaliimo. Marka faylashu waa sidaas

oo fayl walba oo howl qabtaa magac u gooni ah buu leeyhay.

Sharraxani waa sawirro kuu sahlaya sidaad u dhex

geli lahayd barnaamijka oo ugu fudud.

Barnaamijku wuxuu ku jiraa dabinkan hadduu kaa horreeyey


http://www.barnaamij.com/vb/showthread.php?t=194



Sharraxa marka hore sida kumbiyuutarka loogu dejiyo.













Markaad shiddo barnaamijka sidan baa u horraysa oo uu u soo baxayaa.


































Waxaam idin ka codsanayaa akhristayaasha sharafta lehow

inaydaan ka'aammusin wixii aad ka fahmi weydaan sharraxan ee

iigu soo dirtaan Iimeel maammulka si'ay iigu sheegaan oo iigu soo wareejiyaan

codsiga iiga kiin imaanaya.Anigu diyaar baan u ahay mar kale inaan si

u sharraxo intaa ka sahlan kana dhib yar. Hana illaawina inaad ka qayb gashaan

oo xataa ra'yigiinna ku soo dhiibataan jawaabaha. Haddaadan qornayna fadlan dabinkan

raac. http://www.barnaamij.com/vb/register.php
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Rooble

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Ku mahadsanid saaxiib


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Rooble aad iyo aad ayaad ugu

mahadsantahay howshan wax

tarka leh. ((((( )))))))


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
waasuge
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 191
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 113
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : waasuge Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda waasuge

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Mahadsanid rooble


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
cabdifataxcade
Nambarka Xubinka : 195
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 35
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : cabdifataxcade Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda cabdifataxcade

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


aad iyo aad baan kaaga mahad celinayaa


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
Guuleed
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 186
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 166
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Guuleed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Guuleed

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Weli lama qiimayn mowduucan laakiin igu dhaaf anaa 5-ta ugu saraysa ku siinaaya aadnaa waa ugu mahadsantahay


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


runtii ilaah baa mahad leh ilaahay kasokowna adaa mahada leh waana ku mahadsantahay rooble barnaamijka iyo sharaxa


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Horay u socod joogto ah baan kugu ogahay

Rooble intani ma'aha in aan weyneysanayo

ee waxaan ogahay heerkaad leedahay oo aad aniga ii taagantahay

Saaxiib waxaan kuu rajaynayaa horumar joogto ah

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 210
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Mahadsanid horayna u soco


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
xusuuste1aad
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 192
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 102
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : xusuuste1aad Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xusuuste1aad

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa Barnaamijka roga faylasha codka

Waxaa la qoray : [ 27-08-2011 ]


Ilaahow adaa mahadda leh marka xigtana Rooblow adaa leh


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
buu, leeyahay, loo, magac, qof, rog faylasha, u taallo.formatfactory, walba
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Barnaamijka faylasha lagu saaro internet-ka FTP Client Rooble Golaha Barnaamijyada 9 27-10-2012 12:58 PM
Barnaamijka PDF u roga WORD Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada 12 26-03-2012 04:40 PM
Barnaamijka codka teleefanka gacmeed Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada 11 22-02-2012 04:05 AM
Sharraxa barnaamijka faylasha yareeya (Winrar) Rooble Golaha Barnaamijyada sharraxan 14 02-09-2011 12:05 PM
Barnaamijka roga u taallooyinka faylasha codka Rooble Golaha Barnaamijyada 15 24-08-2011 03:54 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 06:19 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom