Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Mowduuc xiran
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
 
Halyeyga Afrika

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

       
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka: 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Sharraxa ilaalinta kumbiyuutarka & ubadka

Waxaa la qoray : [ 18-02-2011 ]


Sharraxa barnaamijka


Golden Eye

Bismillaahir-Raxmaanir-Raxiim
Badanaa carruurtu waxay kala kulantaa Internet-ka dhibaatooyin waxayna kala yihiin iyagoo hela bogag internet-ka oo xun,dad waaweyn oo ula jeeddo xun u socda iwm.... Marka qof walba wuu jecelyahay in uu la socdo ubadku waxay ka dhex qabtaan internet-ka isagoo markaana u sheegaya waxa xun iyo waxa san mar walba... haddaad horay u raadisay meel walba oo aad joogtidba barnaamijkani aad iyo aad buu kuu anfacayaaye la soco. Marka aynu sharrixiisa bilowno waxaa lagaa rabaa inaad sawirrada ku jira haddaad garan weydo mid mid ula socoto,lana soco toban daqiiqo oo aad hor fadhido kumbiyuutarka ma'aha wax weyn intaad dhibaato ka weyn kala kulmi lahayd.

Horta waakan sawirka barnaamijku. ilaahayna waxaan ka baryayaa inaan noqdo mid ummaddii uu ka dhashay wax tara.

Markaad barnaamijka la soo degto una doorato inaad saarto Miiska korkiisa ama (Desktop) sidan buu kuugu muuqanayaa waana inaad labo goor farta bidixda xigta si dhakhso ah ama deg-deg ugu dhufataa...


Markaana sidan buu kuugu soo baxayaa laakiinse,waa inaad haysataa oo uu kuugu jiraa barnaamijka la yiraahdo (Winrar ama Winzip) oo sidan kuugu muuqanaya badanaana kumbiyuutarrada wuu ku jiraa.


La soco sawirka isagaa kuu sharraxaya inta kale.

































Wixii aad fahmi weydaan fadlan ku hoos qora cinwaankan.. wixii aad af garan weydaan. Barnaamijka haddaad u baahantahay waxaad ka helaysaa Kaalinta barnaamijyada oo halkan aad ka geli kartaan (Waxaan adduunkan uga baahnahay maleh aan ka'ahayn ducadiina oo aad waalidiinta Soomaaliyeed ee nasoo koriyay in ilaahay u denbi dhaafo....<<<<Halyeyga Afrika>>>>

(http://www.barnaamij.com/vb/forumdisplay.php?f=3)
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Sharraxa ilaalinta kumbiyuutarka & ubadka     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Halyeyga Afrika

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Waa iga mahad naq

Waxaa la qoray : [ 20-02-2011 ]


Waad ku mahadsantahay sharraxan wuxuuna qoysaska dhammaantood.
Mar kale Mahadsanid.

 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
akhriye
Nambarka Xubinka : 187
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 86
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 11
Sumcada Xubinka : akhriye Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda akhriye

   

Fulin la'aan Naq Sharraxa ilaalinta kumbiyuutarka & ubadka

Waxaa la qoray : [ 04-08-2011 ]


cajiib hooyooyinka iyo aabbayaashuu u fiicanyahay maahoo kan si carruurta loo kor meero markay kumbuyuutarka furaan qaar baan ugu dejin hada oo ka faa,iidaysanaya inshaa alah
mahadsanid caawaa iigu horeesa oo aan arko.


Mowduuc xiran
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Halkan ka dejiso barnamijka Aurora 3D Text & Logo Maker Abdurahman Mohamed Golaha Barnaamijyada 7 12-09-2013 06:55 PM
Hagardaamo haybe&hashiisii abwn: cabdi rabbi caaqil Gabayada 8 19-03-2012 01:58 AM
Ubadka hadddaad uga baqayso Internet-ka Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada 2 07-07-2011 11:32 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 06:17 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom