Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Mowduuc xiran
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
 
Halyeyga Afrika

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

       
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka: 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Sida loogu dejiyo kumbiyuutarka Footoshob

Waxaa la qoray : [ 08-05-2011 ]


Bismillaahi Raxmaani Raxiim

Sida loogu dejiyo kumbiyuutarka Footoshob

Fadlan waxaan kaa codsanayaa akhristow
inaad 5 daqiiqo siiso inaad ku fahanto
deriskan adigoon deg-degsanayn.Haddii aadan
kumbiyuutar u haysan iska kor meer mar walba
wuu ku sugayaa deriskan maalintaad u hesho
u soo noqo,inshaa'allaah.
Mahadsanid akhriste sharaf mudan baad tahaye.

waxaan idiin soo bandhigayaa sharrax markaad
dejinaysid Barnaamijka Footoshob ( Photoshop )
oo ah barnaamijka ugu horreeya ee sawirrada
lagu qurxiyo ama lagu hagaajin karo.


oo ugu samee gal cusub una bixi ( Footoshob )
si'aad sharraxa sawiran ula socoto
adoo ku hal'abuuraya ( Desktop ) -ka ama
Miiska korkiisa oo barnaamijka ku deji.

Marka hore Bismillaah aynu samayno Gal cusub
kuna hal'abuurno Miiska korkiisa (Desktop)



Sidan buu kuugu muuqanayaa.





Marka hore barnaamijka halkan kala soo deg
laakiinse sidaad ula soo degayso sawirradan eeg.























Sharrixii aragnay,fadlan adoo
mahadsan la soo deg barnaamijka iyo karaak-gaba
waana kuwan.


Iga leexo Footoshob baan ahaye



Orod meel kale doono! Ha'i taaban Karaak baan ahaye


Digniin: Labadaba midba mar bur-buri. (Extract) ku samee.

Waad soo dejisay illayn markane






Hadda burburi Karaak-ga
adoo midigta riixaya oo dooro (Extract)




Hadda waxaynu furaynaa galka Photoshop cs2
inta labo goor riixno.




















Hadda waxay nu furaynaa galkii Kengen ay
ku qornayd innagoo labo goor riixayna
sidanna wuu kuugu soo baxayaa.







































Marka sidaas waxaynu ku dejinnay barnaamijkii
Footoshob ee ugu caansanaa sawir hagaajinta
iyo ku qurxintiisaba.

Mahad-naqaagu waa ii yimid mar haddaad ka
faa'iidaysanayso. Mahadsanid akhristow.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Sida loogu dejiyo kumbiyuutarka Footoshob     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Halyeyga Afrika

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Naq Sida loogu dejiyo kumbiyuutarka Footoshob

Waxaa la qoray : [ 09-05-2011 ]


Yaa salaam maashaa allaah..
saaxiib ku mahadsanid.


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Maxammed Xamza
Sawirrada summadaysan Maxammed Xamza
Nambarka Xubinka : 7
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 61
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Maxammed Xamza Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Maxammed Xamza

   

Fulin la'aan Naq Sida loogu dejiyo kumbiyuutarka Footoshob

Waxaa la qoray : [ 10-05-2011 ]





s/c saxiib waxaan filayaa shaqo xoogleh ayaad kamartay sharaxooda iyo isku keenka sawirada mahad sanid boqol kiiba boqol

 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Naq Sida loogu dejiyo kumbiyuutarka Footoshob

Waxaa la qoray : [ 24-06-2011 ]


Wallaahi mid mid baan u sameeyey
waanan ku baramoosay. Aad baad ugu mahadsantahay.

Barnaamijkan waxaan ka helay isaga oo sharrax ah goobo badan
laakiin aan af soomaali ahayn afaf kalena ku baxay.
ajar alaha idinka siiyo.


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
guulayste
Nambarka Xubinka : 188
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 74
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : guulayste Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda guulayste

   

Fulin la'aan Naq Sida loogu dejiyo kumbiyuutarka Footoshob

Waxaa la qoray : [ 15-07-2011 ]


runtii kan i soo qoray barnaamijcom wa barnaamijkan
oo aan ka helo waxan raba inan shaqo ka dhigto
midan sxb nahaa igu dhahay markaan weydiyay sida loo geliyo
serial number yow ii shegay in halkan lagu sharaxo
wan ku faraxsanahay inan arko bog sidan wax u so bandhigaya
malintan ogaday ila hada wan so noqnoqda
sxb-yal waa mahadsantihiin dadalka wan so galayaa anee i ogada.


 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
kibirley
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan kibirley
Nambarka Xubinka : 45
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 207
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : kibirley Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda kibirley

   

Fulin la'aan Naq Sida loogu dejiyo kumbiyuutarka Footoshob

Waxaa la qoray : [ 27-07-2011 ]


aad ayuu ii cajabiyey

waanan ku dejiyey shaqadiisaan rabaa inaan barto.

mahadsanid


Mowduuc xiran
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Sida ugu fudud u hagaaji kumbiyuutarka. Rooble Golaha Barnaamijyada 2 29-12-2013 01:32 AM
Sida ugu sahlan ee kumbiyuutarka loo demiyo barnaamij la'aan. Yaasiin Kumbiyuutarka & Internet-ka 4 22-06-2012 02:57 AM
Sidee loogu sameeyaa filter iimeelka Halyeyga Afrika Kumbiyuutarka & Internet-ka 1 15-05-2012 04:05 AM
Sida la'isu qoro,waxna loogu qoro golaha Rooble Aqoonta Guud 7 10-09-2011 09:18 PM
10 saxaabi ee janada loogu bishaareyay Maxammed Xamza Aqoonta Diinta 3 10-04-2011 06:07 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 06:16 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom