Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Afrikaan
 
Afrikaan
Xubin sare

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

       
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Lixdan ilbiriqsi ku baar kumbiyuutarkaaga.

Waxaa la qoray : [ 02-11-2013 ]


A salaamu Calaykum




Ma'ogid in lagu basaasayo ama uu faayrus ku jiro kumbiyuutarkaaga!

Haddaba waxaan aqoonyahan kuu soo bandhigayaa barnaamij aadi iyo aad u yar

oo markaad ku shubto kumbiyuutarka ka eegaya in uu fayrus leeyahay xataa

haddii aad barnaamijyada anti virus-ka aad leedahay (Faayrus la dirire).

Fikraddu ma'aha marka intaas ee wuxuu kuu sheegi haddii lagu basaasayo oo wuxuu

kaa eegayaa khadka aad u marto internet-ka yacni dhabbada oo ay burcad kumbiyuutar kugu sugi

karaan ama kuu dhigan karaan barnaamijyo ku basaasa.


Haddaba tijaabi anigu run ahaantii markaan arkay ee u horraysayba waan tijaabiyey waana (ok) kumbiyuutarkaygu

ee bal kaagana fiiri.


Halkan kala deg waa bogga shirkadda Bitdefender waana shirkadaha soo saara waxyaalaha lagula diriro

faylasha isbaamka.. Waana bilaash barnaamijkan yariye la soco.

Waa kan dabinkiisiina ama bogga lagala soo degi karo ee
Halkan Riix.



Halkanna si toosa ugala deg.
Riiiiiiiiiiiiiiix Halkaaaaaaaaaaaaaaaaan

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Lixdan ilbiriqsi ku baar kumbiyuutarkaaga.     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Afrikaan

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Lixdan ilbiriqsi ku baar kumbiyuutarkaaga.

Waxaa la qoray : [ 02-11-2013 ]


Wuxuu i siiyey No infected items found heeeeeeeeeeeee waa mahad alle. Mahadsanid Afrikaan


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: Lixdan ilbiriqsi ku baar kumbiyuutarkaaga.

Waxaa la qoray : [ 02-11-2013 ]


Anigu sidaa u bartay Hoyga Aqoontaba isuma baqo oo wixii i dhiba isagaan ka raadsadaa ee, hubin aan hubinayo owgeed u tijaabiyey waana heer sare waanan kaaga mahad celin Afrikaan. Walaalkiis Qiimaynta u sarraysa igu ogow.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: Lixdan ilbiriqsi ku baar kumbiyuutarkaaga.

Waxaa la qoray : [ 02-11-2013 ]


Waad ku mahadsantihiin qowlka wanaagsaneen idinka helay. Mahadsanidin mar kale.


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Lixdan ilbiriqsi ku baar kumbiyuutarkaaga.

Waxaa la qoray : [ 02-11-2013 ]


Khalad waan ka waayey maashaa'allaah ilaahow noo sahal. kkk. Mahadsanid Afrikaan


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
Soomaali
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 249
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 126
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : Soomaali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Soomaali

   

Fulin la'aan Jawaabta: Lixdan ilbiriqsi ku baar kumbiyuutarkaaga.

Waxaa la qoray : [ 02-11-2013 ]


Wax dhiba maleh anigana. Mahadsanid Afrikaan.


Saxiixa : Soomaali

Somaalaay qarnigeennan
Qudha aan is jarayno
Qaarba qaarka xasuuqi
Qabiil la'isugu faani
Qarankii ka gadoodnay
Quraankii dafirayno
Qarribnoo dhaqankeenni
Qummanaantaba diidney
Haddii aynan qabsoomin
Qaaddirkeenna u laaban
Qolyahaas la halaagay
Qiyaas soow kama raacno?

Abwaan Cabdi Rabbi: Gabayaaga Qarnigan

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aqoonyahan, baar, basaasayo, dirire, eegaysa, faayrus, fayrus, fikraddu, haddii, ilbiriqsi, intaas, kumbiyuutarkaaga, la, leeyahay, lixdan, maaha, marka, sheegi, shubto, xataa, yar
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Ka tir-tir ama ka masax barnaamij aadan rabin kumbiyuutarkaaga. Halyeyga Afrika Kumbiyuutarka & Internet-ka 12 01-07-2012 03:21 PM
Wixii kumbiyuutarkaaga ka baxay soo cesho! Rooble Golaha Barnaamijyada 2 16-08-2011 08:49 PM
Barnaamij la'aan samee kumbiyuutarkaaga Rooble Kumbiyuutarka & Internet-ka 3 30-07-2011 01:07 PM
Faayrus ka'eeg kumbiyuutarkaaga Rooble Kumbiyuutarka & Internet-ka 2 14-04-2011 03:26 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 01:10 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom