Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Rooble
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda Rooble

       
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Sawir beddele sharrixiisa.

Waxaa la qoray : [ 01-05-2013 ]


Asalaamu Calaykum


Dhammaan aqoonyahannada hoygan waad salaamantihiin.


Farriin iiga timid hoyga iyo codsi aqoonyahan ayaa igu

kallifay sharraxaan waan istaahishaane ka faa'iidaysta

gaar ahaan akhyaarta sawirrada jecel inay ku cayaaraan

waxna ka beddelaan.


Casharkani wuxuu wataa sawirro ee mid mid ula soco.

Tan kale ee aan idiin sheegayo ayaa ah inaan barnaamijkan

aqoon badan u lahayn ama aanan xiisayn barnaamijyada

noocan ah balse aan jeclaystay inaan u bandhigo dhallinyarada

jecel ama xiisaysaba. Tan kale anigu tallaabooyinka ayaan idin

tusi idinna waxaa la'idinka yaqaan horumarinteeda iyo inaad nagala

qayb qaadato sawirrada aad soo saarto ama beddesho.


Ku soo dhowaada mar kale Face0nBody.



Marka hore barnaamijka halkan kala deg

http://www.barnaamij.com/vb/showthread.php?t=383



Markaana riix (Fees on boody)


Faah-faahin: Ogogw markaad sawirka jarayso wejiga ku dhejinayso waa inaad adeegsataa
isticmaashaa

(Cntrl+Mouse) Yacni adiga oo haya furaha (Ctrl ama kontorool yaad raacin jiirka
adeegsigiisa)


ku deji kumbiyuutarkaaga oo geli (Main code: iyo Pro code) midba mar.


Sawirkan ayaa kuu soo baxaya ee markaba riix (Start)












codso sawirka aad rabto inaad beddesho







Riix Continue markaad sawirka aad rabto soo qaadato






Markaad sawirka dooratidna riix Continue illaa aad tan ka helaysid





Markaad mareegga wejiga saaran ku doorato intaad ka rabto riix weli Contuinue






Hadda wuxuu ku siinayaa inta aad ka rabtid wejigaas oo waxaad jari kartaa intaadan u
baahnayn markaana riix Continue













Sidaan kor ugu sheegay aniga barnaamijyada sawirrada waa la'iiga fiicanyahaye tani
waa sharrax guud oo ku saabsan
barnaamijkan adiguna waxaad heli markaad intan barato haddaad xiisayso sawir ku
cayaarista waxyaabo badan oo uu ka koobanyahay
barnaamijkani. Fadlan haddii aad sawirro ku beddesho timelinka facebook-ga
barnaamij.com soo raaci si loo kala faa'iido.

Mahadsanid Akhriste.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Sawir beddele sharrixiisa.     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Rooble

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sawir beddele sharrixiisa.

Waxaa la qoray : [ 01-05-2013 ]


Waad ku mahadsantahay runtii aqoonyahan baa si xad dhaaf ah u raadinayey sharrixiisa.


Marka qiimaynta ugu sarraysa iga hano aniga maanta




Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Cali Axmad
Sawirrada summadaysan Cali Axmad
Nambarka Xubinka : 955
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2013
Wadanka :
ka qayb galka : 20
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Cali Axmad Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Cali Axmad

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sawir beddele sharrixiisa.

Waxaa la qoray : [ 01-05-2013 ]


waan ka heley barnaamijaani


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sawir beddele sharrixiisa.

Waxaa la qoray : [ 02-05-2013 ]


Heer sare Rooble


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sawir beddele sharrixiisa.

Waxaa la qoray : [ 04-05-2013 ]


Waxaan weydiinayaa maammulka xubinkii soo codsaday barnaamijkani miyaanu jawaab ku darsanayn mise wuxuu ahaa Cali Axmad. Dhammaantiin waad ku mahadsantihiin jawaabaha qolyo kalena waan sugayaa ee horay uga soo jawaabi jiray qoraallada kkk.


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
adiga, cayaaraan, code, deji, farriin, furaha, geli, haya, istaahishaane, jiirka, kallifay, kontorool, kumbiyuutarkaaga, main, mar, markaba, midba, pro, raacin, riix, salaamantihiin, sharraxaan, start, yaad, yacni
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
qeebtii labad ee sharaxa bedilida sawir danbedka google Dayax Kumbiyuutarka & Internet-ka 5 18-07-2012 10:30 PM
Aykoon beddele Rooble Golaha Barnaamijyada 9 01-07-2012 03:21 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 01:16 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom