Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
 
Halyeyga Afrika

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

       
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka: 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Casharka sharraxa barnaamijka wax lagu sharraxo

Waxaa la qoray : [ 30-03-2011 ]


Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Ma rabtaa inaad cashar bixiso?


Barnaamijkani wuxuu kuu sahlayaa sidaad sharrax barnaamij iwm uga bixin lahayd iyo sidaad u saari lahayd sawirrada
goobaha sawirrada la saarto loogana soo qaato (Dabin yar) halkanna ugu soo bandhigto.
Magiciisu waa ( Ashampoo Magical Snap ) wuxuuna wataa (Serial number) Tiradii taxane.
Nebiga ku salli marka hore intaynaan sharraxa bilaabin.
Halkanna kala dag barnaamijka ( LINK )

















(((( Marka ugu horraysa ee aad shiddo waxaa kuu soo baxaya gacan kuu tilmaamaysa iyo aqoon kororsi Next dhowr goor markaad riixdo ayaa sawirkan kore kaaga soo baxayaa meesha kore)))










Aad buu u sahlanyahay markii sawir aad qaaddoba oo aad wax ka beddeshoba (Save) taabo iyo meesha lagu ilaalinayo.

Hadda waxaynu isla eegaynaa meelaha ama goobaha wax la saarto sida sawirrada barnaamijyada iwm.
Goobahaasi waa badanyihiin laakiin waannu soo koobaynaa..
1- Imagevenue.com
2- Uploadingit.com
3- 4shared.com
4- Uploading.com
5- Photobucket.com
6- Loadimage.com
7- Feedage.com
8- Fileden.com
Banaamijka waxaad ka helaysaan Hoyga Barnaamijyada
ama

Halkan jiirka taabsii


Inshaa'allaah waxaan idiin rajaynayaa caafimaad qab iyo inaad sharraxyo barnaamijyo ah noo soo bandhigtaan..Wanaag baan idin kaga tagay.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Casharka sharraxa barnaamijka wax lagu sharraxo     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Halyeyga Afrika

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
abdirizak ali
Nambarka Xubinka : 22
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka : Norwey
ka qayb galka : 39
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : abdirizak ali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda abdirizak ali

   

Fulin la'aan Naq Casharka sharraxa barnaamijka wax lagu sharraxo

Waxaa la qoray : [ 31-03-2011 ]


aad iyo aad baad u mahadsan tahay sxb abaalkaagana alle kaliyaa gudi kara waxaa tahay walaal jira alle hakuu gargaaro walaal waxaad na bartayna abaal hakaa siiyo aamiin aamiin aamiin !!!african sxb halyeey baad tahay !! kkk


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Naq Casharka sharraxa barnaamijka wax lagu sharraxo

Waxaa la qoray : [ 31-03-2011 ]


Adaa mudan saaxiib... Waan ku faraxsanahay inaan helo akhriste adigoo kale ah.. Mahadsanid saaxiib.


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
shireciise
Maareeye guud
Nambarka Xubinka : 1
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 4
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : shireciise Waa la joojiyay Qiimayn
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda shireciise

   

Fulin la'aan Naq Casharka sharraxa barnaamijka wax lagu sharraxo

Waxaa la qoray : [ 15-07-2011 ]


igu ogow sxb inan wax ku so sharaxo insha alaah

mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Sharraxa Barnaamijka Wellget Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada sharraxan 2 10-01-2014 04:26 PM
Barnaamijka faylasha lagu saaro internet-ka FTP Client Rooble Golaha Barnaamijyada 9 27-10-2012 12:58 PM
Sharraxa barnaamijka photoScape ee sawirrada Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada sharraxan 9 21-05-2012 11:12 PM
Sharraxa Barnaamijka ugu caansan sawirrada. Rooble Golaha Barnaamijyada sharraxan 8 10-09-2011 07:07 PM
Sharraxa barnaamijka faylasha yareeya (Winrar) Rooble Golaha Barnaamijyada sharraxan 14 02-09-2011 12:05 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 06:18 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom