Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada

Golaha Barnaamijyada Waa barnaamijyoda kumbiyuutarradu ay ku shaqeeyaan dhammaantood

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
 
Halyeyga Afrika

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

       
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka: 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Sii fii Cv diyaariye

Waxaa la qoray : [ 15-06-2013 ]


Horta Salaan qaaliya iga hanta dhammaan aqoonyahannada Hoyga Aqoonta ee bal iga guddooma.






Barnaamijka Cv-ga lagu diyaariyo.


Magaca barnaamijku waa:

Resume Bilder

run ahaantii barnaamijkan iyo kuwa lamid ah muddaan raadkooda hayey, ilaahayna

waa igu guulaysiiyey mid tiradiisii wata inaan helo, waana istaahishaane


iga guddooma.


Weli shaqo ma doonatay ama dalka joog ama dibaddiisee?

Ma'is weydiisay waxa lagaa waraysan doono iwm?

Warqadehee u baahantahay inaad geyso goobta shaqada?


Barnaamijkani wuxuu kuu diyaarin war ku saabsan noloshaada,

aqoontaada iyo sidaad shaqada u qaban karto.


Markaad kumbiyuutarka sida caadadu tahay uu ugu shubmo ayaad furi

oo ay kuu soo bixi shaashaddan oo kale.








oo ku kala dooran karto ikhtiyaarradan.

1: Hal'abuur fayl cusub.

2: Fayl hore u samaysnaa fur.

3: Afka aad ku samaysanayso.

Markaad ikhtiyaarradaas kala doorataa waxaa kuu soo baxaya sidan

oo aan anigu doortay mid cusub maadaama aanan lahayn mid hore oo aan

samaystay.









Uma baahna sharrax dheeraad ah haddiise, aad fahmi weydo waad soo codsan kartaa


in laguu sharraxo isaga oo sawir ah, waana ii sharaf inaan oofiyo.


Faa'iidada barnaamijkani leeyahay ayaa waxay tahay CV-ga waxaad ku ilaalin

kartaa kuna adeegsan kartaa barnaamijyadan hoos ku xusan.


Pdf

Xml

Word

Text format (windows-kuuna la socdaa oo waa kan wax lagu qoro.)

Xml (oo bogagga internetka lagu daalacdo kuugu furaya)

Adiga oo awood u leh inaad si toos ah iimeelkaaga ugu shubto.

Adiga oo si toosa internet-ka ugu diri kara adoo adeegsanaya barnaamijyada

internet-ka faylasha lagu saaro.

Iyo ugu danbayn barnaamijka oo aad cv-ga si caadi ah aad u daabici karto.


Ma koobi karo faa'iidadiisa laakiin Soomaalida inaan lagu dhibin barnaamij

kumbiyuutar ayaa noo ballan ah.

Barnaamijka Halkan hoose kala dag.


Guji Lana Deg





Ama


Mar kalena hakan kala deg





Tiradiisa sirta ah Tan u adeegso oo nuqul.


800caefb779bdf0c50dce2d55010a368cfc7e9fb b8038b4013
Bcc57186b8b09d062c1927118a779a4d9f4e2080 b10f8b83f1
D5474fd83f18f75537c9cfd9e0be915065746572 205a617261 676f7a61



Tiradan kore ee la galinayo barnaamijka iyada oo qoraal ahna waxay la socotaa

faylka aad soo dejinayso. Waana faylka I'akhri.

Waxaan idiin rajeeyaa waa horumar joogto ah, mahadsanidin. Salaamu Calaykum.



Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Sii fii Cv diyaariye     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Halyeyga Afrika

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA


Isku toosintii ugu danbaysay waxaa sameeyey Halyeyga Afrika ; 24-11-2013 saacaddu 12:03 PM Sabab kale: Dabin Hagaajin
Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 265
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sii fii Cv diyaariye

Waxaa la qoray : [ 15-06-2013 ]


Maashaa'allaaaaaaaaaaaaaaah heer sare


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sii fii Cv diyaariye

Waxaa la qoray : [ 24-11-2013 ]


Waxaa igu soo dhacday fikrad ah qorista cv anoo is weydiinaya tolow ma jiraa barnaamij sameeya cv yaan hoyga ka raadiyey???? Wallaahi waa maashaa'allaah wixii loo baahdo haddii halkan laga helayo. Halyeyga Afrika allaha ku dhowro. Aamiin


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Mahad mohamud nur
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Xanaaqsan Alcadaalah@hotmail.com

Waxaa la qoray : [ 25-11-2013 ]


Computer ka wuxu ku shaqeeya wax Tools bdn iyo program sida softa ware ka iyo Hardware ka


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
siciid cabdikariim
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Warqad Jawaabta: Sii fii Cv diyaariye

Waxaa la qoray : [ 29-01-2016 ]


Aalaamu Calaykum date:29/1/2016
waxaan halkan idiinka soo gudbinayaa cv ah ducumentigayga
Sooyaalka waxbarasho
dugsiga dhexe 2006-2007dugsiga sare 2007-2011
jaamacad Golis university 2014-2015

Hiwaayada
arkhista buugta
samaynta graphicska
waxaan idinka codsanayaa inaad ii aqbashaan cvgan
codsade siciid cabdikariim maxamuud
allaa mahadle
contacts 63 3712842
email siciidcabdikariim@gmail.com


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sii fii Cv diyaariye

Waxaa la qoray : [ 30-01-2016 ]


injinneere horta waannu ku soo dhowaynaynaa kal iyo laabba.
Midda kale injinneere garaafik dad badan oo u baahan ayaa jira barashadiisa, marka, maadaama aad xiisayso hoygan waxaan kuu samayn karnaa oo keliya inaannu gacan kaa siinno sidaad u fahmi lahayd illaa aad adigu wax ku qorto adigaoo xor ah oo aqoontaada u soo bandhigtid.
Hadda waxaannu kuu soo gudbinaynaa dabinno ama links ku saabsan sida wax loogu qoro la'isuna qoro ee fadlan naga hano.
Tani waa iyada oo fiidiyow ah
http://www.barnaamij.com/vb/showthread.php?t=81
http://www.barnaamij.com/vb/showthread.php?t=7
wixii aad fahmi weydo fadlan ku soo codso iimeelka hoyga@barnaamij.com
ballan ayaannu kaaga qaadnay inaad noqoto qof hoygan howshiisa fahansan.
Wixii aannu ka tagnayna waannu kaa raalli gelin. Soo dhowow mar kale aqoonyahan


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aqoonta, aqoonyahannada, bal, barnaamijka, bilder, cv, dhammaan, diyaariyo, ee, ga, guddooma, guulaysiiyey, hanta, horta, hoyga, iga, lagu, maga, qaaliya, resume, salaan, shaashaddan, tiradiisii, waa, wata
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Wax walba oo cajalad sii dii (Cd) ku jira ku shub Afrikaan Golaha Barnaamijyada 5 05-06-2013 11:06 AM
madarasad Quran online-ah:- si sahlan quraanka gurigaaga ugu baro khayrka sii faafi Albukhaari Aqoonta Diinta 1 07-01-2013 07:18 PM
Duubista Sii Diiyada Rooble Golaha Barnaamijyada 15 22-09-2012 02:14 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 11:37 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom