Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Halxiraale & Xujooyin

Halxiraale & Xujooyin Halxiraale iyo xujooyinkaa lagu soo bandhigayaa.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
mohamed ismakiik

Ma joogo/joogto hadda mohamed ismakiik

       
Nambarka Xubinka : 860
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Jan 2012
Wadanka :
ka qayb galka: 13
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : mohamed ismakiik Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan su'aalo fakar raba

Waxaa la qoray : [ 10-01-2012 ]


marka hore aan ku bilaabo asalaamu calykum mudanayal iyo marwooyin

haddii la fiirsho su'aasha waa fudeed waxaad shegtaa

nabigi bax shay magaca muslin ?

su'aasha labad 2

su'aashalabad waxaad sheegtaa adduunka intee geed baa ku yaalah ?

su'aasha sadexaad

waxaad sheegtaa magaca soomali markiisa hore maxuu ahaa?


su'aasha afaraad

waxaad sheeg taa geedkii adduunka u horreyay xaggee bu ka soobaxay ?

kan danbe la soco is aragti danbe oo xiisa leh
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : su'aalo fakar raba     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: mohamed ismakiik

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega



Isku toosintii ugu danbaysay waxaa sameeyey Afrikaan ; 10-01-2012 saacaddu 08:52 PM Sabab kale: Waa la soo guuriyey
Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: su'aalo fakar raba

Waxaa la qoray : [ 11-01-2012 ]


waxaad sheeg taa geedkii adduunka u horreyay xaggee bu ka soobaxay ?



Inta kale ma raadin laakiin, tanaan soo helay oo waa 300,000 haddii wax kale jiraan igu soo dara oo ii soo sheega laakiin google saasaan ka helay. mahadsanid ismaqiiq

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Guuleed
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 186
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 166
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Guuleed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Guuleed

   

Fulin la'aan Jawaabta: su'aalo fakar raba

Waxaa la qoray : [ 11-01-2012 ]


su'aashalabad waxaad sheegtaa adduunka intee geed baa ku yaalah ?

su'aasha sadexaad

waxaad sheegtaa magaca soomali markiisa hore maxuu ahaa?


su'aasha afaraad

waxaad sheeg taa geedkii adduunka u horreyay xaggee bu ka soobaxay ?



kow 300.000 yaa culimadu sheegtaa allaahu aclam.

Magaca Soomaaliya Waa Soo Maal.

Geedkii ugu horreeyey adduunku waa (Zaytuunka) wuxuuna ka baxaa dalalka ku yaalla Badda Cas.

Intaasaan gartay mahadsanid Ismaqiiq

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Yaasiin
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 858
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Dec 2011
Wadanka : barnaamij.com
ka qayb galka : 127
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Yaasiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Yaasiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: su'aalo fakar raba

Waxaa la qoray : [ 11-01-2012 ]


Hoggaamiye xujo oo cusub baa ina soo galay maashaa' allaah ku soo dhowow saaxiib gacmo furan anigu waxaan ahaa faa'iidayste xataa af soomaaliga halkanaan ku toosistay. Haddaan su'aalaha isku dayo jawaabteeda

nebigii baxshay muslim (Ibraahiim Calayhi Salaam)

Inta geed waa badantahay laakiin u raac dhallinyarada 300.000

Geedkii u horreeyey waa (Zaytuunka ) Guuleed baan ku raacay.Waana والتين والزيتون والطورسينين
صدق الله العظيم

Oo ilaahay baa ku dhaartay.

Soomaaliya marka la macneeyo dadku waxay dhahaan oon maqli jiray waa xoolaha soo maal.

mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
mohamed ismakiik
Nambarka Xubinka : 860
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jan 2012
Wadanka :
ka qayb galka : 13
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : mohamed ismakiik Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda mohamed ismakiik

   

Fulin la'aan Jawaabta: su'aalo fakar raba

Waxaa la qoray : [ 11-01-2012 ]


markahore wan idiin salamaya asalamu calayku


1 waxa adunka geed kuyalah 2 labo geed
waaa geed qodax leeh iyo geed anqodaxlahen

2 nabigi baxsha muslin waa ibrahiim

3 geedki adunka uhoreyaay waxuka soobaxay
dhulka

4 magaca somali markisa hore waxuu ahaa
kalay maal kadib wxuu noqday socomaal kadib waxu noqday somali



hadaan sual idinraciyoh waa, magac 4 xaraf ah marka uhoreyah waa magac niin
marki gadal lagaso akh riyo waa magac naag
marki xaraf ka uhoreyah lagarebo waa wax nagaha khaas u ah ama naguhu iskaleyihin
waxaso haray 3xaraf xaraf ka labad marki lagareboh wuxuu
noqo naa yaa waxad adigu neceb tahay


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: su'aalo fakar raba

Waxaa la qoray : [ 12-01-2012 ]


Waad ku mahadsantahay su'aalahan is daba joogga ah balse meel kale inaad nagu soo weydiisaa wanaagsanaan lahayd oo hadda ka jawaabi mayo balse meel kalaan kuu dhigayaa.

Mar kale ku mahadsanid.


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Jawaabta: su'aalo fakar raba

Waxaa la qoray : [ 12-01-2012 ]


Ooh anaa caawa helay midaan ka jawaabi karo.... Jawaabtu waa sidan..


Magucu waa ( Nuur ) Marka xagga danbe laga soo akhriyo waa ( Ruun ).

Marka naaguhu u goonida tahayna waa ( Uur )

Waxal la naco waa ( Ur ).


Waxaan filayaa inaan jawaabtii helaye Marka soo socota dooro Mowduuc cusub inta soo gashid Halxiraale iyo Xujooyin. Sidaasaad xujooyin badan ku soo bandhigi karta.

Is maqiiq caadi ma tihid wallaahi horay u socod wanaagsan oo joogto ah inshaa'allaah.

Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
akhriye
Nambarka Xubinka : 187
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 86
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 11
Sumcada Xubinka : akhriye Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda akhriye

   

Fulin la'aan Jawaabta: su'aalo fakar raba

Waxaa la qoray : [ 12-01-2012 ]


is maqiiq mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
mohamed ismakiik
Nambarka Xubinka : 860
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jan 2012
Wadanka :
ka qayb galka : 13
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : mohamed ismakiik Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda mohamed ismakiik

   

Fulin la'aan Jawaabta: su'aalo fakar raba

Waxaa la qoray : [ 12-01-2012 ]


adigaa mudan wall mcn madama aad imahad celisay
waxad sheeg taaa

(1)waa waxaan indhalahayn oo gacmolahayn oo lugoh lahayn
oo godqoda nayah
(2) waxaad sheegtaa lamana haaga labaad
(3)waxaad sheeg taa waa magac 3 sadexda xaraf oo uhoreyah
waa waxa kucunayah 3 sadexda udanbeeyah waa waxad cuneysid
waa naha 6 xaraf?


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
xaseay akshan alkantaara
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: su'aalo fakar raba

Waxaa la qoray : [ 19-05-2015 ]


[QUOTE=faysal22;2148]

waxaad sheeg taa geedkii adduunka u horreyay xaggee bu ka soobaxay ?



Geeedka aduunka ugu dheer waxa uu ka soo baxay dhulka

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aan, adduunka, asalaamu, bax, bilaabo, calykum, fiirsho, fudeed, geed, haddii, hore, intee, ku, la, labad, magaca, marak, marwooyin, mudanayal, muslin, nabigi, shay, shegtaa, waa, waxaad

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
waxoogaa ku hako su'aalo iyo jawaabo diini ah Albukhaari Aqoonta Diinta 7 03-12-2012 10:20 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 11:35 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom