Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Gabayada

Gabayada Gabayada iyo qaybihiisa kala duwan halkan ku soo bandhig ama ka'akhriso.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Hassan hashi
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda Hassan hashi

       
Nambarka Xubinka : 261
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Sep 2011
Wadanka : Jijiga
ka qayb galka: 131
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 30
Sumcada Xubinka : Hassan hashi Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu

Waxaa la qoray : [ 02-10-2011 ]



barbaartii i sugaysaay
bahjadaan jeclaayeey
beeldaajaheenoow
baafintiyo war laliskii
ninka maan barrrey iyo
maan bilaal ka dhigayoow
asxaabtayda badiyeey
waa noo bishaaree
idinkuna bilkhayr dhaha!

baydkaygu qayliyo
buuq yaannu kula noqon
barataniyo orod iyo
been yaannu kula noqon

bishu maanta waa laba
waa bilan ayaamuhu
farxaddaydu waa boqol
Boqorkaana mahadda leh
bahjo raadinteediii
baadi goobka orodkii
boholyoow u ooygii
baafintiyo wargayskii
boowe kuma khasaarine
bahjo helay dharaartaan

bayaankii is heliddiyo
bariidiyo salaan bay
ku bilaabi hadalkee
bulshayahay dhagaysada

waxay tidhi " barbaartaay
bulshadiinna hoygaay
kolka hore bariidiyo
salaan baaxad waynoo
bogga iyo wadnaha taal
iga hano barbaartaay"

waxay tidhi" barbaartaay
baaqaan ninkii waday
kolkuu baytka soo galay
oo yiri bahjaay maqal
xasan baashe waan helay
kaftan been ka hadaliyo
waxan mooday boodbood
boogtaa fogaatoo
belbelaysa wiilkoow
ba'e dhaaf ayaan iri
ha damqine bul dhaan iri
balse miridh gadaashii
baaq wade markuu tagay
baan kala wareegoo
armuu waday bishaaroo
xasan baashe uu helay
oo uu baaqa soo faray
ba'e raadi baan idhi
mase helin barbaarkii
baqshadiyo waraaqdiyo
ii waday bishaarada"

waxay tidhi " barbaartaay
bari hore xasuustii
xasbadbaado ballankii
dhinac ugama bayrine
aniguba bartaydaan
boholoyoow la jiifoo
kolna bedenbed joogee
ballankii ma aan jabin
kama bixinin wacadkii
balse dhibi waxay timid
dharaartaan baxsane iyo
ka baqooley inan kii
bugux aaday dhinacaas
sowtay barbaareey
birrigaan ku noolayn
bulshadii ka guurtoo
abaar baaba' keentiyo
laga dhigay belaayaad
aniguna badbaadiyo
waxaan raadshey nolol bidan
boston iyo waxaan degay
bermingham agteedoo
ballankii ku dhowroo
axdigii badbaadshoo
london baallaaheedaan
baafintaan ku helayoo
baaqiinu ii yimid
baabuurka xiimiyo
diyaaradaha biibaan
barbaaray ku soo dhacay
buur iyo baddaas iyo
birri baan u soo maray
baxsaniyo agtiiisee
safar dheer baqoolkii
barxaddii jijiga iyo
barti uu ku noolaa
baabuur ku tagayoo
baallaha magaalada
inankii ka baadhoo
beryo dhowra raadshoo
boowe fiid horraadkii
sow barasho yaab lehe
axdiguna ballaadh lehe
bartankaas wadada ee
la bullaamo maan arag
inankaan u baahna
sow orod la boodkii
ma bariidin inankii
soo muu baraarugin
riyo been la yaabliyo
uma moodin buuqoo
anna uma bishaarayn
ubax midabka beyga leh
casaankuna bu'da u yaal
bandhig kuma guddoonsiin
sow caashaq bilanoo
beryo gaaxsanaa oo
dhanba ruux ka beeroo
bislaadoo ilwaad badan
may gelin bishiisii
baadidi maqnayd iyo
isma helin barbaartii
boohin yaable may dhicin
baabuurti socotiyo
sow ma baaqan shacabkii
bugta hadalku may damin
bulshadii dhamaanteed
sida james boon iyo
filimaanta beladaa
ba'e naguma dhaygagin
sow sheeko baahdiyo
may noqonin buug jira
bayaankii wa kaasee
barbaarey is arag kale"

waxay tidhi " barbaareey
hal abuurka loo bogay
ninka igu ballaaddshee
igu baafinaayoow
boqol geela iga hoo
buur dahaba iga hoo
bixintaadu waynaa
beerkaagu nugulaa
caawintaadu badanaa
beeldaajaheennoow
abaalkaaga bilo iyo
baryo kuma gudaayee
baxsanoow sideen odhan!"


bulshayahay dhamaantiin
ballamada ha dhinac marin
axdigana ha baal marin
bahjo quruxsantaydaay
bilaneey macaaneey
Boqorkaa Ammaan lee
birri iyo hadhowtaba
boqol sano haddaan jiro
i baxnaani gacalooy
baalkaaga igu qabo
bogga saar naftaydoo
i baxnaani gacalooy
i baxnaani gacalooy



aniga xassan ahaan waxaan u mahadnaqayaa dhamaan intii ka qayb qaadatay baafiskii bahja oo uu horkacayo abwaan caaqil .... kulligiin mahadsanidiin...

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Hassan hashi

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Hassan hashi

Nabsigu kaa weecan maayo!
Qalbigu kuu wiiqmi maayo
!

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu

Waxaa la qoray : [ 02-10-2011 ]


Bilkheyr Bilkhayr maashaa'allaah Abwaan


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
duulduul
Nambarka Xubinka : 199
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 51
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : duulduul Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda duulduul

   

Fulin la'aan Jawaabta: Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu

Waxaa la qoray : [ 02-10-2011 ]


Mahadsanid horayna u soco abwaan


Saxiixa : duulduul

Ama duul oo raac dabaysha

ama deg barnaamijcom

labadaba dunidaad arki

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 210
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Jawaabta: Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu

Waxaa la qoray : [ 02-10-2011 ]


Abwaan hadaad heshay bureeqadii hanaga goosan gabayadaad u tirinayso ee danbe iyo waxaad kala kulanto kkkkk mahadsanid abwaan


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
kibirley
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan kibirley
Nambarka Xubinka : 45
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 207
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : kibirley Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda kibirley

   

Fulin la'aan Jawaabta: Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu

Waxaa la qoray : [ 03-10-2011 ]


Waad ku mahadsantahay Abwaan Xasan


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
qunyarsocod
Nambarka Xubinka : 189
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 50
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : qunyarsocod Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda qunyarsocod

   

Xun Jawaabta: Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu

Waxaa la qoray : [ 03-10-2011 ]


mahadsanid horeyna u soco


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
akhriye
Nambarka Xubinka : 187
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 86
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 11
Sumcada Xubinka : akhriye Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda akhriye

   

Fulin la'aan Jawaabta: Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu

Waxaa la qoray : [ 03-10-2011 ]


waa farxad inaad heshay Gabagabadhii na waashay oo namashquulisay kkkk mahadsanid awguuriyona


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
Hassan hashi
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 261
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka : Jijiga
ka qayb galka : 131
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 30
Sumcada Xubinka : Hassan hashi Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Hassan hashi

   

Fulin la'aan Jawaabta: Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu

Waxaa la qoray : [ 03-10-2011 ]


dhamaantiin aad baa du mahadsantihiin farxadda waad igala qayb qaadateen baan filayaan .....lol ruun yareey ina adeer kkkkkkkkkk hanaga goosan gabayada aa oo waxaad kala kulantaan no so sheg kkkkkkkk adigu bal guess labbo qof oo intaa is raadinayay oo is helay ........
with best thanks


Saxiixa : Hassan hashi

Nabsigu kaa weecan maayo!
Qalbigu kuu wiiqmi maayo
!

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 210
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Jawaabta: Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu

Waxaa la qoray : [ 04-10-2011 ]


Jaceelka lahelay gabayga loo tirinayo inaan maqlo waan jeclaan lahaa kkkkkkk mahadsanid abwaanka laguma hilmaami karo bes kaad u tirinayso i maqashii


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
xusuuste1aad
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 192
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 102
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : xusuuste1aad Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xusuuste1aad

   

Fakarsan Jawaabta: Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu

Waxaa la qoray : [ 04-10-2011 ]


Mahadsanid 100%


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Waa dunni Saciid Muuse (ustaadka) Gabayada 3 06-10-2014 07:23 PM
Afku waa qaali Maxamed anwar Halxiraale & Xujooyin 8 18-06-2014 10:38 PM
waa nuunkaa! Hassan hashi Sheekooyinka 7 02-11-2011 07:13 AM
Car qosli waa! kibirley Aqoonta Guud 6 13-09-2011 07:49 PM
Waa maxay Gabay? hassan4w Gabayada 4 01-07-2011 03:15 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:35 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom