Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada

Golaha Barnaamijyada Waa barnaamijyoda kumbiyuutarradu ay ku shaqeeyaan dhammaantood

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan EnG YaSiN
 
EnG YaSiN

Ma joogo/joogto hadda EnG YaSiN

       
Nambarka Xubinka : 985
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Nov 2013
Wadanka :
ka qayb galka: 48
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : EnG YaSiN Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Hadiyad Soo Laabasho + Barnaamij aan idiin kugu tala galay

Waxaa la qoray : [ 16-10-2016 ]


Assalamu Calaykum dhamaan aqoonyahanada , waxaan ismoogeen in muda ah xaaladaha soo mawada wacna.

Hadaan intaa uga gudbo iswareesiga maanta waxaan idiin wadaa barnaamij qiima wayn aktayda kaleh waxaana filaa in la heli doono aqoonyahano xiiseeya barnaamijkaan.

Xaqiiqatan barnaamijkaan uma baahna in laga faaloodo wayo inta badan way wada garanayaan dadka ku shaqeesta ama jecel dhanka Media-ha ama editing-ka.

Magaca barnaamij waa Adobe Master Collection CC 2015 waxuuna iskugu jiraa dhamaan barnaamijyada ay soo saarto shirkada caanka ah ee Adobe.





Dabinnada hoose kala daga


Adobe Master Collection CC 2015 – DVD 1


Googledrive

Adobe Master Collection CC 2015 – DVD 2

Googledrive

Adobe Master Collection CC 2015 – DVD 3

Googledrive

Adobe Master Collection CC 2015 – DVD 4

Googledrive

Waxaan rajenayaa in uu idin qancin doono insha allaah.



Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Soo Laabasho + Barnaamij aan idiin kugu tala galay     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: EnG YaSiN

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : EnG YaSiN

ignorance is a darkness

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: Soo Laabasho + Barnaamij aan idiin kugu tala galay

Waxaa la qoray : [ 06-11-2016 ]


Injinneere waan ka xumahay aniguba aan u horreeyee inaan jawaab waafiya laga soo bixin qoraalkaagan qiimaha iyo qaayaha leh. Waxaanse ku leeyahay ilaahay ha kaa abaal mariyo barnaaamijkan dad badan anfacaya oo qiimaha badan leh. Cinwaankaan ka helay soo laabasho. horay u socod wanaagsan injinneerre.Allaha ku baraeeyo


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
adobe, allaah, assalamu, caanka, calaykum, cc, collection, dabinnada, daga, dhamaan, gudbo, hoose, insha, iskugu, ismoogeen, iswareesiga, jiraa, kala, master, qancin, rajenayaa, saarto, shirkada, wacna, xaaladaha
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Faysalasha xoogga kugu soo gala tirtir Rooble Golaha Barnaamijyada 5 27-01-2014 09:00 PM
Sida ugu sahlan ee kumbiyuutarka loo demiyo barnaamij la'aan. Yaasiin Kumbiyuutarka & Internet-ka 4 22-06-2012 02:57 AM
Idiin digay dadkaygoow abwn: cabdi rabbi caaqil Gabayada 16 31-07-2011 04:35 PM
Barnaamij la'aan samee kumbiyuutarkaaga Rooble Kumbiyuutarka & Internet-ka 3 30-07-2011 01:07 PM
Yuutiyuub barnaamij la'aan kala soo deg Afrikaan Kumbiyuutarka & Internet-ka 2 22-04-2011 01:09 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:36 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom