Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Gabayada

Gabayada Gabayada iyo qaybihiisa kala duwan halkan ku soo bandhig ama ka'akhriso.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Saciid Muuse (ustaadka)

Ma joogo/joogto hadda Saciid Muuse (ustaadka)

       
Nambarka Xubinka : 1002
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Mar 2014
Wadanka :
ka qayb galka: 26
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Saciid Muuse (ustaadka) Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Duufaan

Waxaa la qoray : [ 03-04-2015 ]


Gabaygan magaciisa la yiraahdo (Duufaan) waxuu soo baxay 26/03/15. Waxan ku miisamayaa dagaallada Yaman ka soo cusboonaaday Iyo Xaallada Soomaalida ku Sugan gudaha dalkaas oo aad u farabadan.

Ka bogasho wacan.


Caqli ruux leh ama Caalim ahi, wuu codeyn jiraye
Citibaarna waa lagu yaqiin Curiye suugaane
Ballaan diro codkaygii, murtida ceel la ii daraye
Cunfigiyo, Collaadaan dhacdiyo, Camalkan weegaartay
Carta yeertay, Cunahaa rag go'an, Caasifadan joogto
Carabtaa is dili, Ceebtan taal, Nabadan caalwaysay
Cuddud jaysh, diyaarado casriya, Ciidan daba yaalo
Casirkiyo habeenkiba waxaas ina dul ciirraayo
Cajabeey cajiib, sow islaam kuma curyaamaayo
Oo Gaalki aan ceyrsan jiray, naguma caayaayo?

Afartaas canaantee haddaan carab ka soo laabto!


Cunjuq weeye soomaali wayn ciil ka korihayne
Waligoodba caynkoowgu go'a meel cagaag badane
Cataq iyo Xudeydiyo illaa cirifyadii Maarib
Cindigeeda ticis iyo halkeey Cadan ka soo jeedo
Caasima sanceed iyo illaa ceelka xadarmowtba
Ciddaheena yaalaa ka badan cadad malaayiine
Ceymiyo wallee beyna hayn cid u gargaartaaye
Markaad caadi eegtuu wadnahu caw ku soo ruqiye
Oo aad calloolyow dartiis camanka buurtaaye


Caku dowlad cuuk ahi waqeed ciil ma ay bi'ine
Oo Caawin loo diro dadkaa kuma casuumaane
Ciiltire inteey soo diraan caawa lagu qaado
Carrigii ma geeyan dhulkii carafta weynaaye
Cusrigiyo rabow naga kor qaar catawyadaa joogto
Misna kuwan collaadiyo xarbiga ceeymo ugu doori
Iyo nabad ah caanoo farxadi lagu callaameeyay!

By: Saciid Muuse (Ustaadka)

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Duufaan     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Saciid Muuse (ustaadka)

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 367
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Qiimo Badan Jawaabta: Duufaan

Waxaa la qoray : [ 04-04-2015 ]


Ilaahay cimrigaaga ha barakeeyo. Maashaa`allaah abwaan

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Duufaan

Waxaa la qoray : [ 07-04-2015 ]


Abwaan horudhacaan ka helay intan gabaygaba akhrine allaha ina asturo. Aaamiiiin. Igana raali ahow jawaabta inta akhriyaan la daahaye. Mahadsanid. Waa suugan dhaxal gal ahe.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 265
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Duufaan

Waxaa la qoray : [ 11-04-2015 ]


waan kaaga mahad naqayaa abwaan murti heer sare ah.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
ahi, ama, ballaan, caalim, caasifadan, camalkan, caqli, carabtaa, carta, ceel, citibaarna, codkaygii, collaadaan, cunfigiyo, curiye, daraye, dhacdiyo, diro, leh, murtida, ruux, suugaane, weegaartay, yaqiin, yeertay

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 11:33 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom