Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Gabayada

Gabayada Gabayada iyo qaybihiisa kala duwan halkan ku soo bandhig ama ka'akhriso.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Saciid Muuse (ustaadka)

Ma joogo/joogto hadda Saciid Muuse (ustaadka)

       
Nambarka Xubinka : 1002
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Mar 2014
Wadanka :
ka qayb galka: 26
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Saciid Muuse (ustaadka) Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Saciid Muuse Ustaadka( waa maxay qabyaaladi)

Waxaa la qoray : [ 17-05-2014 ]


ninki qeexi karayoow
Waa maxay qabyaaladi?

Ma qamaar la dheeloo
Qudha leysu dhigayoo
Nafta qaadanaayaa?

Ma macruuf qaloocdoo
Qajileeynin abidiyo
Waji qiima beelaa?

Ma qof aad taqaanoo
Qurjuf idin dhax oolood
U nisbeeyso qoysood
Qalbigii ka karahdood
Wili quursineeysaa?


Ma qayaana lugalaa?
Ma wanaag qadiim aa?
Ma xumaan la qooshoo
Qodaxdeedu badantaa?

Qobrees iyo israaiil
Qaahira ma gaadhoo?
Yurub qeeybaheedii
horta meey qadariyaan?

Ma ninaan qadeeynoo
Quraacdina u gooysoo
Qaad raadinaayoo
Qori aakihiisii
Dadka kaga qubaayaa?


Aan kuu qisaasee
Ama kuu qiyaasee

Horta quursi baa dhalay
Qabka baa u hooya ah
Qoomameeyna darisyiin


Quuri weeyto nacab iyo
Xasad baa u quudoo
Wax qumaati uga dago
Qurunkeey u jeceshahay!!

Qobqobkeey ku faraxdaa
Qabiil kuma ekaatee
Qolamaad ka tahay iyo
Qooys beey tageeysaa

Qorshe waa ibliis fala
Qalbigeey wax yeeshaa
Waana leeyska qaadaa

By;Saciids Muuse Axmad (ustaadka)

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Saciid Muuse Ustaadka( waa maxay qabyaaladi)     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Saciid Muuse (ustaadka)

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: Saciid Muuse Ustaadka( waa maxay qabyaaladi)

Waxaa la qoray : [ 17-05-2014 ]


Qorshe waa ibliis fala
Qalbigeey wax yeeshaa
Waana leeyska qaadaa



Murti iga dheh iyo faallo laga baxsho qabiil iyo ku faankiis

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Saciid Muuse Ustaadka( waa maxay qabyaaladi)

Waxaa la qoray : [ 17-05-2014 ]


boog ayaad taabatay abwaan


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Saciid Muuse Ustaadka( waa maxay qabyaaladi)

Waxaa la qoray : [ 19-05-2014 ]


Saaxiibkay baa markii loo sheego hadal runa ayuu yiraahdaa Ishaad ridday. Marka hadda qabyaalad ishaad ka ridday

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
abidiyo, beelaa, dheeloo, dhigayoo, karahdood, leysu, lugalaa, macruuf, nafta, nisbeeyso, oolood, qaadanayaa, qadiim, qajileeynin, qaloocdoo, qamaar, qayaana, qiima, qooshoo, qoysood, qudha, qurjuf, quursineeysaa, taqaanoo, waji

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Saciid.Muuse.988@facebook.com Saciid Muuse (ustaadka) Gabayada 4 19-05-2014 02:36 PM
Saciid Muuse (ustaadka) Saciid Muuse (ustaadka) Gabayada 2 06-05-2014 09:39 AM
maxay ahayd? Hassan hashi Halxiraale & Xujooyin 9 02-11-2011 02:53 PM
Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu Hassan hashi Gabayada 10 08-10-2011 11:48 AM
Waa maxay Gabay? hassan4w Gabayada 4 01-07-2011 03:15 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 01:19 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom