Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Kumbiyuutarka % Internet-ka
> Su'aalaha kumbiyuutarka

Su'aalaha kumbiyuutarka Wixii aad u baahantahay oo dhibi kaa haysato ku soo weydii ama aad rabto inaad barato oo ku saabsan kumbiyuutarka iyo internetka.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
durdurkow

Ma joogo/joogto hadda durdurkow

       
Nambarka Xubinka : 202
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 60
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : durdurkow Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Macnaha OS,RAM,ROM

Waxaa la qoray : [ 12-04-2012 ]


dhamaan xubnaha hoygan layaabka leh iyo kuwa soo booqdaba waxaan rabaa in la ii sheego

meela walba waan ku arkaa garana mayo macneheede maxay kasoo jeedaan


OS

RAM

ROM

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Macnaha OS,RAM,ROM     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: durdurkow

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
kibirley
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan kibirley
Nambarka Xubinka : 45
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 207
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : kibirley Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda kibirley

   

Fulin la'aan Jawaabta: Macnaha OS,RAM,ROM

Waxaa la qoray : [ 12-04-2012 ]


Waa su'aalo wanaagsan Durdurkow anigu waxaan aqaanna O/S oo u taagan

Operating System kaas oo ah Windows-ka kumbiyuutarka shida ee ma aqaan Ram iyo Rom jawaabahaynu sugaynaa akhyaarta kale mahadsanid.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: Macnaha OS,RAM,ROM

Waxaa la qoray : [ 12-04-2012 ]


Waa su aal layaab leh oo wakhti hore isoo martay maraan dhiganaayey iskoolka

jawaabta

Ram
waa

RANDOM ACCESS MEMMORY

waana xusuusta markaa wax qoreesid ama mashruuc faraha kula jirtid fulisa mana kaydsanto.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Macnaha OS,RAM,ROM

Waxaa la qoray : [ 13-04-2012 ]


Rom

waa xusuusta kaydsan waxayna u taagantahay

Read only memory

Waana xusuuta akhriska


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Soomaali
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 249
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 126
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : Soomaali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Soomaali

   

Fulin la'aan Jawaabta: Macnaha OS,RAM,ROM

Waxaa la qoray : [ 13-04-2012 ]


OS waa barnaamijyada shida aaladda kumbiyuutarka sida Windows,Ubuntu iwm.
waana nadaamka shidista ama shida kumbiyuutarka la'aantiisna kumbiyuutarku kuma shaqaynayo barnaamij kale hadduusan windows ama lahayn Ubuntu iwm.


su'aal wanaagsan mahadsanid


Saxiixa : Soomaali

Somaalaay qarnigeennan
Qudha aan is jarayno
Qaarba qaarka xasuuqi
Qabiil la'isugu faani
Qarankii ka gadoodnay
Quraankii dafirayno
Qarribnoo dhaqankeenni
Qummanaantaba diidney
Haddii aynan qabsoomin
Qaaddirkeenna u laaban
Qolyahaas la halaagay
Qiyaas soow kama raacno?

Abwaan Cabdi Rabbi: Gabayaaga Qarnigan

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
waasuge
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 191
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 113
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : waasuge Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda waasuge

   

Fulin la'aan Jawaabta: Macnaha OS,RAM,ROM

Waxaa la qoray : [ 14-04-2012 ]


su aalo cajiiba iyo jawaabo aanan aqoon oon bartay


Saxiixa : waasuge

Waa sugaan ahaye maxaa cilmi cusub ah.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
booqdaba, dhamaan, garana, hoygan, kasoo, kuwa, layaabka, leh, macnaha, macneheeda, mayo, rabaa, sheego, xubnaha

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Kadig Flashtada Bootable Macnaha Mid ad Software walba ku dubi karto Abdurahman Mohamed Kumbiyuutarka & Internet-ka 3 08-09-2014 10:49 PM
Macnaha rukhsadaha barnaamijyada Afrikaan Kumbiyuutarka & Internet-ka 3 28-05-2013 09:46 AM
macnaha google Soomaali Su'aalaha kumbiyuutarka 9 01-03-2012 09:10 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 01:13 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom