Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada

Golaha Barnaamijyada Waa barnaamijyoda kumbiyuutarradu ay ku shaqeeyaan dhammaantood

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan EnG YaSiN
 
EnG YaSiN

Ma joogo/joogto hadda EnG YaSiN

       
Nambarka Xubinka : 985
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Nov 2013
Wadanka :
ka qayb galka: 48
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : EnG YaSiN Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Muhiim Ma ogtahay in la furay.........

Waxaa la qoray : [ Toddobaad ka hor ]


Assalaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakatuh.

Salaan kadib:

Ma ogtahay in la xarig jaray shabakad cusub taasoo kaa haqbtireeso barnaamijyada aad ubaahantahay ayagoo Free.

Shabakadda magaceedu waa EnG YaSiN Short Tutorials taasoo aad ka heli kartaan barnaamijyadda computerka & Sharaxyo ku saabsan barnaamijyadda, hadaba si aad ubooqoto shabakadda dabinkeedu waa sidan www.engyasin.com

Muuqaalka shabakaddu waa sidan



Mawaadiicda illaa hadda lagu daabacay waxay kala yihiin sidan

1.Dajiso Adobe Photoshop CC 2018

2.Wargalin Muhiim ah.

3.Dajiso Remote Desktop Manager Enterprise 12.5

4.Dajiso Microsoft Project 2016 Professional 64 bit

5.Dajiso windows 10 Version-kii ugu danbeeyay

6.Dajiso Internet Download Manager IDM 6.29 free

7.Sharax || Sida Shicaar looga dhigo 3D

8.Dajiso Adobe Master Collection CC 2017 Offline ISO

9.Dajiso OS-ka Linux Mint

10.WinToHDD 1.1 Enterprise

11.5ta Nidaam Linux ee ugu sareesa Sanadka 2017


Sidoo kale Shabakaddu waxay barta Facebook ku leedahay Page kaasoo dabinkiisu yahay sidan

https://www.facebook.com/engyasinblog/


Shabakaddu waxay kaloo leedahay Telegram Channel kaasoo dabinkiisu yahay

https://t.me/engysn


Waxaan dhamaan aqoonyahayda ka rajeenaynaa in ay sii faafiyaan qoraalkan & dabinada ku jira si ay uga wada faa'iideestaan soomaalida dhamaantooda meel walba ay caalamka ka joogaan.

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Ma ogtahay in la furay.........     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: EnG YaSiN

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : EnG YaSiN

ignorance is a darkness

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: Ma ogtahay in la furay.........

Waxaa la qoray : [ Toddobaad ka hor ]


Maashaa allaahu tabaarak..... Eng Yaasiin horay u socod wanaagsan iyo booqashada oo aannaan kaaga hakran...Ku mahadsanid Eng mar kale


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:35 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom