Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Aqoonta Guud
> Aqoonta Guud

Aqoonta Guud Halkan waxaad ka helaysaa aqoon guud oo ku saabsan sida ugu sahlan ee aad golahan ugaga faa'iidaysan lahayd iyo wixii kale ee aan golaha lagu darin illaa hadda.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Afrikaan
 
Afrikaan
Xubin sare

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

       
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Ma la basaasaa teleefankaaga?

Waxaa la qoray : [ 18-07-2017 ]


A Salaamu Calaykum dhammaan Aqoonyahannada Hoyga Aqoonta

Ma la basaasaa teleefankaaga gacanta?

Waxaan idiin wadaa sidii aad ku ogaan lahayd in lagu basaaso iyo in kale Aqoonyahan.

Sidaad ula socotaanba aqoonyahanno, burcad kumbiyuutareed ma joogsadaan oo meel walba inay galaan bay iska jecelyihiin marka, sida la’isaga difaaco na waa mid gacanta mar walba laguu saaray. Haddaba tirooyinkan hoos ku xusan siday yihiin u geli mid walba sharraxana raac.
Arrintan iyo tirooyinkani waxay aad u khuseeyaan dadka haysta teleefanka gacanta (Smartphone ama Iphone)



*#21#
Tiradani waxay kuu muujinaysaa haddii warqadahaaga iyo aqoomahaagu ama wixii coda iyo faakisba iwm inay aadaan meel kale. Yacni, teleefan kale miyay ku dhacayaan marka adiga laguu soo diro. Marka waxaad ku ogaan kartaa in howlahaas kor ku xusani teleefankaaga ku sugnaanayaan iyo in kale

*#62#


Kulligeenba waan la wada soconnaa haddii qofi teleefan kuu soo diro oo uu markaa xiranyahay meel kale ayaa loo jiheeyaa taasoo ah, qolka codka lagu duubo. Mar mar kalena waxaa loo jihaynayaa qofka ku basaasaya tirade teleefankiisa. Marka tiradan kore ku qor haddii uu kuu soo baxo tirada teleefanka warqadda ee shirkadda aad teleefanka ka qaadatayi wax dhib ahi ma jiraane si nabada ku seexo
.
##002#

Tiradani aad iyo aad ayuu kuugu yahay muhim oo horay ka geli,wuxuuna kaa joojinayaa luuqluuqyada iyo surimmada lagaa soo geli karo. Waana qof walba oo haysta teleefanka loo yaqaan Smartphone.

Intaa wixii ka danbeeya waxaan idin leeyahay aqoonyahankii yaqaanna xeelado kale ha soo bandhigo. Mahadsanidin.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Ma la basaasaa teleefankaaga?     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Afrikaan

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Sheekoole
Nambarka Xubinka : 881
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : May 2012
Wadanka :
ka qayb galka : 45
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : Sheekoole Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Sheekoole

   

Fulin la'aan Jawaabta: Ma la basaasaa teleefankaaga?

Waxaa la qoray : [ 20-07-2017 ]


Mahadsanid Saaxiib. Wax igu maqan ma jiraan kkkkkkk


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aqoonyahanno, bay, burcad, difaaco, gacanta, galaan, geli, haddaba, hoos, iphone, jecelyihiin, joogsadaan, kumbiyuutareed, la'isaga, laguu, luuqluuqyada, raac, saaray, sharraxan, smartphone, socotaanba, teleefankaaga, tirooyinkan, xusan, yihiin
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:36 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom