Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Rukunka Diinta
> Aqoonta Diinta

Aqoonta Diinta Waa rukun lagu bandhigayo Aqoonta culimadeennu ay leeyihiin.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Mowduuc Qiimee Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Maxammed Xamza
 
Maxammed Xamza

Ma joogo/joogto hadda Maxammed Xamza

       
Nambarka Xubinka : 7
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 61
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Maxammed Xamza Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Warqad مبطلات الصلاة waxyaabaha salaada buriya

Waxaa la qoray : [ 02-05-2011 ]


متن أبي شجاع في الفقه الشافعي
كتاب الطهارة
مبطلات الصلاة waxyaabaha salaada buriya

والذي يبطل الصلاة أحد عشر شيئا: الكلام العمد والعمل الكثير والحدث وحدوث النجاسة وانكشاف العورة وتغيير النية واستدبار القبلة والأكل والشرب والقهقهة والردة.
Walaala yaal waxyaabaha salaada buriya waa 11 wax
الكلام العمد 1 hadalka badan oo aad kaska u dhahdo
والعمل الكثير2 dhaqdhaaqa farahabadan
والحدث 3 waysada oo kaaburta
وحدوث النجاسة 4 najaaso kugu dhacda
وانكشاف العورة 5 coowrada oo ku feydanta
وتغيير النية6 niyada oo aad badasho
واستدبار القبلة 7 qiblada oo aad ka jeesato
والأكل 8 waxcunitaan
والشرب 9 salaada dhexdeeda oo aad wax ku cabto
والقهقه 10 qosol aad laimaato salaada dhexdeeda
والردة11 diinta oo lagaboxo alle ayaan kamagangalnaye
5وانكشاف العورة?????
walaalayaal waxaan ku wargalineyna dhamaan dhalinyarada somaliyeed in ay iska

fiiriyan salaada markay tukanayaan waayo waxaa dhacda in ay feydanto wocradoodu

inta ay salaada ku dhex jiraan marka aay rukuucsanahay kana faydanto dhabarka
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : مبطلات الصلاة waxyaabaha salaada buriya     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Maxammed Xamza

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Naq مبطلات الصلاة waxyaabaha salaada buriya

Waxaa la qoray : [ 02-05-2011 ]


Maashaa'allaah. Ajar allaha kaa siiyo.
Mahadsanid saaxiib.


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 265
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Naq مبطلات الصلاة waxyaabaha salaada buriya

Waxaa la qoray : [ 02-05-2011 ]



fiiriyan salaada markay tukanayaan waayo waxaa dhacda in ay feydanto wocradoodu

inta ay salaada ku dhex jiraan marka aay rukuucsanahay kana faydanto dhabarka


Weliba kuwa moodada la socda.Mahadsanid Muude

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Naq مبطلات الصلاة waxyaabaha salaada buriya

Waxaa la qoray : [ 02-05-2011 ]


iinta oo lagaboxo alle ayaan kamagangalnaye


Ilaahay diinta nagama saaro illayn isagaa
inoo doortaye. Alxamdu lillaah.

Mahadsanid ajarna allaha kaa siiyo.

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Maxammed Xamza
Sawirrada summadaysan Maxammed Xamza
Nambarka Xubinka : 7
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 61
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Maxammed Xamza Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Maxammed Xamza

   

Fulin la'aan Naq مبطلات الصلاة waxyaabaha salaada buriya

Waxaa la qoray : [ 02-05-2011 ]


walaalayaal idin kaa mudan dhamaantiin ilaah hanaga dhigo kuwii ku walaalooway diinta islaamka


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aad, badan, buriya, dhahdo, hadalka, kaska, oo, salaada, waa, walaala, waxyaabaha, yaal
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc Qiimee mowduucan
Qiimee mowduucan:

Talooyinka ka qayb qaadashada
Mowduuc cusub waad ku dari kartaa
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Faylal ma raacin kartid
Waad awooddaa Inaad ka qaybgalkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
waajinimada salaada jimce Albukhaari Aqoonta Diinta 9 05-07-2012 09:56 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 11:53 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom