Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada

Golaha Barnaamijyada Waa barnaamijyoda kumbiyuutarradu ay ku shaqeeyaan dhammaantood

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
 
Halyeyga Afrika

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

       
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka: 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Qiimo Badan Ciil ma ku badaa kumbiyuutarku

Waxaa la qoray : [ 28-12-2014 ]






Mar mar kumbiyuutarku ciil ma ku badaa?

Ma tahay dadka aan kumbiyuutarka si fiican u aqoon laakiin, hadda ku dadaala?



Ma rabtaa inaadan ku dhibaatoon hagaajintiisa oo aadan meelaha lagu sameeyo geyn?





FixWin Waa barnaamij kaa gacan qabanaya dhibaatooyinka yaryar ee aan

u baahnayn inaad meelaha lagu hagaajiyo geyso.

Barnaamijkan waxaa loogu tala galay dadka adeegsada Windows 7 iyo Vista.

Barnaamijkani uma baahna inaad kumbiyuutarka ku shubto balse wuxuu kaa rabaa

markaad dejiso inaad furtid galka Winrarka ah markaana riixdid (FixWin v 1.2.exe)

Markaana shaashaddan oo kale ayaa kuu soo baxaysa. Ka dooro waxa ay kula tahay dhibtay

keentay. Markaana riix Qoraalka (Fix) adigoo midba mar gujinaya. Markaad dhammaysidna tan

ku xiga ku sii wad oo kumbiyuutarka soo shid isagaana ku weydiinaya barnaamijkuye.




Sawirkan labaadi waa midaan ka doortay Qalabka Nadaamka (System Tools)

Taasoo u badan in qaladyadu badankooda ka yimaadaan.





Barnaamijkan waxaaad kala degi kartaa halkan hoose adoo gujinaya


Halkaneeeeeeeeeeeeeeeeeeey


Waxaan idiin rajayeeyaa waa caafimaad qab iyo horay u socod joogta ah.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Ciil ma ku badaa kumbiyuutarku     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Halyeyga Afrika

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
EnG YaSiN
Sawirrada summadaysan EnG YaSiN
Nambarka Xubinka : 985
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Nov 2013
Wadanka :
ka qayb galka : 48
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : EnG YaSiN Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda EnG YaSiN

   

Fulin la'aan Jawaabta: Ciil ma ku badaa kumbiyuutarku

Waxaa la qoray : [ 30-12-2014 ]


Hagaag sxb waad wanaajisay waxaana rajeenayaa in barnaamijkaan uu aad u anfici doono aqoonyahanada.


Saxiixa : EnG YaSiN

ignorance is a darkness

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: Ciil ma ku badaa kumbiyuutarku

Waxaa la qoray : [ 30-12-2014 ]


Farxad weyn ayay ii tahay Eng Yaasiin jawaabtaadani. Ee su'aal Injinneer ayaamahan laguma arage illaa xaggee. Aad baan mar kale kaaga mahad celin jawaabaha kalen waan sugayaa.

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
EnG YaSiN
Sawirrada summadaysan EnG YaSiN
Nambarka Xubinka : 985
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Nov 2013
Wadanka :
ka qayb galka : 48
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : EnG YaSiN Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda EnG YaSiN

   

Fulin la'aan Jawaabta: Ciil ma ku badaa kumbiyuutarku

Waxaa la qoray : [ 01-01-2015 ]


Sxb mashquulaadkaa iska badnaa mar ayaan si fiican usheekeesan doonnaa..


Saxiixa : EnG YaSiN

ignorance is a darkness

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aqoonin, baahnayn, badaa, ciil, dadaala, dhibaatoon, dhibaatooyinka, fiican, fixwin, gacan, geyn, geyso, hagaajintiisa, hagaajiyo, inaadan, ku, kumbiyuutarku, lagu, ma, mar, meelaha, qabanaya, sameeyo, si, yaryar
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Wakhti dheer ma qaataa markuu soo shidmayo kumbiyuutarku? Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada 4 27-01-2014 09:02 PM
Yuusan kumbiyuutarku kaa istaagin Rooble Golaha Barnaamijyada 7 22-06-2012 01:50 PM
Ciil iyo Caloolyoow! Hassan hashi Gabayada 9 07-12-2011 10:54 AM
Siduu kumbiyuutarku ahaa u celi Afrikaan Kumbiyuutarka & Internet-ka 12 14-08-2011 05:25 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:52 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom