Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada

Golaha Barnaamijyada Waa barnaamijyoda kumbiyuutarradu ay ku shaqeeyaan dhammaantood

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Afrikaan
 
Afrikaan
Xubin sare

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

       
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Hadiyad Barnaamij bilaashoo kuu nadiifin kumbiyuutarka

Waxaa la qoray : [ 07-12-2014 ]


A salaamu calaykum.

Dhammaan waad salaamantihiin khayr oo dhanna allaha ina waafajiyo. Aamiin

Barnaamij bilaash ah oo nadiifinaya kuuna dheeraysiinaya kumbiyuutarka.

Master Clean


Horay waa loo soo bandhigay barnaamijka Ccleaner isaguna ma'ahayn bilaash kanise

wuu u dhigmaa wuxuuna dheeryahay bilaashnimada, waana wax isku qabad 100%

Muuqaalkiisu waa sidan aad hoos ku aragtid.






Sidaad sawirka hoose ku aragtid riix badhanka/galuuska Scan Now





Siduu howsha u wadayona waan idiin sawiraye waa sidan.






Howsha siduu u wado OO UU baarayo sidan kuu soo baxaysaa horayna ka riix Close And

Clean sidaad sawirka hoose ku aragtid.





Haddiise aad mar kale u baahantahay Riix Scan mar kale waana aragtaa aqoonyahan

inuu eber iiga dhigay






Haddaba la soco barnaamijkani inuu yahay mid aad iyo aad aad u danaynaysid una

baahanyahay kumbiyuutarkaagu ee

talo iga qaadoo la deg adoo riixaya dabinkan hoose waana boggiisa rasmiga ah waana

intuusan lacag noqon.



http://pc001.update.www.cmcm.com/fil...aster_12_1.exe




Halkanna boggaan u saarnay waanad kala degi kartaa

http://downloads.ziddu.com/download/...aster.rar.html


Aqoonyahan wixii intaa dheer oo aad uga baahato barnaamijkan oo faah-faahina fadlan
iimeelkan ku soo dir iyo wixii su'aalaba

Hoyga@barnaamij.com

Waxaan kuu rajeeyaa aqoonyahan waa horumar joogto ah.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Barnaamij bilaashoo kuu nadiifin kumbiyuutarka     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Afrikaan

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Barnaamij bilaashoo kuu nadiifin kumbiyuutarka

Waxaa la qoray : [ 08-12-2014 ]


Run ahaantii waa barnaamij heer sare ah ku mahadsanid sxb

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Barnaamij bilaashoo kuu nadiifin kumbiyuutarka

Waxaa la qoray : [ 08-12-2014 ]


Ku mahadsanid barnaamijkan run ahaantii iiga fiican kan ccleaner oo karaag u baahan fayruus badanna wata

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Yaasiin
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 858
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Dec 2011
Wadanka : barnaamij.com
ka qayb galka : 127
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Yaasiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Yaasiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Barnaamij bilaashoo kuu nadiifin kumbiyuutarka

Waxaa la qoray : [ 09-12-2014 ]


Barnaamij in lagaaga mahad naqo mooyee wax kale aan rabin waanad ku mahadsantahay


Saxiixa : Yaasiin

Ninkii dhuumanaayee
dhabarkiisu muuqdee
dhakhso loo ogaadaa
sidiisi ka dhigantoo

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Ma qorna
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: Barnaamij bilaashoo kuu nadiifin kumbiyuutarka

Waxaa la qoray : [ 20-01-2015 ]


saxiibayaal barnaamijkaan waan igaga fujiseen oo wan raadinaayeye mahadsanidiin sxiibayal


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: Barnaamij bilaashoo kuu nadiifin kumbiyuutarka

Waxaa la qoray : [ 17-04-2015 ]


Horta aan idiin warramee maalintay baahi i qabataan ka raadshaa barnaamijkaan u baahdo hoygan cajiiiiiib... Mana ka waayo amuuraha ilaahay. Aad iyo aad ayaan idiinka mahadcelin dhammaan inta barnaamijyada soo gelisa oo dhan. Halkaas ka wada howsha.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
100%, bandhigay, bilaash, bilaashnimada, ccleaner, clean, dheeraysiinaya, dheeryahay, dhigmaa, isaguna, isku, kanise, kumbiyuutarka, kuuna, ma'ahayn, master, nadiifinaya, qabad, waana, waxuuna
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Barnaamij kuu jarjaraya maqaloo dhan Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada 4 12-02-2014 05:18 PM
Barnaamij kuu kala soocaya fannaanka iyo muusiggiisa. Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada 4 22-11-2013 05:24 PM
Barnaamij ku shub kumbiyuutarka Halyeyga Afrika Kumbiyuutarka & Internet-ka 11 08-07-2012 02:28 PM
Sida ugu sahlan ee kumbiyuutarka loo demiyo barnaamij la'aan. Yaasiin Kumbiyuutarka & Internet-ka 4 22-06-2012 02:57 AM
Barnaamij walba si sahlan uga tir-tir kumbiyuutarka Halyeyga Afrika Kumbiyuutarka & Internet-ka 14 23-08-2011 02:12 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:53 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom