Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Aqoonta Guud
> Su'aalaha iyo jawaabaha Hoyga

Su'aalaha iyo jawaabaha Hoyga Halkan waxaa la'isku weydiin karaa su'aalaha kala duwan ee Hoyga aan lagu bandhigin.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
 
Halyeyga Afrika

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

       
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka: 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Shuruudaha su'aalaha

Waxaa la qoray : [ 25-02-2012 ]


In la'isku weydaarsado su'aalaha fudud ee aqoon kororsiga ah oo deg-degga ah, xubnaha kalena uga soo jawaabaan iyada oo la'adeegsanayo oo la'iska kaashanayo aqoomaha kala duwan ee la leeyahay ee aan u baahnayn qoraal dheer in laga bixiyo. Qof walba inta su'aal ee uu rabo wuu soo weydiin karaa laakiin, qoraal walba waa inuu su'aal keliya lahaado. Kuwa booqashada ku yimaada ma hal'abuuri karaan su'aalo ee way ka jawaabi karaan kormeerayaasha ayaa u xilsaaran inay jawaabtaas oggolaadaan haddaysan jebinayn shuruudaha u yaalla howya. Aqoon furan.Maammulka Hoyga Aqoonta.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Shuruudaha su'aalaha     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Halyeyga Afrika

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
mohamed ismakiik
Nambarka Xubinka : 860
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jan 2012
Wadanka :
ka qayb galka : 13
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : mohamed ismakiik Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda mohamed ismakiik

   

Fulin la'aan Jawaabta: Shuruudaha su'aalaha

Waxaa la qoray : [ 27-02-2012 ]


asxabey wan idin salamay wallay salan qaliyah 100/100
madam an idin ka maq na isbuc yadan
ha iga xumanini wall waxan ku maq naa safar
hana wada shaqay si wanag san ok


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
shuruudaha, weydaarsado

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Shuruudaha Rukunka Diinta shireciise Aqoonta Diinta 0 25-03-2011 06:53 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 06:21 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom