Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada sharraxan

Golaha Barnaamijyada sharraxan Waxaad ka Helaysaa Barnaamijyo ay sharxeen Aqoonyahanada

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Rooble
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda Rooble

       
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

Waxaa la qoray : [ 24-06-2014 ]


Horta salaamu calaykum ilaahayna waxaan ka baryi in soonka ilaah ina wada gaarsiiyo inoona danbi dhaafo aamiin.

Barnaamijkan dorraad aan soo bandhigay ayaan maanta ku xijinayaa sharrixiisa idinka oo mahadsan dabinkiisiina waa kan aan ku bandhigay

illaa haddana jawaabuhu ma badna waa layaab xataa hadduusan idin cajabin soo dacwooda sow ma oran??????

http://www.barnaamij.com/vb/showthread.php?t=661

Sidaad horay u aragtayba aqoonyahan muuqaalkiisa 1aadi waa sidan




Ma sharraxayo Icon changer sababtoo ah sharrax kooban ayaan ka dhiibtay markaan barnaamijka soo diyaariyey.

Haddaba saxanka beddelaysid khaanadda kore ku qor, kanaad ku beddelasona sheeg haddii ay badanyihiin sida sawirka hoose oo kale.





Drive Info waa wixii ku khuseeya saxanka oo uu faahfaahin dheeraada kaa siinayo.




Drive Hide waa saxanka qaybtaad u baahantahay qarintiisa



Folder Icon waa sawiraad ku beddelayso saxanka qaybihiisa kala duwan sida c,d,e iyo wixii la mida oo kuugu jira. Sawirkaas ood ku samayn karaysid

bogga aan horay u xusay mar kalena waa kan http://converticon.com/



Folder Watcher waa kan kuu ilaalinaya gal haddaad u baahantahay inaad ogaato wixii laga beddelay.



Folder Watcher. Samee gal oo ilaali



Folder Watcher. Ilaali oo eeg markaad fayl ku dhex hal abuurtid sida uu isu beddelayo



Folder Watcher. Ma'aragtaa siduu u beddelmay oo kuugu sheegayo wixii laga beddelay.



Settings. Wixii ku saabsan sida, casriyayni hadday jirto ayaad la soo degi



Waxaan ilaahay ka baryi inaan asiibay hadafkaan lahaa uuna idin anfaco sharrax idinku filanna idiin soo diyaariyey.
Wixii aan qalad ka geystay waa aniga iyo shaydaan, intaan asiibana waa mid ilaahay ila kulansiiyey. Waxaan idiin rajaynayaa caafimaad qab iyo
in ilaah inoo danbi dhaafo. Aamiin.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Rooble

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

Waxaa la qoray : [ 24-06-2014 ]


Dadaalkan aad samaysay labadan maalmood anigu waxaan kugu soo dhawayn qiimaynta ugu fiican. Sharax heer sare ah Rooble

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 265
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

Waxaa la qoray : [ 25-06-2014 ]


Aad baan uga helay sidaad wax u qortay,waxaanan kuu rajaynayaa horumar

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

Waxaa la qoray : [ 25-06-2014 ]


labada meeloodba inaan kajawaabo xaqbaad uleedahay


Saxiixa : faysal22

hamabalyaan u dirayaa

lamaanaha is doortee

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
kibirley
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan kibirley
Nambarka Xubinka : 45
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 207
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : kibirley Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda kibirley

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

Waxaa la qoray : [ 26-06-2014 ]


Sharrax loo hagar baxay wuu u egyahaye iga guddoon salaan qaaliya iyo inaan ku dhaho mahadsanida


Saxiixa : kibirley

Ilaahow wixii afkayga ku hadla Cisee (Adaa Casiis ahe)

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
EnG YaSiN
Sawirrada summadaysan EnG YaSiN
Nambarka Xubinka : 985
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Nov 2013
Wadanka :
ka qayb galka : 47
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : EnG YaSiN Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda EnG YaSiN

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

Waxaa la qoray : [ 03-07-2014 ]


kumahadsanid waa sharax aad u wacan


Saxiixa : EnG YaSiN

ignorance is a darkness

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
Cali Axmad
Sawirrada summadaysan Cali Axmad
Nambarka Xubinka : 955
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2013
Wadanka :
ka qayb galka : 20
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Cali Axmad Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Cali Axmad

   

Fulin la'aan Jawaabta: Sharraxa U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto

Waxaa la qoray : [ 04-07-2014 ]


sharax wanagsan alaha kaa abaal mariyo


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aan, ah, ayaan, bandhigay, barnaamijka, barnaamijkan, beddelaysid, changer, dhiibtay, diyaariyey, dorraad, haddaba, icon, khaanadda, kooban, ma, maanta, markaan, sababtoo, saxanka, sharrax, sharraxayo, sharrixiisa, soo, xijinayaa
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
intaadan iibin saxanka jiire!!! xuseen Kumbiyuutarka & Internet-ka 5 07-07-2014 03:13 PM
U xukun saxankaaga jiire sidaad u rabto Rooble Golaha Barnaamijyada 6 26-06-2014 11:21 PM
Halkan Ka dejiso software walbo aad Rabto Abdurahman Mohamed Golaha Barnaamijyada 13 15-01-2014 11:53 AM
Saxannada jiire qari Amiin Golaha Barnaamijyada 3 04-05-2013 11:42 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 11:00 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom