Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada

Golaha Barnaamijyada Waa barnaamijyoda kumbiyuutarradu ay ku shaqeeyaan dhammaantood

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
 
Halyeyga Afrika

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

       
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka: 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan barnaamijyada xoog u sheego

Waxaa la qoray : [ 09-06-2014 ]





Barnaamijyada xoog u sheego


Revo Uninstaller

Sidaynu ula soconnaba kumbiyuutar barnaamijyo la'aan wuxuu yahay maleh!

Iyagaana ka dhiga kumbiyuutarka aalad qiimo leh loona adeegsan karo

habab kala duwan oo tiro badan. Mar mar baa jirta aynu la soo degno barnaamijyo

aan ku habboonayn kumbiyuutarka aynu markaas adeegsanayno oo qalad badan sameeya.

Lagana yaabee barnaamijyadaas qaarkood inay fiicnaayeen laakiin, aadan u baahnayn hadda

oo aad ka daashey marka waa inaad ka tuurtaa kumbiyuutarka. Ka tuuristiisuse qalad buu

geystaa ama qaarbaa kumbiyuutarka ku dhega oo aadan awood u helin aad ka tirtiristiisa.

Markaas waxaad u baahantahay barnaamijyo howshaas kaa fuliya illeen ka tuurista barnaamijku ma'aha sida fayl iyo gale

Tan kalese haddaad tir-tiri weydo barnaamij waxaad u baahantahay inaad khibrad u leedahay sida looga tirtiro Registery-ga.

Haddaba barnaamij wuu jiray horay loogu soo bandhigay halkan illaa hadda waan adeegsadaa kanse waxaan

kaga sii jeclaaday ma'aha midaad kumbiyuutarka ku shubayso ee waa kii danbiisha ahaa ama la site (Portable).

Faallo yar aan kaa siiyo.

waa barnaamij waxa ku jira kumbiyuutarka oo dhan albaabka kuu soo dhigaya markaad shiddidba sida sawirkan hoose.

Waa kan muuqaalkiisa guud.



Markaana waad u xoog sheegan kartaa mid walba oo aad ka tuuraysid kumbiyuutarka (Delete).



Faa'iidada uu leeyahay waa marka aad barnaamijka ka tuurto

kumbiyuutarka markaba wuxuu kaa daba geyn xididdaduu lahaa wuxuuna ku sheegayaa inta lugood ee uu ku lahaa.


Barnaamijku intaas ma'aha howsha uu qabto ee way ka badantahay laakiin goobtan baan ahayn goobtii sharraxa

barnaamijka ee waa bandhigis haddiise, aad soo codsato sharraxiisa oo aad fahmi weydo waan soo dhigi sharrixiisa oo

kooban mase u malaynayo inuu sidaa kuu dhibi doono.

Sharrax yar aan idinka siiyo iyo anoo tir-tiraya barnaamij run ahaantii si xad dhaafa ii dhibay oo an ka quustay tir-tiristiisa

anoo ku tijaabinayana barnaamijkan waan idiin soo sawiray. Waanan ku guulaystay oo waa Alxamdu lillaah.


Markaa shaashaddan baa kuu soo baxaysa ee sawirka raac sharrixiisa








Xoogaa sug intuu ka dhammaynayo howsha





La soco oo Ok riix










Markay shaashaddan hoose kuu soo baxdo waxaad riixdaa oo ku celcelisaa Enter (Inter)illaa uu ka gaarayo 100%












Isagoo danbiila (Portable) halkan kala deg
http://www.revouninstaller.com/downl...e-portable.php


Isagoo dhammaystiranna halkan
http://www.revouninstaller.com/start..._download.html


Halkanna anaa idiin saaray waana haddii ay beddelaan kuwa sare

http://downloads.ziddu.com/download/...table.rar.html

Ha'illaawin inaad ra'yigaaga kaga dhiibato feysbook-ga xataa haddaadan ka helin.
Sidaa iyo is maqal danboo xiisa leh iyo jawaabaha oo aydaan la bakhaylin sababtana waad ogtihiinoo diyaarinta mashruucu wax sahlan maaha maalmana way iga qaadatay.
A Salaamu Calaykum.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : barnaamijyada xoog u sheego     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Halyeyga Afrika

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: barnaamijyada xoog u sheego

Waxaa la qoray : [ 10-06-2014 ]


Barnaamij heer sare ah run ahaantiina sharraxa aad sheegayso in la soo codsado umaba baahna oo sidan buuba ku sharraxanyahay. Mahadsanid

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: barnaamijyada xoog u sheego

Waxaa la qoray : [ 10-06-2014 ]


Maashaa'allaah Halyeyga barnaamij heer saraa iga dheh


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Maxamed Axmed
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: barnaamijyada xoog u sheego

Waxaa la qoray : [ 30-01-2015 ]


Waxaan hoygan uga faa iidaystay si lama filaana waanan idiinka mahadcelin dhamaan inta kahowl gasha.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aalad, adeegsan, adeegsanayno, barnaamijyadaas, dhiga, duwan, habab, habboonayn, iyagaana, karo, kumbiyuutar, la'aan, lagana, loona, maleh, markaas, qaarkood, qalad, qiimo, saaray, sameeya, soconnaba, ula, yaabee, yahay
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Macnaha rukhsadaha barnaamijyada Afrikaan Kumbiyuutarka & Internet-ka 3 28-05-2013 09:46 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:46 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom