Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Kumbiyuutarka % Internet-ka
> Kumbiyuutarka & Internet-ka

Kumbiyuutarka & Internet-ka Waxaa ku jira wixii ku saabsan kumbiyuutaka iyo internet-ka wixii looga shaqayn lahaa..

Mowduuc xiran
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
 
Halyeyga Afrika

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

       
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka: 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Ma gaabiyaa kumbiyuutarkaagu?

Waxaa la qoray : [ 21-02-2011 ]


See baadse uga dhigi kartaa mid dheereeya mar walba.

Bismillaah

Si'aynu uga dhigno orodka kumbiyuutarka mid intii hore ka dheereeya oo ah siduu markii windows-ka keliya lagu shubay oo kale...
Aynu Sharraxa bilowno...
Marka hore Riix (Start) Ku xiji (Run) Shaashad yar baa kuu soo baxaysa kuna qor::: ( Msconfig ) Sida sawirka:::





Hadda marka sharraxa sawir raac.....



======================================== ==================
Habka Labaad:::Waa in dhowrkii maalmoodba mar aad samaysaa)) Makra hore riix lago goor(My Computer)Hadhowna (C:/) Farta Midig ku dhufo,hadhowna tag (Properties)Sida sawirkan.



Sawirkan oo kale ayaa kuu soo baxaya... horay u raac...





Markuu meel dhexe marayo ayuu ku weydiin su'aalahan yar ee sawirkan hoose ku xusan... Hubina faylasha aad markaa tir-tirayso inay yihiin dhammaantoodna dooro oo tir-tir haddaad rabtid..




Markuu dhammeeyo su'aalo yar-yar ayuu ku weydiin... sida ma rabtaa inaad kumbiyuutarka soo shiddo si'uu wuxuu beddelay uu u fuliyo..
Waxaan idiin rajaynayaa faa'iido. Aqoontiinnuna ogaada inay qeerkiin u tahay wax ku'ool

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Ma gaabiyaa kumbiyuutarkaagu?     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Halyeyga Afrika

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Maxammed Xamza
Sawirrada summadaysan Maxammed Xamza
Nambarka Xubinka : 7
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 61
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Maxammed Xamza Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Maxammed Xamza

   

Fulin la'aan

Waxaa la qoray : [ 07-03-2011 ]


salaamo caleekum warax matulaahi wabarakaato


aad iyo aad ayaan ugu helay muwduucaa/n wana ka faa `ideestay waadna ku mahad san tahay

 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: Ma gaabiyaa kumbiyuutarkaagu?

Waxaa la qoray : [ 03-03-2013 ]


Casharkan horay uma arag marka inaan ka jawaabo soo maaha maadaama aan ka helay oo uu i anfacay waad ku mahadsantahay


 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 366
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: Ma gaabiyaa kumbiyuutarkaagu?

Waxaa la qoray : [ 03-03-2013 ]


Maashaa'allaah


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Mowduuc xiran

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
computer, dhowrkii, dhufo, farta, habka, hadhowna, hore, intii, kumbiyuutarka, labaad, maalmoodba, mar, marka, mid, midig, orodka, properties, raac, riix, samaysaa, sawirkan, si'aynu uga dhigno, sida, tag, waa
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 02:12 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom