Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Kumbiyuutarka % Internet-ka
> Su'aalaha kumbiyuutarka

Su'aalaha kumbiyuutarka Wixii aad u baahantahay oo dhibi kaa haysato ku soo weydii ama aad rabto inaad barato oo ku saabsan kumbiyuutarka iyo internetka.

Mowduuc xiran
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan ruunyarey
 
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

       
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka: 209
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan calaamadii start baa maqan

Waxaa la qoray : [ 20-12-2013 ]


asxaabay waxaan soo gatay pc cusub oo windows 8 ah mana laha calaamadii start ee see loo helaa?
mahadsanidiin
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : calaamadii start baa maqan     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: ruunyarey

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
durdurkow
Nambarka Xubinka : 202
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 60
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : durdurkow Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda durdurkow

   

Fulin la'aan Jawaabta: calaamadii start baa maqan

Waxaa la qoray : [ 20-12-2013 ]


wlaaahi anoo is leh qor baan arkay adoo weydiiyey kheer alaha kusiiyo ruunyarey ee malasoo jawaabi doonaa yay su,aashu taagantahy kkkk


 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: calaamadii start baa maqan

Waxaa la qoray : [ 20-12-2013 ]


Ruunyarey adoo mahadsan qoraalka meeshaad ku bandhigayso u fiirso. Taasi waa mid. Tan kale Halkan kala dag oo sida barnaamijyada setup loogu shubo ugu shub.

Dabinkan Hoose riix

http://download.windows8startbutton....uttonSetup.exe

Waa howl aad u fudud. Adna ku soo dhowow durdurkow waa dadka la waayaye.

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 209
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Jawaabta: calaamadii start baa maqan

Waxaa la qoray : [ 21-12-2013 ]


Maxaan ka aqaan meelaan ku bandhigo dhibaa ihaysatee.. mahadsanid halyeyga waad igacan qabatay runtiiye.mahadsanid


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 367
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: calaamadii start baa maqan

Waxaa la qoray : [ 21-12-2013 ]


Waa la xiray mar haddii dhibtii la xalliyey. Aw Guuriyo dhammanatiin

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Mowduuc xiran

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
asxaabay, bandhigayso, barnaamijyada, calaamadii, cusub, fiirso, gatay, halkan, kale, laha, loogu, mana, meeshaad, mid, pc, qoraalka, setup, shub, shubo, taasi, waxaan, windows

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Gabay(Isku maqan) Saciid Muuse (ustaadka) Gabayada 1 15-10-2014 08:32 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 01:36 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom