Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Istuudiyaha Sawirada
> Sawirrada

Sawirrada Sawirrada nooc walba waa lagu soo bandhigi karaa halkan.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Sheekoole

Ma joogo/joogto hadda Sheekoole

       
Nambarka Xubinka : 881
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: May 2012
Wadanka :
ka qayb galka: 45
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : Sheekoole Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Dhismaha guugal 2016

Waxaa la qoray : [ 04-11-2013 ]


[I][B][COLOR="Red"][SIZE="3"]Salaamu Calaykum
Dhismaha guugal u dhisayso shaqaaleheeda

si'ay u howl galaan iyaga oo raaxaysanaya.

Waxaa lagu yaqaan guugal inay tahay shirkadda

dadka kumbiyuutarka ku fiicani ay aad u jecelyihiin inay

maalin maalmaha ka mid ah ka shaqeeyaan. Sababtuna waa

shirkadda oo markaad shaqo qaban kartoba aad qabanayso, haddii aadan

markaa qaban karin oo aad kaba soo qaad habeenkii soo jeedday jiif bay leedahay

oo waad seexan markaad soo toostana howshii lagaa rabay baad qabanaysa....



Marka shirkaddu 2016 ayay dhismahan siday rajaynayaan dhammaynayaan. Waxayna ka dhisayaan

magaalada Landhan. Ka bogasho wanaagsan sawirradan ogowna aniga maahi injinneerka hindisaye la soco.







































Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Dhismaha guugal 2016     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Sheekoole

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 367
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: Dhismaha guugal 2016

Waxaa la qoray : [ 04-11-2013 ]


Su'aashaydaa waxay tahay meeshan ma ladagayaa mise waa lagu shaqayn???? Waanan kuu mahad naqayaa..


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 209
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Jawaabta: Dhismaha guugal 2016

Waxaa la qoray : [ 04-11-2013 ]


marka hore mahadsanid qoraalkaan meelan ku arakay maaqaane sawiradaa i dheer hadda dhisme qurux badan.


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aad, dhisayso, dhismaha, fiicani, galaan, guugal, haddii, howl, inay, iyaga, jecelyihiin, kartoba, ku, kumbiyuutarka, maalin, maalmaha, markaad, qabanayso, raaxaysanaya, sababtuna, shaqaaleheeda, shaqeeyaan, shaqo, shirkadda, waa

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 10:13 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom