Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Barnaamijyada
> Golaha Barnaamijyada

Golaha Barnaamijyada Waa barnaamijyoda kumbiyuutarradu ay ku shaqeeyaan dhammaantood

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Afrikaan
 
Afrikaan
Xubin sare

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

       
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Barnaamijka Service Manager

Waxaa la qoray : [ 14-09-2013 ]


Salaamu Calaykum.

Salaantaas ka dib horta aqoonyahan sow ma caafimaad qabtid?. Allaha kugu

xafido caafimaad qabkaas. Aaamiiin.


Barnaamijkan Service Manager.

Mar mar ma'is weydiisaa muxuu kumbiyuutarku la gaabiyaa????????

Oo calaamad su'aaluhu ma kugu bataan??


Xalku waa kan iyo barnaamijkan.

Sababtuna waa: Windowska marka kumbiyuutarka lagu shubu waxaa la socda

barnaamijyo badan oo aynaan adeegsan. Adeegsaduhu ha'ahaado mid caadiya

ama mid boroofishinaalaba.


Barnaamijyadaasi waxay ku samaynayaan xasuusta kumbiyutarka inay qaybo

badan ka adeegsadaan. Masalan: Sida adiga oo wax ku akhrisanaya meel buuq badan

marba eray aadan u baahnayn ayaa dhagtaada ku dhacaya oo laga yaabaa sadarkaad

maraysay inaad illowdo. Marka ka soo qaad kumbiyuutarka facebook,barnaamij.com

yuutiyuub, iyo waxyaabo kale ayaad ku hadlaysaa sow kuma qasbana inuu is istaago?

Jawaabtu waa haa. Waayahay haddaba intaasoo dhan markaad furto oo barnaamijyo

aan faa'iido kuu lahayn oo kumbiyuutarka ku jira iyana shaqaynayaan

maxay kula tahay in aaladdani samayn karto aan ka'ahayn kulayl iyo inay is hakiso.

Haddaba barnaamijkani waa u xal waana bilaash.

Waxaan ugaga helay barnaamijkan, markaad shiddo si toosa ayuu u joojin

inta aadan u baahnayn. Haddii aadse u baahato kaba soo qaad kuwa uu joojiyey

inaad mid ka mid ah shiddo farta jiirka inta kor geysid farta midig ku guji

ka codso (Start this service) oo hadhowna hoos u soo deg wax yar oo riix

(Refresh) waxaad arki inuu markiiba shiday.


Muuqaalkiisuna waa sidan





Barnaamijkani wuu ku shaqaynayaa dhammaan Windows oo dhan laga bilaabo.

XP, Vista, 7, 8




Halkan kala deg oo ah weliba shirkaddii samaysaya.

Halkan kala degeeeeeeeeeeeeeeeeey.




Waxaan kuu rajeeyaa aqoonyahani waa horumar joogto ah.Salaamu Calaykum
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Barnaamijka Service Manager     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Afrikaan

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Barnaamijka Service Manager

Waxaa la qoray : [ 15-09-2013 ]


Maashaa'allaah mahadsanid Afrikaan


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
kibirley
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan kibirley
Nambarka Xubinka : 45
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 207
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : kibirley Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda kibirley

   

Fulin la'aan Jawaabta: Barnaamijka Service Manager

Waxaa la qoray : [ 15-09-2013 ]


dadaalkan waa ku mahadsantihiin


Saxiixa : kibirley

Ilaahow wixii afkayga ku hadla Cisee (Adaa Casiis ahe)

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 210
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Jawaabta: Barnaamijka Service Manager

Waxaa la qoray : [ 26-01-2015 ]


si fiicanuu ii anfacay mahadsanidin asxaabta


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aamiin, adeegsan, allaha, aqoonyahan, aynaan, barnaamijyadaasi, bataa, caafimaad, calaamad, gaabiyaa, horta, kugu, manager, qabkaas, qabtid, refresh, salaantaas, service, shirkaddii, shubo, sow, weydiisaa, windowska, xafido, xalku
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:57 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom