Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Aqoonta Guud
> Aqoonta Guud

Aqoonta Guud Halkan waxaad ka helaysaa aqoon guud oo ku saabsan sida ugu sahlan ee aad golahan ugaga faa'iidaysan lahayd iyo wixii kale ee aan golaha lagu darin illaa hadda.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Abdurahman Mohamed
 
Abdurahman Mohamed

Ma joogo/joogto hadda Abdurahman Mohamed

Nambarka Xubinka : 968
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Jun 2013
Wadanka : Dulkayga hoyo
ka qayb galka: 37
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Abdurahman Mohamed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Warqad Taloyin ku Wajahan Walaalaha Mamulka Iyo kuwa Xubnaha ka ah Shabakada

Waxaa la qoray : [ 25-06-2013 ]

Allaha caalamka ayaa mahad oo dhan leh, naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha haato Nabi muxammad ehelkiisa iyo axbaatiisa dhammaantood. Intaas ka dib:

Ikhwania fillah xalkina ka warama insha allah khayr ayaan idhin rajeenaya Alhamdulilah dhankayga wan ladanahay

Walaalayal horta inta aan mawduca gudo gelin waxa mahad naqaya walaalaha hoygan ino asasay si ummada somaliyed ugu kulanto run ahanti muntad ama forum waxa lo isticmala in lagu kala faidesto badanki waxa forums ama muntayadkan o kale isticmala melaha wax laga barto iyo dhalinyarada si ay ugu wada hadlan afkartoda kala duwana kuso gudbiyn kuna kala faideestan hadaba ummada somaliyed waa ku yaryihiin sida wada ognahay sido kale xata badanki in yar moye waxba kama taqan forum ama muntad waxa la dhaho ama isticmaalkisaba shakhsi ahan anigu waxan u arka inu faido leyahay wayo wuxu saidinaya in lagala faideesto badanki dadka somalidu waxa ay isticmalan facebook kaso aan wax faido badan kaso gelin kaliya waxa ay ka helan waa wakhti lumis!!

Hadan inta kaga so gudbo forum wuxu yahay oo an ka hadlo forum aynu hada isticmalyno ee hoyga aqoonta run ahanti waxan oran kara waa talabo muhim oo aynu ku dhaqaqnay taso inoso kordhin karaysa ama ino hor marinaysa in aynu sameen karno ama abuuri karno bulsho somaliyed oo isku xiraan marka internetka joogan sido kalena kala faidesta oo an wakhtigoda ku lumin bila macne.
waxan jeclestay dor arrimod in aan u ban dhigo walaalaha mamulka ka ah muntadka hoyga aqoonta iyo walaalaha xubnaha ka ah ama suwarta walalaha so boqdan ujeedaye waxayna kala yihiin:

Hadan Mamulka ku Horeeyo

1:Walaalayal horta wad ku mahad san tihiin muntadkan qimaha leh ad dhisteen balse waxa ka maqan in aad hagajisan oo ad qurxisan tusale ahan in aad ka badashan vBulletin madama uu yahay kan u ku dhisan yahay mid qadimi ah sido kale qurxoonen

2: Isku daya in aad banner qurxoon usameesan muntadka sido kalena astaan gooni ah wata oo ay ku can tahay muntadku

3: Isku daya in aad Icon shabakada kuso dartan wayo waxa ay qurxisa maqalada la qoro ama so jidata indhaha suwarta ama so boqdayasha macnaha icon waa sawir yar oo qurxinaya mawduca tusale ahan kan an xaga hoose idhinku tusi toono wuxu qurxinaya sidan idhin sheegay mawduca wuxuna shabakada ka dhigaya mid la tartanta kuwa kale ee ummada kale e calamku isticmaalan

4: isku daya in aad sameesan Golayal badan sidan ujeedo kuma arko hal Gole oo qofk rayigisa kuso dhiban karo ama cabasho u qabo kuso gudbin karo shabakada dhaxdeda

5: Isku daya in aad Shabakada aad Hor marisan oo domain name ad isticmaalan iyo magaca shabakadu isyeshan oo ay isku mid noqdaan si hormar lo garo

6: Sidan arkay hada mudadi yared ee an shabakada joogay waxan mawducyo ku qoray qeebta diinta balse marki an gudaha u gaalo uma jeedo mawducyadi anigo debada ka eega moye ama search gareeya tasna in ad wax ba badashan insha allah

7: Isku daaya walaalaha in ad usameesan sharaxyo macnaha casharo ay ku baranayn qabka ay shabakada u isticmali lahayn wayo walaaluhu ma wadha yaqanan shabakada aqoona uma laha sida lo isticmalo balse marka la baro waxa hubaal ah in ay isku dayi donan in ay ka qeeb qatan insha allah waxba hadalka idhin badan maye 7 arrin bal isku daya in aad wax ka qabatan insha allah wiliba wixi garab ah ee naloga bahdo diyarbanu u nahay insha allah inan idhinla shaqeeno dhan walba hadu alle idhmo

Walaalaha SUwarta iyo kuwa xubnaha ahba waxan lehay yagana

Walaalayal ma ah in aad noqotan dawadayl waa in ad noqotan kuwa ka qeeb qata shabakada mamulka kaliya wuxu qaban karo ma leh hadi aysan jirin dad u tagan in ay wax kala faidesatan oo ay shabakada hor marin waa in aad ku fagartan sidi shabakadu ku noqon lahayde shabakada ugu wayn ee somali ledahay ee lagu kulmo waa in aad shabakada hor marisan dadka ugu yertan in ay ka qeeb qatan afkartoda kuso dhibtaan waa in aynu isku dayna in aynu noqono Xubno firfircon shabakada dhaxdeda insha allah

Sido kale walaal cilmiga lagu sheego ma ah wax lagu dhashto ama qof gooni ah yaqan ee waa wax la barto qof walbana inbu ka yaqan inta aad ka taqan qofban ka aqoon isku day in cilmi wixi ad u ledahay hadu dono xagaga yusan waxba ka noqone in aad so gudbiso waxa hubaal ah in walaal an cilmi u lahayn uu ka faideesanayo arrinta waxayna tasi surto gelinaysa in aynu hor mar garsino aqoontena dhinac walba insha alllah

Iga raali noqda hadalka wan badiyay insha allah
Mowduucyo dheeraad ah

Mowduucii hore : Taloyin ku Wajahan Walaalaha Mamulka Iyo kuwa Xubnaha ka ah Shabakada     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Abdurahman Mohamed

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega

Saxiixa : Abdurahman Mohamed

Waxaan Allah Ka Baryaa in Uu Nafahnsiiyo Sida Dacwadda Loo Guto

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

Fulin la'aan Jawaabta: Taloyin ku Wajahan Walaalaha Mamulka Iyo kuwa Xubnaha ka ah Shabakada

Horta A salaamu Calaykum C/raxmaan

Waa run oo inta aad sheegtayi waa run midaan kugu diidayo maleh ee, haddaba aynu

toddobada talo mid mid u qeexno annaga oo aan ka cudur daaranayn.

1: dhibaatadu ma'aha vbulletin ee waa istaaylka, istaaylkana wuxuu rabaa qof yaqaanna

Photoshop khibradna u leh style-ka. Taasna waan ku howl jirnaa inshaa'allaahu.

2: Banner ku shubisteed dhib maleh barnaamijyada lagu sameeyana waa la helaa!

haddii dhallintii ila aasaastay ay saaxadda ka baxday inaan wakhti siiyo ayay noqotay intaan aqoonyahanno ka helayo howshaas ila fuliya waana ilaahay mahaddii oo waad timid.

3: Waa hadal wanaagsan balse, far keliya fool ma dhaqdo C/raxmaane noogaga cilmi badnide ka warran haddaan mas'aladdaas adigu dhammayso.

4: Waxaan ugu dari weyney sidaad talooyinka hoose ku sheegayso sow in la wada dhaqaaqo maaha? jawaabtu waa haa. Haddiise qofku inta yimaado akhristo xataa uusan facebook ra'yigiisa ku dhiiban miyaynu khasabnaa akhristayaasha. Taasi waa mid. Tan kale inta jawaabaha ka dhiibata hoygan dadaalkaan u galay ilaah baa ogaa waana alxamdu lillaah.

5: Adeegsiga domain name-ka iyo magaca astaantu waa labo qayboo oo la'iskuma hayo.
Markii aannu aasaasaynay ayaa fikraddu ahayd in barnaamijyada kumbiyuutarka oo keliya iyo kumbiyuutarka lagu sharraxo. Balse, aqoonyahannada wax ku qora oo uu u horreeyo Abwaan Cabdirashiid dhaga jilic ayaa ugu horreeyey in lagu daro murtida. Sidaasuu marka ku qaatay hoygu magaca Hoyga Aqoonta oo waa in wax walba lagu soo bandhigaa.

6: Qoaalladu mar walba midba kan ka danbeeya ayuu qariyaa oo inta aad ka galayso qaybtaas ma wada arkaysid. Si'aannaan u dulmin qorayaasha hoyga waxaannu u raacinnay Haak u diyaarinaya inuu ku soo baxo qoraal walba oo cusub isaga oo soconaya weliba korka golaha.

7: Casharro iyo sawirro badan baannu ka diyaarinnay sida la'isu qoro waxna loogu qoro golaha balse, qof kuma lihid khasab oo qofkii uu cajabiyo ayaa soo qora wax. Dadkeennu maashaa allaahu waa faa'iidaysteen inta hoygan taqaan. Inta maalin walba na baratana asxaabtooda ayaa u sheegta. Hoyganina wuxuu u furanyahay in si walba wax la'isugu weydaarsado codsi walbana lagu fuliyo adiguna waad joogtaa Cabdiraxmaane aynu isla aragno. Waxaan ilaahay ka rajayn in waanadaadan la qaato gaar ahaan xubnaha booqdayaasha.

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane

Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.

ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Abdurahman Mohamed
Sawirrada summadaysan Abdurahman Mohamed
Nambarka Xubinka : 968
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jun 2013
Wadanka : Dulkayga hoyo
ka qayb galka : 37
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Abdurahman Mohamed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Abdurahman Mohamed

Fulin la'aan Jawaabta: Taloyin ku Wajahan Walaalaha Mamulka Iyo kuwa Xubnaha ka ah Shabakada

Waxaa la qoray : [ 25-06-2013 ]

Ka qayb galkan waxaa horay u qoray oo diyaariyey Halyeyga Afrika tusmo ka qayb gal

3: Waa hadal wanaagsan balse, far keliya fool ma dhaqdo C/raxmaane noogaga cilmi badnide ka warran haddaan mas'aladdaas adigu dhammayso.
Akhii Barakallah feek so maristada arrinta icons khibrad badan uma lihi balse waxa jira walaalo khibrad said ah u leh oo an aqaan insha allah yagan la gashanaya icons waa la inoso samen wixi la awodo mida style taas wax dhiba oo ay ledahay ma jirto yadana waan idhinka sacidi doona style waan idhin kenaya dhawan insha allah ka qurxoon midkan balse i cudur daro waxan oran laha waxa kalo u bahan in wax laga badalo oo waxyabaha qar laguso daro qeebaha shabakada o u bahan dhib u habeen hadi ad fasaxdana waxyabo ayaan ka badali laha hadu alle idhmo insha allah kuna bushareeso week inta usan dhaman style waan kuso bandhigaya hadi ad ku sameen kari waysana wax dhiba ma leh aniga ku dhameen insha allah
balse wixi kale ee mamul ahan lo bahan yahay waa in ad qabatan sido kale arrinka bannerka walaal shirkad websideya sameesa udiray lkn ciladu waxa ay tahay webku ma leh wax astaan ah marka sidi web waxbarasho ahan baanu uso diyarinayan hadu alle idhmo macnaha laba dhinac midna qalabki madiga ah dhana kitaabka quraanka ah baynu so dhigayna oo mid waxbarasho ahan hadi ad adigu fikrad haysana so gudbiy insha allah walaalku marku so dhameyo unbaynu arkayna waxan rajeenaya in usan la habsamin insha allah

Akhukum Fillah

Saxiixa : Abdurahman Mohamed

Waxaan Allah Ka Baryaa in Uu Nafahnsiiyo Sida Dacwadda Loo Guto

Isku toosintii ugu danbaysay waxaa sameeyey Abdurahman Mohamed ; 25-06-2013 saacaddu 11:08 PM

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

Fulin la'aan Jawaabta: Taloyin ku Wajahan Walaalaha Mamulka Iyo kuwa Xubnaha ka ah Shabakada

Waxaa la qoray : [ 26-06-2013 ]

Waa hadal wanaagsan. Haddana waan kugu darsan si'aynu u xariirno waxyaabo badanna uga sheekaysanno.

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane

Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.

ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

Fulin la'aan Jawaabta: Taloyin ku Wajahan Walaalaha Mamulka Iyo kuwa Xubnaha ka ah Shabakada

Waxaa la qoray : [ 01-07-2013 ]

Afkaar macno iyo qiimo ku fadhiya. Inaynu si fiican u horumarno wax ka wanaagsan maleh. Cabdi Raxmaan waxaan kuu rajaynayaa runtii in wax laga qabto fikradahanaad soo jeedisay.
Ilaahay haydin dhowro. Salaamu calaykum

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
Soomaali
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 249
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 126
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : Soomaali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Soomaali

Fulin la'aan Jawaabta: Taloyin ku Wajahan Walaalaha Mamulka Iyo kuwa Xubnaha ka ah Shabakada

Waxaa la qoray : [ 01-07-2013 ]

Horta dhamaan waa lagu mahadsanyahay rayiyada lays dhaafsaday taasi waa kow. tan kale sidee lagu helaa akhristayaal ka jwaaba qoraalad dadka kale qoreen. Ka soo qaad Soomaali hadiin nahay ma naqaano foorum ama gole amaba muntada la isugu yimaado ee waxynu naqanaa qoraal inta diyaariso aad u dirayso bogaas uu ina adeerkaa saaxiibkaa ama qabiilku leeyahay kkkkk. Markaana lagu soo bandhigo una sheego inta reerkaa saaxiibaday iyo wixii lamidaba. Haddaba golahan muddaan ku dhex jiray kana jawaabayay waxalagu qoro kuwa wax qorana laftigooda qaarbaa jira qoraalada akhrista kana jawaabine isaga taga xataa haduu ka faaiido ma dhahaan mahadsanid. Marka Cabdurahman fikradu waa heer sare maamulkuna ma khaldana sidaan qabo ee wakhti baan rabnaa malaha waa sidaan u fahmaye inaanu ka xorowno bogaga wax loo dirayo ee inta kor ku xusani lagu abaarayo. Run ahaantii reero siyaasadeed maahi ee aqoon raadis baan ahay asxaabtaydana waan u sheegaa bogan qiimaha badane ha laiga raali noqdo hadaan maalmah n waxba ka jawaabin. waan idin salaamayaa dhamaantiin

Saxiixa : Soomaali

Somaalaay qarnigeennan
Qudha aan is jarayno
Qaarba qaarka xasuuqi
Qabiil la'isugu faani
Qarankii ka gadoodnay
Quraankii dafirayno
Qarribnoo dhaqankeenni
Qummanaantaba diidney
Haddii aynan qabsoomin
Qaaddirkeenna u laaban
Qolyahaas la halaagay
Qiyaas soow kama raacno?

Abwaan Cabdi Rabbi: Gabayaaga Qarnigan

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aan, arrimod, balse, boqdan, dhigo, dhisteen, dor, faideestan, hadaba, hagajisan, horeeyo, jeclaystay, mamulka, muntadka, muntadkan, ognahay, qiimaha, somaliyed, suwarta, ujeedaye, ummada, walaalaha, xubnaha, yaryihiin, yihiin
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Sawirrada ka qari kuwa faraha ka falan Afrikaan Golaha Barnaamijyada 4 10-03-2013 01:23 PM
maah-maahyo 3saddexley ah haddana kamid ah kuwa casriyada danbe ah abwn: cabdi rabbi caaqil Maahmaahyo 9 07-06-2012 10:17 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 02:33 PM.

Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom