Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Rukunka Diinta
> Aqoonta Diinta

Aqoonta Diinta Waa rukun lagu bandhigayo Aqoonta culimadeennu ay leeyihiin.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Mowduuc Qiimee Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Maxammed Xamza
 
Maxammed Xamza

Ma joogo/joogto hadda Maxammed Xamza

       
Nambarka Xubinka : 7
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 61
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Maxammed Xamza Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Cadligii cumar bin khadhaab

Waxaa la qoray : [ 07-04-2011 ]


بسم الله الرحمن الرحيم
الحمد لله وكفى والصلاة والسلام على النبي المصطفى وعلى آله وصحبه ومن اهتدى
هذه قصة من عدل عمر
bismilaahi alraxmaani al raxiim
alxamdulilaahi wa kafa wasalaato walsalaamo calaa nabiyil musdhafa wacala nabiyi

almusdhafaa wacalaa aalihi wasaxbihi wa man ihtada

qisadaan waxeey ka hadleey cadligii amiira almuminiin
cumar bin khadhab

متى استعبدتم الناس وقد ولدتهم أمهاتهم أحرارًا

goormee dadka adoon sateen
iyaddoo wiliba ey dhaleen
hooyooyinkooda
iyagoo xur ah
كثير منا يسمع مقولة عمر بن الخطاب الشهيرة (متى استعبدتم الناس وقد ولدتهم أمهاتهم أحرارا)

badan keena wey maqlaan kalmadahaan iyagoon ogeen goortii la dhahay
waxaa dhacaday goortuu qabtaykhilaafadacumarbin khadaab
waxuu masar amiir ugu dhugay camro ibnu caas r
maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaayimid wiil masri qibdhi ah
cumar ayuu u imaaday!
Asagoo dacwo ah
waxuu dhahay
aniga waxaan ahay mid ladulmiyay
yaa amiir almuminniin
waxuu dhahay cumar yaa ku dulmiyay ?
Waxuu dhahy waxaan la tartamay maxamed bin camrobin caas
khaliifkii masar
waxaana kula tartamay faras teyda

goortaan latartamay ayuu iiga soo dagtay farastiisa
dadka hortooda ayuu igu garaacay

waxuuna igu dhahay ma anigaad ila tartameey oo eey idhaleen labadii sharafta lahaayeen

amiiro almuminiin cumar markuu maqlay ayuu xanaaqay waxuuna soo raadiyay maxamed bin cumaro bin caas
wuu uuqabtay waana garacay waxuu na ku garaacay aabihiis hortiis
markaas ayuu waxuu ku dhahay

goormee dadka adoon sateen
iyaddoo wiliba ey dhaleen
hooyooyinkooda
iyagoo xur ah

by: Mahmood xamza saadaq
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Cadligii cumar bin khadhaab     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Maxammed Xamza

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega



Isku toosintii ugu danbaysay waxaa sameeyey Halyeyga Afrika ; 08-04-2011 saacaddu 12:39 AM Sabab kale: Xuruuf soo bixi weydey awgeed
Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Naq Cadligii cumar bin khadhaab

Waxaa la qoray : [ 08-04-2011 ]


Wallaahi waa mowduuc aad iyo aad u wanaagsan... Ilaahay khayr ha kaa siiyo ku dayashadeedaa nala ka rabaa...Mahadsanid.


Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
Maleh
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc Qiimee mowduucan
Qiimee mowduucan:

Talooyinka ka qayb qaadashada
Mowduuc cusub waad ku dari kartaa
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Faylal ma raacin kartid
Waad awooddaa Inaad ka qaybgalkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 09:27 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom