Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Rukunka Diinta
> Aqoonta Diinta

Aqoonta Diinta Waa rukun lagu bandhigayo Aqoonta culimadeennu ay leeyihiin.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Mowduuc Qiimee Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Osman.lucky

Ma joogo/joogto hadda Osman.lucky

       
Nambarka Xubinka : 894
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Aug 2012
Wadanka :
ka qayb galka: 6
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Osman.lucky Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan jimco wanagsan dhamaan umada muslimint mel walbo ad ka jogtaan

Waxaa la qoray : [ 27-09-2012 ]


Walaal ma jeclaan lahayd khayr aad iyo aad u fara badan in aad saacado gudaheed ku heshid???

Hadaba haday jawaabtu tahay haa bal ila fiiri oo ila dhuux xadiiska Nabiga sallahu calayhi waasam ka soo arooray:

Rasuulkeena wuxuu yiri scw:
Qofkii qabaysta maalinka jumcada ah, kadibna ku kalaha masjidka isagoo lugaynaya oo aan baabuur fuulin, kadibna markuu masjidka tago ka agdhawaada imaamka, aamusana , dhagaystana wuxuu imaamka sheegayo, wuxuu leeyahay tilaabo walba ee uu qado, laga soo bilaaba tilaabadii uu kasoo qaday gurigiisa ila iyo uu ka tago masjidka ajar la eg qof cibaadaysanayay sanad kaamil ah, cibaadadaas oo iskugu jira soon iyo salaad.

Hadaba walaal si fiican u dhuux xadiiskan, bal si fiican oogu fiirso, wuxuu yiri tilaabo walba waxay u dhigantaa sanad kaamil ah cajiib tollow imisa tilaabo ayaad soo qaadi kartaa?

5 tilaabo= 5 sano
20tilaabo = 20 sano
100 tilaabo 100 sano
1000 tilaabo 1000 sano
10000 tilaabo 10000 sano

Cajiib soo ma ahan?

Ibni Qusayma wuxuu leeyahay ma garanayno xadiis Nabiga SCW kasoo arooray oo lagu sheegay ajarka lagu sheegay xadiiskan oo kale.

qore : osman omare

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : jimco wanagsan dhamaan umada muslimint mel walbo ad ka jogtaan     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Osman.lucky

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 366
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: jimco wanagsan dhamaan umada muslimint mel walbo ad ka jogtaan

Waxaa la qoray : [ 28-09-2012 ]


Aad iyo aad baan kaaga mahad celinayaa Osman casharkan faa'iidada leh.


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: jimco wanagsan dhamaan umada muslimint mel walbo ad ka jogtaan

Waxaa la qoray : [ 28-09-2012 ]


Asluubta iyo hannaanka aad wax u qortaa waa mid la yaab leh bes, waxaad ku dadaashaa sidaad qoraalkaaga naxwe ahaan u toosin lahayd sida :Hadaad: ka dhig :Haddaad: oo kale
sida kale fikraddaadu waa cajiib gacmahana alle kuma gooyo aamiin ilaahayna hakaa abaal mariiyo. Mahadsanid walaalkiis


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: jimco wanagsan dhamaan umada muslimint mel walbo ad ka jogtaan

Waxaa la qoray : [ 28-09-2012 ]


Cusmaan qoraa kalsooni isku qaba inaad tahay qoraalladaadaa laga garanayaaye dadaalkaas wad waanan kaaga mahad celinayaa runtii.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Yaasiin
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 858
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Dec 2011
Wadanka : barnaamij.com
ka qayb galka : 127
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Yaasiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Yaasiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: jimco wanagsan dhamaan umada muslimint mel walbo ad ka jogtaan

Waxaa la qoray : [ 29-09-2012 ]


Fikrad heer saraa thnks sxb


Saxiixa : Yaasiin

Ninkii dhuumanaayee
dhabarkiisu muuqdee
dhakhso loo ogaadaa
sidiisi ka dhigantoo

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
Soomaali
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 249
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 126
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : Soomaali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Soomaali

   

Fulin la'aan Jawaabta: jimco wanagsan dhamaan umada muslimint mel walbo ad ka jogtaan

Waxaa la qoray : [ 29-09-2012 ]


Waan kaaga mahad naqayaa casharkaan muhiimka noo ah dhammaantayo


Saxiixa : Soomaali

Somaalaay qarnigeennan
Qudha aan is jarayno
Qaarba qaarka xasuuqi
Qabiil la'isugu faani
Qarankii ka gadoodnay
Quraankii dafirayno
Qarribnoo dhaqankeenni
Qummanaantaba diidney
Haddii aynan qabsoomin
Qaaddirkeenna u laaban
Qolyahaas la halaagay
Qiyaas soow kama raacno?

Abwaan Cabdi Rabbi: Gabayaaga Qarnigan

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aad, arooray, badan, bal, dhuux, fara, fiiri, gudaheed, haa, hadaba, haday, hesho, ila, jawaabtu, jeclaan, jimco wanagsan, khayr, ku, lahayd, ma, nabiga, saacado, tahay, walaal, xadiiska
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc Qiimee mowduucan
Qiimee mowduucan:

Talooyinka ka qayb qaadashada
Mowduuc cusub waad ku dari kartaa
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Faylal ma raacin kartid
Waad awooddaa Inaad ka qaybgalkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Halkan Ka dejiso software walbo aad Rabto Abdurahman Mohamed Golaha Barnaamijyada 13 15-01-2014 10:53 AM
Qiso Ku Cimri Qadasho Ugu Filaan Qof Walbo Caqli leh Allow khatumada no hagajiy ameen Abdurahman Mohamed Aqoonta Diinta 2 25-06-2013 11:40 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 02:32 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom