Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Rukunka Diinta
> Aqoonta Diinta

Aqoonta Diinta Waa rukun lagu bandhigayo Aqoonta culimadeennu ay leeyihiin.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Qiimayn: Mowduucan qiimee: 2 Codayn,barbardhig 5.00. Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Osman.lucky

Ma joogo/joogto hadda Osman.lucky

       
Nambarka Xubinka : 894
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Aug 2012
Wadanka :
ka qayb galka: 6
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Osman.lucky Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Qurux waa DiiN

Waxaa la qoray : [ 26-09-2012 ]


Qiso Aad U Qurux Badan Inad Aqrisana Wanaagsan Tahay'
Nin British Ah Ayaa Wuxu U Yimid Sheikh Wuxu Waydiyay:

Maxay Diinta Islaamka U Diiday Ina Dumarka Iyo Raga Is Salaaman?
Wuxu Yiri Shekhii :
Ma Salaami Karta Adiga Boqorada Britin?
Ninkii Ayaa La Waydiyay'

Markas Ku Jawabay Ninkii 'Maya'
Kaliya Waxa Boqorada Salaami Kara Oo Kaliya Dad Gaara'
Markas Wuxu Yiri Shekhii Hadaba Dumarka Musliminta Agtena Waxay Ka Yihiin Boqorad Qof Kastana Ma Salaami Karan Wa Ka Haraam'

Mar Kale Ayu Ninkii Brishka Ahaa Sheekha Waydiyay:
Maxa Dumarka Muslimka U Xijaaben Korkoda Dhan Tin Ilaa Cirib??
Sheekh Ayaa Ku Qoslay:
Labo Qayb Oo Xalwa Ayu Soo Qabtay Mid Kamida Intu Furay Oo Dhulka Ku Turay'
Mida Kalana Ma Furin!
Ninkii Gaalka Ayaa Lagu Yiri Hadan Ku Dhaho Mid Qaado Laba Xalwo
Midna Dhulka Taal Ayado Furan Iyo Mid Xiran Mide Qadan La Hayd?

Ninkii Ayaa Yiri Waxan Qadanaya Mida Xiran!!
Wuxu Yiri Sheekhii:
Sidas Ayaan U Asturna Dumarkena Hada Nahay Muslimin'

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Qurux waa DiiN     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Osman.lucky

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 366
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: Qurux waa DiiN

Waxaa la qoray : [ 26-09-2012 ]


Maashaa'allaah runtii aqoon igu cusub bay ahayd waanan kaaga mahad celinayaa faa'iidaysigan aad ii faa'iidaysay.Horay u socod wanaagsan baan kuu rajayanayaa Cismaan.

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Qurux waa DiiN

Waxaa la qoray : [ 27-09-2012 ]


Diinteennu wax walba waa ka jawaabtaa runtii Osman ilaahay hakaa abaal mariyo aamiin waana ku mahadsantahay


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Yaasiin
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 858
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Dec 2011
Wadanka : barnaamij.com
ka qayb galka : 127
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Yaasiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Yaasiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Qurux waa DiiN

Waxaa la qoray : [ 27-09-2012 ]


Aqoonyahan heer sare ah mahadsanid mr osman


Saxiixa : Yaasiin

Ninkii dhuumanaayee
dhabarkiisu muuqdee
dhakhso loo ogaadaa
sidiisi ka dhigantoo

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 265
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Qurux waa DiiN

Waxaa la qoray : [ 27-09-2012 ]


Markas Wuxu Yiri Shekhii Hadaba Dumarka Musliminta Agtena Waxay Ka Yihiin Boqorad Qof Kastana Ma Salaami Karan Wa Ka Haraam'


Been maaha agteenna dumarkeennu waa boqorado madaxa in lagu qaado ah.
Cismaan waan kaaga mahadcelin macluumadaan qiimaha badan.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
Soomaali
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 249
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 126
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : Soomaali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Soomaali

   

Fulin la'aan Jawaabta: Qurux waa DiiN

Waxaa la qoray : [ 27-09-2012 ]


Qoraal la yaab leh iyo xubin la yaab leh mahadsanid Osman .


Saxiixa : Soomaali

Somaalaay qarnigeennan
Qudha aan is jarayno
Qaarba qaarka xasuuqi
Qabiil la'isugu faani
Qarankii ka gadoodnay
Quraankii dafirayno
Qarribnoo dhaqankeenni
Qummanaantaba diidney
Haddii aynan qabsoomin
Qaaddirkeenna u laaban
Qolyahaas la halaagay
Qiyaas soow kama raacno?

Abwaan Cabdi Rabbi: Gabayaaga Qarnigan

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: Qurux waa DiiN

Waxaa la qoray : [ 28-09-2012 ]


Sheeko heer sare ah iyo qoraa heer sare ah


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aad, ah, aqrisana, ayaa, badan, british, diiday, diinta, dumarka, ina, inad, islaamka, iyo, maxay, nin, qiso, qurux, raga, salaaman, sheikh, tahay, wanaagsan, waydiyay, wuxu, yimid
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc Qiimee mowduucan
Qiimee mowduucan:

Talooyinka ka qayb qaadashada
Mowduuc cusub waad ku dari kartaa
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Faylal ma raacin kartid
Waad awooddaa Inaad ka qaybgalkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Diin reero u dhaamiyay Hassan hashi Sheekooyinka 7 29-01-2012 08:46 PM
Bishu maanta waa laba waa bilan ayaamuhu Hassan hashi Gabayada 10 08-10-2011 10:48 AM
15 su aal iyo jawaabtooda oo diin kusaabsan somaaliya Aqoonta Diinta 5 27-04-2011 06:54 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 02:12 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom