Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Istuudiyaha Sawirada
> Sawirrada

Sawirrada Sawirrada nooc walba waa lagu soo bandhigi karaa halkan.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Sheekoole

Ma joogo/joogto hadda Sheekoole

       
Nambarka Xubinka : 881
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: May 2012
Wadanka :
ka qayb galka: 45
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : Sheekoole Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan baabuurta bisha soonka.

Waxaa la qoray : [ 18-07-2012 ]


Bismillaahi Raxmaani Raxiim

Baabuurta bisha soonka

Ilaahay bishan ha'inooga dhigo bil nalooku denbi dhaafo aamiin.

Waxaa iga codsi ah inaad ii doorataan baabuurkaan gadan lahaa kkkkk

xoogaa lacag ah baan isu keenay 4000 ShS ah, marka mid walba qiimihiisa waan hayaaye ka warrama

haddaad igala talisaan kii aan gadan lahaa!!!.


Idinkuse marnaba ha gadanina sababta oo ah inaad xishootaan baa laga yaabaa oo la'idinla yaabo sow maaha?


Ogow haddaan fuulo mid ka mida inaanan dadkaba arkayn sow soon ma soo galayo? ilaahay ha'inoo barakeeyee


Markay baahi i qabato ma'arko dadka kalee ifiirinaya. Ku soo dhowow saaxiib baabuurtaan mucjisada ah ee aan kaaga digay.


Magaalada ku dhex laafyood




Dumarka isaga dhici




Ma'istaage yaa ka luga badan




Hadba dhan u wad yaan lagu joojin.




Car iga dheereeya




Hadday igu kacdo magaaladaan weerari




Rahan ka warran???????????




Ciiddu xataa ima joojinaysee ka warran




Kan



Kan




kanaa




kanaa






u




qaaalisan




qaalisan




qaalisan



baan u malaynaaye



sow



ma



iibsado


saaxiib


ha'igu qabsan




facebookna yaanan ku arkin inta ka hesho

sicir bararka saaxiib iga dhaaf.








waxaan idiin rajayn dhamman xubnaha iyo booqdayaasha Soon wanaagsan

oo denbi dhaaf leh aaaaaaaaaaaaaaaamiin.

wixii kaa cajabiya facebook ula carar ama twiter bye bye

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : baabuurta bisha soonka.     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Sheekoole

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 367
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: baabuurta bisha soonka.

Waxaa la qoray : [ 18-07-2012 ]


Waad ku mahadsantahay Sheekoole

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Yaasiin
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 858
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Dec 2011
Wadanka : barnaamij.com
ka qayb galka : 127
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Yaasiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Yaasiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: baabuurta bisha soonka.

Waxaa la qoray : [ 18-07-2012 ]


Oo dhammaantood Sheekoole ma waxay joogaan 4000 oo shilin waa jabanyihiin. Mahadsanid


Saxiixa : Yaasiin

Ninkii dhuumanaayee
dhabarkiisu muuqdee
dhakhso loo ogaadaa
sidiisi ka dhigantoo

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Guuleed
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 186
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 166
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Guuleed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Guuleed

   

Fulin la'aan Jawaabta: baabuurta bisha soonka.

Waxaa la qoray : [ 18-07-2012 ]


waah waah makala dhacaan babuurtu


Saxiixa : Guuleed

inanyahay la doortee
derajada la saaraaay
ogow diintu waa qurux
waa daacad iyo malab
dariiq toosan weeyaan
dhaqankuna Da' weeyaan
dugsi iyo xil weeyaan
ubadkaaga duluc iyo
hadal durugsan gaarsii
dariskaaga samihiyo
ducadaada gaarsii

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: baabuurta bisha soonka.

Waxaa la qoray : [ 18-07-2012 ]


Kan u horreeya inaad tiraahday ahayd ragga isaga dhiciya dumarkana. Sheekoole aad baan uga helay sawirradan mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 209
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Jawaabta: baabuurta bisha soonka.

Waxaa la qoray : [ 25-07-2012 ]


Abwaan cabdi rabbi iyo baabbuurkaan u dooran lahaa baan isku hayaa isagaa mashaqo ka wada hoygee kkkkk mahadsanid Sheekoole


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
4000, ah, baabuurta, bil, bisha, bishan, dhigo, ha'inooga, haddaad, hayaaye, ilaahay, isu, ka, keenay, lacag, marka, mid, nalooku, qiimihiisa, shs, soonka, waan, walba, warrama, xoogaa

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Soonka iyo Faaiidooyinkiisa Albukhaari Aqoonta Diinta 6 17-02-2013 07:01 PM
markele dib u eeg faaiidooyinka bisha soon Albukhaari Aqoonta Diinta 6 30-07-2012 07:09 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 01:43 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom