Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Aqalka Kumbiyuutarka % Internet-ka
> Kumbiyuutarka & Internet-ka

Kumbiyuutarka & Internet-ka Waxaa ku jira wixii ku saabsan kumbiyuutaka iyo internet-ka wixii looga shaqayn lahaa..

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Yaasiin
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda Yaasiin

       
Nambarka Xubinka : 858
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Dec 2011
Wadanka : barnaamij.com
ka qayb galka: 127
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Yaasiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Jiirka kumbiyuutar ha kuu subxaanalleeyo.

Waxaa la qoray : [ 24-04-2012 ]


Salaamu Calaykum.....


Jiirka kumbiyuutar ha kuu subxaanalleeyo.

Asxaabeey marba waxbaan soo helaaye kan iga hanta.

Jiirka kumbiyuutar wuxuu noqonayaa mid ay ku qorantahay ama wata subxaanalaysi.

Macnuhu waa intaad kumbiyuutarka ku shaqaynaysid haddaad rabto inaadan illoobin dikriga


Jiirka kumbiyutarka ayaa kuu xusuusanaya ee tallaabooyinkan samee..oo ila eeg siduu kuu noqdo. Falykani waa fayl runtii yar oo mucjiso ah.

Marka hore halkan ka deji faylkan yar adiga oo riixaya.

Subxaanallaaا


Ama halkan kala dag


ku deji meel aad taqaanno.(Badanaa wuxuu ku dagayaa DOWNLOADS)

Fur

Looxa Maaraynta//AMA// Control Panel.


Ku xiji

Jiirka ///AAM//// Mouse

Ku xiji

Tilmaame ////AMA//// Pointer

Ku xiji

Raadshe ////AMA/// Browse


Hadda ka raadi meeshaad ku dejisay faylka oo labo goor soo riix.


Haddana riix

Aqbal ///AMA/// Apply


Ila eeg marka Jiirku siduu isu beddelay sow ilaahay mar walba kuma xasuusinayo.

OK riix oo ka bax Jiir casri ahna waad haysataa hadda sow maaha.

Mahadsanidin.
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Jiirka kumbiyuutar ha kuu subxaanalleeyo.     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Yaasiin

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Yaasiin

Ninkii dhuumanaayee
dhabarkiisu muuqdee
dhakhso loo ogaadaa
sidiisi ka dhigantoo


Isku toosintii ugu danbaysay waxaa sameeyey Halyeyga Afrika ; 30-12-2013 saacaddu 04:47 PM
Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: Jiirka kumbiyuutar ha kuu subxaanalleeyo.

Waxaa la qoray : [ 24-04-2012 ]


Aniga runtii waan tijaabiyey waanan ka helay, waanan kaaga mahad celinayaa ajarkeedana xusuusintaan allaha kaa abaal mariyo.Mahadsanid Yaasiin.

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Jawaabta: Jiirka kumbiyuutar ha kuu subxaanalleeyo.

Waxaa la qoray : [ 24-04-2012 ]


Yaasiin waan kaaga mahad celinayaa faylkan la yaabka leh ee aad soo bandhigtay.

Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 265
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Jiirka kumbiyuutar ha kuu subxaanalleeyo.

Waxaa la qoray : [ 24-04-2012 ]


Yaasiin mahadsanid ee haddana waxaan la yaabaa 30 qof ayaa booqatay qoraalkan wax qiimeeyeyna ma jiraan. Taasaad igu ogtahay waa qoraal heer sare ah darajada ugu fiicanna waan ku siiyaye dadaalkaas wad saaxiib.Mahadsanid.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 366
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: Jiirka kumbiyuutar ha kuu subxaanalleeyo.

Waxaa la qoray : [ 24-04-2012 ]


Maashaa'allaah Yaasiin horumar baan kuu rajaynayaa.Mahadsanidna

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: Jiirka kumbiyuutar ha kuu subxaanalleeyo.

Waxaa la qoray : [ 26-04-2012 ]


Mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
Guuleed
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 186
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 166
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Guuleed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Guuleed

   

Fulin la'aan Jawaabta: Jiirka kumbiyuutar ha kuu subxaanalleeyo.

Waxaa la qoray : [ 27-04-2012 ]


waa mahadsantahay


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
waasuge
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 191
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 113
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : waasuge Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda waasuge

   

Fulin la'aan Jawaabta: Jiirka kumbiyuutar ha kuu subxaanalleeyo.

Waxaa la qoray : [ 27-04-2012 ]


Mahadsaniid 100%


Saxiixa : waasuge

Waa sugaan ahaye maxaa cilmi cusub ah.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: Jiirka kumbiyuutar ha kuu subxaanalleeyo.

Waxaa la qoray : [ 29-04-2012 ]


Yaasiin khayr allaha kaa siiyo runtii waad ii faa'iidaysay.mahadsanid.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
wadani
Nambarka Xubinka : 876
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2012
Wadanka : norway
ka qayb galka : 1
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : wadani Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda wadani

   

Fulin la'aan Jawaabta: Jiirka kumbiyuutar ha kuu subxaanalleeyo.

Waxaa la qoray : [ 18-05-2012 ]


asc masha allh walashey yasmin aadoo weyn ayaad u mahadsantahay runtii waa barnaamij aan layaabay aadne iisoo jiitay wana kahelay masha allh ilaahy hakugu guuleyo howshan wanagsan ee aad inoosoo bandhigtay waxana kuleyahay hor usocod wanagsan!!!!!


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
ahna, asxaabeey, badanaa, casri, dejisay, hanta, helaaye, iga, jiirka, kan, looxa, maaraynta, marba, raadshe, riixaya, shaqaynaysid, subxaanallaah, subxaanalleeyo, tilmaame, waxbaan, xusuusanaya
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Barnaamij bilaashoo kuu nadiifin kumbiyuutarka Afrikaan Golaha Barnaamijyada 5 17-04-2015 04:46 PM
Barnaamij kuu jarjaraya maqaloo dhan Halyeyga Afrika Golaha Barnaamijyada 4 12-02-2014 05:18 PM
Kumbiyuutar kaada Sacdiisa kabadal PM AM Maxammed Xamza Kumbiyuutarka & Internet-ka 9 13-04-2012 02:14 PM
Ka warran haddaad weydo mouse (Jiirka) ama kaa xumaado? Rooble Kumbiyuutarka & Internet-ka 2 04-08-2011 11:27 PM
Yaa samiic ilaahoow adaan kuu sacabbo dhogan abwn: cabdi rabbi caaqil Gabayada 8 24-07-2011 06:31 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 02:14 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom