Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Istuudiyaha Sawirada
> Sawirrada

Sawirrada Sawirrada nooc walba waa lagu soo bandhigi karaa halkan.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Maxammed Xamza
 
Maxammed Xamza

Ma joogo/joogto hadda Maxammed Xamza

       
Nambarka Xubinka : 7
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 61
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Maxammed Xamza Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan 21ka caasimad eedowladaha carabta

Waxaa la qoray : [ 19-02-2012 ]


[CENTER][CENTER][CENTER]


Dhamaan Xubnaha Hoyga Aqoonta
Asallaamu Calleykum Warraxmatu Allaahi Wabarakaatu
salaan kadib Wallaalayaal Manta Waxaan idin soo diyaariyay
Casimadaha CArabta oo ka Kooban 21 Dawlad
ee kusoo dhawaada Dawasho Wacan



1-Falasdhiin-ALqudus alshariif

2- Boqortooyda Sacuudi Carabiya-Riyaadh

3-J-Ciraaq-Bagdaad


4-J-Yaman-Sanca


5-Cumaan- Masqad


6- Boqortooyda-Baxreen-Manama



7-Emaaraadka Carabta-Abu-Dubai



8- Qatar-dowha

9- Kuwet-Kuwet


10-J-Masar Alcarabiyah


11-J-Sudaan-khardhuum



12-J- Al-gazaʾiriyya- Algier



13-J-Libya-Trapoli


14-Jamhuuriyadda Soomaaliya-Muqdisho


15-Boqortoyada- Maroco-Ribadh



16-J-Jabuuti- Djabuuti



17-J-Islaamiga ee Murutaniya- Nouakchott



18-J-juzri alqamar-muruni



19-J-Lebanon-Beyruut



20- Boqortooyda Urdun-Amman
[/CENTER

21-J-Suuriya-Dimashq

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : 21ka caasimad eedowladaha carabta     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Maxammed Xamza

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Maxammed Xamza

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 366
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: 21ka caasimad eedowladaha carabta

Waxaa la qoray : [ 19-02-2012 ]


Mahadsanid Maxammad


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: 21ka caasimad eedowladaha carabta

Waxaa la qoray : [ 19-02-2012 ]


Mahadsanid horayna u soco


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Jawaabta: 21ka caasimad eedowladaha carabta

Waxaa la qoray : [ 19-02-2012 ]


Sawirro la yaab leh mahadsanid Mohamed


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
waasuge
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 191
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 113
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : waasuge Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda waasuge

   

Fulin la'aan Jawaabta: 21ka caasimad eedowladaha carabta

Waxaa la qoray : [ 19-02-2012 ]


Mahadsanid sawirro qurux badaneey ahaayeen


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
waasuge
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 191
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 113
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : waasuge Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda waasuge

   

Fulin la'aan Jawaabta: 21ka caasimad eedowladaha carabta

Waxaa la qoray : [ 19-02-2012 ]


Wacalaykuma salaam Mahadsanid horayna u soco


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: 21ka caasimad eedowladaha carabta

Waxaa la qoray : [ 20-02-2012 ]


Waad ku mahadsantahay sawirradan Maxammad waanan sugaynaa kuwa kale qiimaynta ugu sarraysa aan ugu horreeyo dadka

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: 21ka caasimad eedowladaha carabta

Waxaa la qoray : [ 21-02-2012 ]


Sawirro wacan oo wanaagsan yaad runtii soo bandhigtay aynu eegno mashruucaaga soo socda sawirradayda ka jir meeshan Maxamad intaasi waa kaftane Mahadsanid.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: 21ka caasimad eedowladaha carabta

Waxaa la qoray : [ 21-02-2012 ]


Sawirro wanaagsan mahadsanid laakiin kuwayt ku noqo u malayn maayo inuu sawirkeedii yahay


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
Soomaali
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 249
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 126
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : Soomaali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Soomaali

   

Fulin la'aan Jawaabta: 21ka caasimad eedowladaha carabta

Waxaa la qoray : [ 21-02-2012 ]


mahadsanid maxamed sawiro qiimoleh iga dheh


Saxiixa : Soomaali

Somaalaay qarnigeennan
Qudha aan is jarayno
Qaarba qaarka xasuuqi
Qabiil la'isugu faani
Qarankii ka gadoodnay
Quraankii dafirayno
Qarribnoo dhaqankeenni
Qummanaantaba diidney
Haddii aynan qabsoomin
Qaaddirkeenna u laaban
Qolyahaas la halaagay
Qiyaas soow kama raacno?

Abwaan Cabdi Rabbi: Gabayaaga Qarnigan

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
carabta, casimadaha, ciraaq, dhamaan, masar, murutaniya

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 02:33 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom