Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Istuudiyaha Sawirada
> Sawirrada

Sawirrada Sawirrada nooc walba waa lagu soo bandhigi karaa halkan.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Maxammed Xamza
 
Maxammed Xamza

Ma joogo/joogto hadda Maxammed Xamza

       
Nambarka Xubinka : 7
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 61
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Maxammed Xamza Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Usb flash oo qaab qosol leh usuubsan !!!

Waxaa la qoray : [ 22-01-2012 ]






Haa dhamaan Xubnaha Hoyga Aqoonta waxaad kusoo dhawaataan
sawiro nuucyo casri ah USB FLASH Waxaan rajeenaa in eey idin cajibiyaan






































Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Usb flash oo qaab qosol leh usuubsan !!!     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Maxammed Xamza

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Maxammed Xamza

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 366
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: Usb flash oo qaab qosol leh usuubsan !!!

Waxaa la qoray : [ 22-01-2012 ]


Sawirkan baan ka helay inkastoo aan hadhow ku darsanayo raashinka kkkk..Mahadsanid



Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: Usb flash oo qaab qosol leh usuubsan !!!

Waxaa la qoray : [ 23-01-2012 ]


Waah-waah waxaasaa falaashyo ah.... Mahadsanid Ustaad Maxammed

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Jawaabta: Usb flash oo qaab qosol leh usuubsan !!!

Waxaa la qoray : [ 23-01-2012 ]





Saaxiib fartaas yaa laga soo jaray. kkkkk. Waa qurux badanyihihiin aad baana aad u mahadsantahay.

Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Yaasiin
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 858
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Dec 2011
Wadanka : barnaamij.com
ka qayb galka : 127
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Yaasiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Yaasiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: Usb flash oo qaab qosol leh usuubsan !!!

Waxaa la qoray : [ 23-01-2012 ]


mahadsanid waan kahelay runtii.... waxaan cashaqay tan xabadaa...thnx bro


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 209
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Jawaabta: Usb flash oo qaab qosol leh usuubsan !!!

Waxaa la qoray : [ 23-01-2012 ]


mahadsanid runtii waa sawiro la yaab leh


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 265
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: Usb flash oo qaab qosol leh usuubsan !!!

Waxaa la qoray : [ 23-01-2012 ]





kan ma helayaa haddaan falaashkaas gato .....(kkkkk) mahadsanid

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
habeendhaladyare
Sawirrada summadaysan habeendhaladyare
Nambarka Xubinka : 203
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Habeenkii lee maxaa kale!!
ka qayb galka : 56
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : habeendhaladyare Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda habeendhaladyare

   

Fulin la'aan Jawaabta: Usb flash oo qaab qosol leh usuubsan !!!

Waxaa la qoray : [ 23-01-2012 ]


Falaashyadaan intee lagu gadaa????? kkkkkk mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
kibirley
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan kibirley
Nambarka Xubinka : 45
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 207
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : kibirley Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda kibirley

   

Fulin la'aan Jawaabta: Usb flash oo qaab qosol leh usuubsan !!!

Waxaa la qoray : [ 23-01-2012 ]


La yaab badanaa!!!! Warshadihii ma shaqa joojin baa ka dhacday mise suuq kalay raadinayaan kkkkk Waan kaaga mahad ceinayaa Maxammad sawirradan inkastoo aan xiiseeyo qoraalladaada dhammaantood.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
libaaxyar
Sawirrada summadaysan libaaxyar
Nambarka Xubinka : 200
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 75
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : libaaxyar Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda libaaxyar

   

Fulin la'aan Jawaabta: Usb flash oo qaab qosol leh usuubsan !!!

Waxaa la qoray : [ 23-01-2012 ]


waaw qurux badanaa kuwani meeqay joogan ????? mahadsanid


Saxiixa : libaaxyar

Libaaxa yari ixtiraankiisuu mudanyahaye lasoco

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aqoonta, casri, dhamaan, dhawaataan, haa, hoyga, kusoo, noocyo, waxaad, xubnaha

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Barnaamijka windows USB Blocker sharraxiisa. Rooble Golaha Barnaamijyada sharraxan 2 06-04-2014 11:06 AM
Jooji adeegsiga daloollada USB Rooble Golaha Barnaamijyada 3 12-01-2014 01:13 AM
iska qosol Hassan hashi Sheekooyinka 6 13-10-2012 02:35 PM
sheeko qosol leh (kheer waaye) Maxammed Xamza Sheekooyinka 3 02-11-2011 06:14 AM
sawiro ku sabsan flash yada usb gaa Maxammed Xamza Sawirrada 3 04-09-2011 05:50 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 02:32 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom