Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Rukunka Diinta
> Aqoonta Diinta

Aqoonta Diinta Waa rukun lagu bandhigayo Aqoonta culimadeennu ay leeyihiin.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Qiimayn: Mowduucan qiimee: 1 Codayn,barbardhig 5.00. Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Maxammed Xamza
 
Maxammed Xamza

Ma joogo/joogto hadda Maxammed Xamza

       
Nambarka Xubinka : 7
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka: 61
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Maxammed Xamza Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan 25 ka nabi ee ilaahey ku xusay quraan kiisa

Waxaa la qoray : [ 18-01-2012 ]




WALLAALIYAAL WAXAAN IDIN KU SALAAMAYAA SALAANTA MUSLIMKA
ASALAAMU CALEYKUM WARAXMATU ALLAAHI WABARAKAATUHU
WAXAAN JECLEESTAY IN AAN IDIN SOO GUDBIYO MAGACAYADA NABIYDA
OO UU ILAAHEEY KU XUSAY KITAABKIISA FURQAAN (ALQURAAN AL KARIIM)

1-Nabiyu Allaahi Aadam (C-S)

2- Nabiyu Allaahi Nuux (C-S)

3- Nabiyu Allaahi Ibraahiim (C-S)

4- Nabiyu Allaahi Ismaaciil (C-S)

5-Nabiyu Allaahi Isxaaq (C-S)

6-Nabiyu Allaahi Luudh (C-S)

7-Nabiyu Allaahi Huud (C-S)

8- Nabiyu Allaahi Saalax (C-S)

9- Nabiyu Allaahi Idiriis (C-S)

10- Nabiyu Allaahi Yuunis (C-S)

11- Nabiyu Allaahi Suleymaan (C-S)

12- Nabiyu Allaahi Daa´uud (C-S)

13- Nabiyu Allaahi Dulkifli (C-S)

14- Nabiyu Allaahi Yaxya (C-S)

15- Nabiyu Allaahi Zakariya (C-S)

16- Nabiyu Allaahi Isxaaq (C-S)

17- Nabiyu Allaahi Ayuub (C-S)

18- Nabiyu Allaahi SHuceeb (C-S)

19-Nabiyu Allaahi Yacquub (C-S)

20-Nabiyu Allaahi Yuusuf (C-S)

21-Nabiyu Allaahi Muuse (C-S)

22-Nabiyu Allaahi Haaruun (C-S)

23-Nabiyu Allaahi Dul-yasca (C-S)

24-Nabiyo Allaahi Ciise (C-S)

25-Nabiyo Allaahi Muxamed Khaatimul Anbiyaa Wa almursaliin(SCW)
Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : 25 ka nabi ee ilaahey ku xusay quraan kiisa     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Maxammed Xamza

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Maxammed Xamza

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 367
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: 25 ka nabi ee ilaahey ku xusay quraan kiisa

Waxaa la qoray : [ 18-01-2012 ]


Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay Maxammed oo aqoon baa i korodhay ah sida


13- Nabiyu Allaahi Dulkifli (C-S)



oo aanan aqoon hore u lahayn ama aanan sheegeen haddaan tiriyo. Waxaa lagu darayaa Mowduucyada fadhiya oo loo soo noqon karo mar walba.Mar kale mahadsanid.

Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 265
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Jawaabta: 25 ka nabi ee ilaahey ku xusay quraan kiisa

Waxaa la qoray : [ 18-01-2012 ]


Runtii waa wax loo baahnaa aqoontooda iyo meel loogu soo hagaago in la helo.Fikrad aad u sarraysay ahayd..Mahadsanid Maxamed

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
xusuuste1aad
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 192
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 102
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : xusuuste1aad Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xusuuste1aad

   

Fulin la'aan Jawaabta: 25 ka nabi ee ilaahey ku xusay quraan kiisa

Waxaa la qoray : [ 18-01-2012 ]


Mar walba wax iga yaabiyaad keentaa lana rabey in la barto.. aad baan kaaga mahad celinayaa


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: 25 ka nabi ee ilaahey ku xusay quraan kiisa

Waxaa la qoray : [ 18-01-2012 ]


Runtii aqoon dheeraad ah yaad keentay golaha waanad ku mahadsantahay. Caajiska iska dhaaf Maxamed oo madaxa inoo miir ... Kkkk. Mahadsanid Maxamed Xamza


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
Soomaali
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 249
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Sep 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 126
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : Soomaali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Soomaali

   

Fulin la'aan Jawaabta: 25 ka nabi ee ilaahey ku xusay quraan kiisa

Waxaa la qoray : [ 18-01-2012 ]


Maxammed Xamza waa fikrad aad u sarraysa waana aad ku mahadsantahay.Nebiyada oo idil Calayhim Salaam. Aniga waxaan bixinayaa qiimaynta ugu sarraysa maanta aan ka hor maro dadaba dhammaan.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
mahirsudaani
Nambarka Xubinka : 196
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Garbahaarrey
ka qayb galka : 98
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : mahirsudaani Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda mahirsudaani

   

Fulin la'aan Jawaabta: 25 ka nabi ee ilaahey ku xusay quraan kiisa

Waxaa la qoray : [ 18-01-2012 ]


Calayhimis-salaam dhammaantoodba.Mahadsanid maxamad


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: 25 ka nabi ee ilaahey ku xusay quraan kiisa

Waxaa la qoray : [ 18-01-2012 ]


Runtii intaasaan golaha wax ku bandhigayey laakiin fikraddan oo kale iguma soo dhicin.Ogow Maxammed inaad ka tahay halkan halyey laakiin magaca lagaaga hor maray.kkkkk. Mahadsanid saaxiib runtii waxaan kuu rajaynayaa horumar joogto ah.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 209
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Jawaabta: 25 ka nabi ee ilaahey ku xusay quraan kiisa

Waxaa la qoray : [ 18-01-2012 ]


Allahumma salli calaa muxammad wacalal anbiyaa'i jamiican. Aad ayaan kaaga mahad celinayaa qoraalkan cajiibka ah iyo xusuusinta dadku xusuusanayaanba.


Saxiixa : ruunyarey

Adduun waa aqoon & qalinkoo aad hayso
iyo maraad jalaato qabow cunayso

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: 25 ka nabi ee ilaahey ku xusay quraan kiisa

Waxaa la qoray : [ 18-01-2012 ]


Maashaa'allaah Maxammed waa qoraal fiican,Afrikaanna inuu fariisiyo waa habboonayd waanan kaaga mahad celinayaa.... Tan kale magaca waan kaaga tanaasulayaa siduu sheegay Amiin haddaad u baahantahay...kkkk. Dhallinyaradu way ku mahadsanyihiin afkaarohooda xorriyadda ku dhisan iyo asluubta.Mahadsanid mar kale.

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
aadam, aan, allaahi, dulkifli, furqaan, gudbiyo, ibraahiim, idiin, ilaahay, ismaaciil, isxaaq, jecleestay, kitaabkiisa, luud, magacyada, muslimka, muxamed, nabiyada, nabiyu, nuux, salaanta, soo, walaalayaal, waxaan, xusay
Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc Qiimee mowduucan
Qiimee mowduucan:

Talooyinka ka qayb qaadashada
Mowduuc cusub waad ku dari kartaa
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Faylal ma raacin kartid
Waad awooddaa Inaad ka qaybgalkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Daafac Nabi SCW Hassan hashi Gabayada 6 28-09-2012 02:09 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 01:42 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom