Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Sheekooyinka

Sheekooyinka Waxaad ku soo bandhigi kartaan sheekooyinka noocyadeeda kala duwan.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
 
Hassan hashi
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda Hassan hashi

       
Nambarka Xubinka : 261
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Sep 2011
Wadanka : Jijiga
ka qayb galka: 131
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 30
Sumcada Xubinka : Hassan hashi Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan sheeko xikmad leh

Waxaa la qoray : [ 18-11-2011 ]


waan idin salaamay dhamaan akhristayaasha hoyga aqoonta, bal maanta aan idiinka sheekeeyo sheeko xikmad leh oo aabahay iiga sheekeeyey berigaan dugsiga sare dhiganayey.
wuxuu yidhi aabahay aniga oo kitaab marsanaya oo sheekh uu noo akhrinayo, baa sheekhii qisadan soo socta noo soo dhex galiyay( sheeko ahaan si aanan u daalin oo casharka aanan ug acaajisin),
Waa tanaa sheekadii :

Nin(waxaan filayaah in uu iigu sheegay nabi inuu ahaa ka mid ah nabiyadii hore mase hubo) ayaa wuxuu u yeeray nin kale oo wuxuu ku yidhi jihadaa(intuu meel u tilmaamay) aad oo lix (6) saac soco, ka dibna soo noqo oo waxaad soo aragto ii soo sheeg.

Ninkii sida la amray buu sameeyey oo jihadii loo diray buu u socdaalay, wixii ugu horreeyey ee uu arko waxay asagoo maraya afka hore ee wadiiqad(waddo) u dhaxaysa laba buurood ayaa wuxuu ku arkay wax yar oo dhalaalaya oo wadada dhex yaalla, wixii buu usha saas ugu dhuftay, bug! qarax baa dhacay labadii buurood baa is qabsaday isla markii uu usha ugu dhuftayba! dhinaca ayuu ka wareegay oo socodkiisii sii watay, dabadeed wuxuu arkay guri qurux badan, gurigii ayuu albaabkiisii furay mase ur buuba dareemay sidaas uu u fiiriyay waxa gudaha ka soo urayana wuxuu arkay in saxaro ka buuxdo wuu isa soo xidhay socodkii ayuuna sii watay.

Wali lixdii saac ma dhammaan sidaa awgeedna socodkii ayuu sii watay, dhacdadii saddexaad ee uu la kulmana waxay ahayd inuu arkay rati gaajo la soo gotay oo dhex taagan dhul Ilaahay doog iyo barqaaqo ku mannaystay balse aanan cunayn naqa iyo doogga baxay.
Wuu ka sii socday oo misna wuxuu la kulmay rati kale oo fadhiya oo ay calooshiisii iyo qaybaha jirkiisa ay iska daldalanayaan weer, dawaco, dhurwaa, abkay bahaloo dhan danse aan ka lahayn ee iska daaqaya oo naqa iska raamsanaya!
Wuu iska sii socdayoo ugu dambayntii wuxuu la kulmay gabar qurxoon oo gadaal gadaal u sii ordaysa, gabadhii buu daba orday saa way ka sii cararaysaa wuu gaadhi kari waayay, wakhtigii baa dhamaaday lixda saac ahaa kolkaasuu iska soo laabtay.
wuxuu u yimid ninkii markii hore diray wuxuuna u sheegay waxyaalihii uu soo arkay oo dhan, dabadeed wuxuu ugu jawaabey hadaba waan kuu fasiri waxaad soo aragtay ee i dhagayso:
1. wixii dhalaalayay ee aad usha ku dhuafatay ee isla qarxayoo labadii buurood is qabsadeen waa FITNO, fitnadu marka hore way huruddaa markiise la toosiyo dhib wayn baa yimaada iyo khasaaro wayn. tusaale aan ku darsado anigu (xassan ahaan) nin ayaa nin dilaya, hadaba ninkaas kali ah ee dhintay ayadoo si sharciga islaamka waafaqsan looga heshiin karo baa mararka qaarkood inta fitnadaas yar la huriyo ay dhashaa in 100 nin oo kale ay ku dhintaan.
2. gurigii quruxda badnaa ee aad la kulantay gudahana saxaradu ka buuxday waa TAARIKU SALAAD ama qof salaadii ka tagay oo ma tukade ah, waayo qofka aan tukani korka labis buu xidhanyahay, jirka waa qurxinayaa oo dushiisa wuu qurxin karayaa balse qalbiga waxaa ka buuxa saxaro, waayo waa qalbi aan Alle xusin u sujuudin oo aan xasuusan.
3.Ratigii kaynta barwaaqada ah taagnaa kase qatanaa waa BUKHAYL ama dhabcaal, waayo bukhaylku xoolihiisa cidna wax kama siiyo asna kuma baahi baxo, oo wuu ka qatan yahay waana arrin dhibteeda leh .
4. Ratigii xubnihiisa la iska cunayay ee aan danta ka lahayna waa DEEQSI, deeqsi xoolihiisa dadkoo dhan baa cuna dhibna uma arko naftiisana ugama bakhaylo, dadkana ugama bakhaylo.
5. gabadhii gadaal gadaal u cararaysay, waa ADDUUNYO adduunyo waligaa daba orod gaari maysid.

F.G sheekadaan wakhti ka hor baa la iiga sheekeeyey waan qoray balse note buugii waa iga lumay, haddii aan wax khalday ha la isaxo, hadii aan saxsanahayna dulucdeeda hala dhuuxo.

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : sheeko xikmad leh     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Hassan hashi

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Hassan hashi

Nabsigu kaa weecan maayo!
Qalbigu kuu wiiqmi maayo
!

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Jawaabta: sheeko xikmad leh

Waxaa la qoray : [ 19-11-2011 ]


sheekadaan wakhti ka hor baa la iiga sheekeeyey waan qoray balse note buugii waa iga lumay, haddii aan wax khalday ha la isaxo, hadii aan saxsanahayna dulucdeeda hala dhuuxo



Runtii abwaan inaad intaa tiraahdo ma'ahayn oo ah dulucdeda ha la dhuuxo balse waxay ahayd inaad codsato mahadnaqu inuu bato oo sheekadan oo kale waa mid ku habboon in la kaydiyo waanan kaaga mahad celin

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Fulin la'aan Jawaabta: sheeko xikmad leh

Waxaa la qoray : [ 19-11-2011 ]


Dhowr xikmadood oo hal sheeko ah maashaa'allaah abwaan waan kaaga mahad celin


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
Amiin
Sawirrada summadaysan Amiin
Nambarka Xubinka : 190
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 300
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Amiin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Amiin

   

Fulin la'aan Jawaabta: sheeko xikmad leh

Waxaa la qoray : [ 19-11-2011 ]


Waa sheeko xikmad leh ku mahadsanid abwaan


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
Guuleed
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 186
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 166
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Guuleed Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Guuleed

   

Fulin la'aan Jawaabta: sheeko xikmad leh

Waxaa la qoray : [ 19-11-2011 ]


waalaga faa,iidaysan abwaan sheekadan wanaagsan mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: sheeko xikmad leh

Waxaa la qoray : [ 19-11-2011 ]


Runtii abwaan xikmad ma'aadan hambayn sheeko lagu sheego aad iyo aad baan kaaga mahad celin sheekadan ka badanna waannu sugaynaa


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
guulayste
Nambarka Xubinka : 188
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 74
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : guulayste Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda guulayste

   

Fulin la'aan Jawaabta: sheeko xikmad leh

Waxaa la qoray : [ 20-11-2011 ]


waxan layaabanahay sida aan sheekadan loo qiimayn bal iga hano qiimaynta ugu fiican ileen waa sheeko fiicane mahadsanid abwaan 5 xiddigood hoo


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
habeendhaladyare
Sawirrada summadaysan habeendhaladyare
Nambarka Xubinka : 203
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Habeenkii lee maxaa kale!!
ka qayb galka : 56
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : habeendhaladyare Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda habeendhaladyare

   

Fulin la'aan Jawaabta: sheeko xikmad leh

Waxaa la qoray : [ 20-11-2011 ]


waad kumahadsantahay abwaan waa sheeko macno weynku fadhida.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
abdirizak ali
Nambarka Xubinka : 22
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka : Norwey
ka qayb galka : 39
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : abdirizak ali Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda abdirizak ali

   

Fulin la'aan Jawaabta: sheeko xikmad leh

Waxaa la qoray : [ 20-11-2011 ]


abwaan aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay waa xikmad 'waano' wacdi ' iyo cibro intaba masha allaah mahadsanid 10 xidigood baan ku qiimeeyey !!


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
faysal22
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 201
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 165
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 13
Sumcada Xubinka : faysal22 Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda faysal22

   

Fulin la'aan Jawaabta: sheeko xikmad leh

Waxaa la qoray : [ 20-11-2011 ]


waan kahelay mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
adduunyo, akhristayaasha, cararaysay, gabadhii, gadaal, hoyga, waa

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
xaajo iyo xaal xikmad biitey Gabayada 10 22-01-2012 04:13 PM
sheeko qosol leh (kheer waaye) Maxammed Xamza Sheekooyinka 3 02-11-2011 07:14 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 07:45 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom