Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Sheekooyinka

Sheekooyinka Waxaad ku soo bandhigi kartaan sheekooyinka noocyadeeda kala duwan.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan Ahmed Yasin
 
Ahmed Yasin
Abtiga.

Ma joogo/joogto hadda Ahmed Yasin

       
Nambarka Xubinka : 205
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Aug 2011
Wadanka : Denmark
ka qayb galka: 36
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Ahmed Yasin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Ilka caddayn Qiso Cajiib Ah!

Waxaa la qoray : [ 08-08-2011 ]


Asc dhaman Akhyaarta sharafta leh .Qisaddan waaa Qiso dhab ah waxa ay ka dhacday wadanka Masar gaar ahaan Magalomadaxda QAAHIRA. Guri Cimaarad ah ayaa waxa qabsaday dad waxa deganaa shuqo ka mid ah Cimaaradaas Gabar iyo ciyaalkeed iyo Hooyadeed oo duq ah yacni De ,ah .Gabadhii waxa ay bilowday inay daabusho ciyaalkii oo badbaadiso Ugu dambayntii dabkii waa soo dhowaaday waxana u haray Hooyadeed iyo cunug yar oo markaas naas dhuug ah .waxay samayso ayay garanwayday Ma Hooyaday mase Cunugayga oo beerkayga ah ban badbadiyaa .Waa arin culus Ilaahay gabadhii waxa uu waafijiyay inay Hooyadeed qaado cunugiina waa ka tagtay .Ugu dambayntii Meeshii dhan waa gubatay Gaas iyo wax baa isku qarxay .Eyada oo u jeeda .Markii dab damis yimi oo la damiyay meeshii ayaa la raadiyay dadkii .Shiikhii arintan sheegayay waa dhaartay walahay buu yiri waxa loo yimi Cunugii yaraa Oo aan Saxar Gaarin meeshiisii Oynaya Sariirtuu ku jiifayna waa gubatay meelkasta waa gubatay Dambas bay noqotay .Ilaahay Awoodiisa waxa uu badbaadiyay cunugii yaraa .Sababtaana Yaa lahaa Waa xaqqa waalidka .Ilaahay hanaga dhigo kuwo waalidkood Adeeca oo Xaqoda Siiya .Aamiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiin.
Aad bad u maahsantihin .

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Qiso Cajiib Ah!     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: Ahmed Yasin

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Saxiixa : Ahmed Yasin

Ahmed

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Halyeyga Afrika
Sawirrada summadaysan Halyeyga Afrika
Nambarka Xubinka : 2
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Qaaradda Afrika
ka qayb galka : 439
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 16
Sumcada Xubinka : Halyeyga Afrika Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Halyeyga Afrika

   

Fulin la'aan Naq Qiso Cajiib Ah!

Waxaa la qoray : [ 08-08-2011 ]


Ilaahay naxariistiisu badan lamana

tirin karo haddii maalin walba la'isku

dayo in la tiriyo. Ilaahaygii bishan

Ramadaan inagu simaa mahadda leh.

Ilaahow noo denbi dhaaf. Aamiin.

Waa sheeko wanaagsane mahadsanid Axmad Yaasiin

Saxiixa : Halyeyga Afrika

Aqoon la'aani waa iftiin la'aane





Ogaada Ogaada walaalayaal Ogaada.


ALLAHA U NAXARIISTO INTA CILMIGA CISEYSA

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
akhriye
Nambarka Xubinka : 187
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 86
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 11
Sumcada Xubinka : akhriye Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda akhriye

   

Fulin la'aan Naq Qiso Cajiib Ah!

Waxaa la qoray : [ 08-08-2011 ]


ilaahay suu ugu naxariisto addoontiisa waa yaqaan ilaahow noo naxariiso if iyo aakhiro


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
abwn: cabdi rabbi caaqil
Sawirrada summadaysan abwn: cabdi rabbi caaqil
Nambarka Xubinka : 83
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : May 2011
Wadanka : kenya
ka qayb galka : 176
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 30
Sumcada Xubinka : abwn: cabdi rabbi caaqil Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda abwn: cabdi rabbi caaqil

   

Fulin la'aan Naq Qiso Cajiib Ah!

Waxaa la qoray : [ 08-08-2011 ]


Waa qiso cajiib ah
Mahadsanid in badan
AXMED YAASIN


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
kibirley
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan kibirley
Nambarka Xubinka : 45
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 207
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : kibirley Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda kibirley

   

Fulin la'aan Naq Qiso Cajiib Ah!

Waxaa la qoray : [ 08-08-2011 ]


axmad yasin horay u soco xubin qoraladiisu fiicnyihin bad tahaye wana sheko fiican mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
xuseen
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan xuseen
Nambarka Xubinka : 30
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 266
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : xuseen Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xuseen

   

Fulin la'aan Naq Qiso Cajiib Ah!

Waxaa la qoray : [ 08-08-2011 ]


sheeko wanaagsan Axmad Yaasiin waa awoodda Ilaahay

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
Ahmed Yasin
Abtiga.
Sawirrada summadaysan Ahmed Yasin
Nambarka Xubinka : 205
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Aug 2011
Wadanka : Denmark
ka qayb galka : 36
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Ahmed Yasin Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Ahmed Yasin

   

Ilka caddayn Naq Qiso Cajiib Ah!

Waxaa la qoray : [ 08-08-2011 ]


Aad baad u maahsantihiin dhamantiin Akhyaarta sharafta leh .Aad baana ugu faraxsanahay Inaad Akhriseen Qisadan .Aad ban ugu Faraxsanahay mar kale inaan Maqlo Fikradihiina wanaagsan iyo Dhiiri gelintiina .
Maahsanidiin .


Saxiixa : Ahmed Yasin

Ahmed

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
samiira
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan samiira
Nambarka Xubinka : 9
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka : Lagama maarmaanku waa dalka Hooyo
ka qayb galka : 160
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 20
Sumcada Xubinka : samiira Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda samiira

   

Fulin la'aan Jawaabta: Qiso Cajiib Ah!

Waxaa la qoray : [ 05-03-2014 ]


Waxaa is weydiin leh sheekadani siday ii dhaaftay Axmad Yasin aad baan kaaga mahadcelin sheekadan sheegaysa qudradda ilaahay. Waxaan jeclaan lahaa inaad kuwa kaloo xiiso badan sida tan aad soo bandhigto Soomaaligana inoo soo qurxiso adoo mahadsaan

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
akhyaarta, dhab, dhacday, qisaddan, qiso, sharafta

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
Qiso Ku Cimri Qadasho Ugu Filaan Qof Walbo Caqli leh Allow khatumada no hagajiy ameen Abdurahman Mohamed Aqoonta Diinta 2 25-06-2013 12:40 PM
Qiso murugo iyo waano xanbaarsan kuna socoto gabdhaha|| Abdurahman Mohamed Aqoonta Diinta 1 23-06-2013 12:27 AM
Gabay Qiso Nuradin Buryar Farah Gabayada 4 30-11-2012 03:46 PM
qiso Naxtin Badan kuma cibra qaadasho mudan... Osman.lucky Sheekooyinka 3 16-10-2012 08:38 AM
Qiso iyo qodobka road mapka abwn: cabdi rabbi caaqil Gabayada 8 24-11-2011 07:52 PM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:48 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom