Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Halxiraale & Xujooyin

Halxiraale & Xujooyin Halxiraale iyo xujooyinkaa lagu soo bandhigayaa.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
KAqayb Galka : ( 1 )
Sawirrada summadaysan ruunyarey
 
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

       
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha: Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka: 210
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka:
Fulin la'aan Xujadan la fur booliska

Waxaa la qoray : [ 25-07-2011 ]


Horta hoyga waxaan ku soo
kordhin su'aashan dhibka badan
u malayn mayo inay cidi furi doonto
ee haddaad furi weydaan toddobaad
anaa idiin sheegi. su,aashu furan iyo
waxaad iga weydiinaysaanba. mahadsanidin
maammulka barnaamijcom oo ii faa,iideeyey
waanan u faa,iidayn hadii eebe idmo.

Nin baa is del-delay oo

xarig isku dilay

markay booliskii yimaadeenna

waxay arkeen isagoo laallaada

Kursi iyo wax uu ku istaagayna

aysan jirin hoostiisuna biyo

yaallaan markiiba boolisku

cidna kama shakiyine waxay

isku raaceen inaan cidi dilin

ee uu is dilay.


Haddaba waxaa la'iska rabaa


ninkaasi sida uu isu dilay oo isu del-delay.

Waa xujo caalami ahe ha dhayalsan.

Mowduucyo dheeraad ah

 

Mowduucii hore : Xujadan la fur booliska     -||-     Ka soo jeeda:     -||-     Qoraaga: ruunyarey

Horumarkaynu waa adoo ra'yigaaga feesbuuk noogu sheega


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 2 )
Bahalow
Nambarka Xubinka : 193
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 65
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : Bahalow Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Bahalow

   

Fulin la'aan Naq Xujadan la fur booliska

Waxaa la qoray : [ 26-07-2011 ]


Qolkuu isku dilay waxaan kaa weydiinayaa
sariir ama miis ma yaalleen?


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 3 )
kibirley
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan kibirley
Nambarka Xubinka : 45
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Apr 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 207
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : kibirley Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda kibirley

   

Fulin la'aan Naq Xujadan la fur booliska

Waxaa la qoray : [ 26-07-2011 ]


War ragow haku walanina
xaloo dhan baan ka fekerayay
una waayey xal. Su'aal baan ka leeyahay
xarigguu isku dilay kor muxuu ku soo duubay
oo uu ku gaaray mise marwaxad buu lahaa gurigu?
Mahadsanid


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 4 )
guulayste
Nambarka Xubinka : 188
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 74
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : guulayste Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda guulayste

   

Fulin la'aan Naq Xujadan la fur booliska

Waxaa la qoray : [ 26-07-2011 ]


Kibirley iska dhaaf cunsuriyadda
waannu furaynaaye.
Su'aashaydu muxuu isu dilay?
kkkkkk ilaahow aan naftayda la,igu dirin.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 5 )
akhriye
Nambarka Xubinka : 187
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 86
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 11
Sumcada Xubinka : akhriye Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda akhriye

   

Fulin la'aan Naq Xujadan la fur booliska

Waxaa la qoray : [ 26-07-2011 ]


ku mahadsanid Ruunyarey xujadan adag markaan arkay ilaa hada waan fakaray oo fakaray oo ninka booliska ah meeshiisa is dhigay kan is dilayna meeshisa galay oo qolki galay maxaa ooli kara biyo
dhulka dadsan,kursi maleh inays sariri talo iyo in kale baan sugaynaa in nalo sheego. runti wa yab.


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 6 )
habeendhaladyare
Sawirrada summadaysan habeendhaladyare
Nambarka Xubinka : 203
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Habeenkii lee maxaa kale!!
ka qayb galka : 56
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : habeendhaladyare Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda habeendhaladyare

   

Fulin la'aan Naq Xujadan la fur booliska

Waxaa la qoray : [ 26-07-2011 ]


salaamu caleekum golaha waqti dher ban wax ka akhrisanayay waxa i qorayna waa su aashan
si aan uga jawaabo runtii waa igu adkaatay su aal baan ka leeyahay halkan
muxuu ku gaaray meeshuu ku xiray xarigga haduusan kursi haysan?


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 7 )
Rooble
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 4
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Feb 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 168
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 40
Sumcada Xubinka : Rooble Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Rooble

   

Fulin la'aan Naq Xujadan la fur booliska

Waxaa la qoray : [ 26-07-2011 ]


Runtii hurdaa ila tagtay maanta

laakiin,dhallinyaro waxaa khadka soo

gashay karti badan leh waan u tahniyadayn

maammulka golaha.

Su'aasha waan is weydiiyey biyaha maxaa keenay

waxaanan sugayaa gabadha su'aalaha la weydiiyey

waxay ku darto iyo siday uga jawaabto.

Mahadsanid Ruun yarey. Qiimayntaydu waxay noqon mid aad ku faraxdo


Saxiixa : Rooble


"
Rasuulku calayhi salaatu wasalaam
"
wuxuu yiri.

"Sadaqada ugu fiicani waa inuu muslimku wax barto,markaana walaalkiisa muslinka ah baro"


Maylku tallaabuu ka bilowdaa (Maahmaah shiinays ah)



Kalgacaylka aad dalkaaga u haysaa, waa iimaanka ka bar.

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 8 )
xusuuste1aad
Xubin Fir-Fircoon
Nambarka Xubinka : 192
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 102
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : xusuuste1aad Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda xusuuste1aad

   

Fulin la'aan Naq Xujadan la fur booliska

Waxaa la qoray : [ 26-07-2011 ]


fakar fakar baad nagu dishay ruun yarey
waxaan u malaynayaa biyaha hoostiisa
yaalay inuu cabi wayay.kkkkk


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 9 )
libaaxyar
Sawirrada summadaysan libaaxyar
Nambarka Xubinka : 200
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 75
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : libaaxyar Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda libaaxyar

   

Fulin la'aan Naq Xujadan la fur booliska

Waxaa la qoray : [ 26-07-2011 ]


waxaan golaha isu soo qoray xujooyinka iyo halxiraalaha
inaan ka qayb qaato ee waa maxay meeshii la iga soo dhawayn
lahaa su aal adag bay gabadhani i hor dhigtaye kkkkkkkk
ninku intuusan is dilin su aal qeerkay idin weydiiyay baan idin
weydiine jawaab aan helo idinkoo mahadsan
muxuu ku gaaray maxaa biyaha keenay?


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 10 )
ruunyarey
Xubin Fir-Fircoon
Sawirrada summadaysan ruunyarey
Nambarka Xubinka : 194
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Jul 2011
Wadanka : Adduunka
ka qayb galka : 210
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 10
Sumcada Xubinka : ruunyarey Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda ruunyarey

   

Fulin la'aan Naq Xujadan la fur booliska

Waxaa la qoray : [ 26-07-2011 ]


waa maxay meeshii la iga soo dhawayn
lahaa su aal adag bay gabadhani i hor dhigtaye kkkkkkkk
ninku intuusan is dilin su aal qeerkay idin weydiiyay baan idin
weydiine jawaab aan helo idinkoo mahadsan


waannu ku soo dhowaynaynaaye ha welwelin.




fakar fakar baad nagu dishay ruun yarey
waxaan u malaynayaa biyaha hoostiisa
yaalay inuu cabi wayay.kkkkk


Fakar uma baahna badane waa xujo

marka waxaa la'iska rabaa biyaha maxaa hoos
dhigay?




Rooble adiga su'asha biyaha kor baan ku sheegay



salaamu caleekum golaha waqti dher ban wax ka akhrisanayay waxa i qorayna waa su aashan
si aan uga jawaabo runtii waa igu adkaatay su aal baan ka leeyahay halkan
muxuu ku gaaray meeshuu ku xiray xarigga haduusan kursi haysan?
Maanta



Kuligeen waynu baranay ee su aashaada haddaan kaaga jawaabo
su aashu waa cadahay kursi maleh miis male . marwaxada wuxuu
ku soo xiray xarige see ku gaaray.


Akhriye (Kursi maleh qolka miis maleh sariirina ma taalo)
wuuna soo laalaadaa biyona hoostiisay yaalaan
wax weyn maaha.



guulayste: isma weydiinayno wuxuu isu dilay ee jawaabta keen.



War ragow haku walanina
xaloo dhan baan ka fekerayay
una waayey xal. Su'aal baan ka leeyahay
xarigguu isku dilay kor muxuu ku soo duubay
oo uu ku gaaray mise marwaxad buu lahaa gurigu?
Mahadsanid


Kibirley kkkk waan arkay waa isku kacsantihin
waxaa la iska rabaa in la keeno miis iyo kursi maleh
qolkuye muxuu ku gaaray marwaxadda uu iska soo
laad laadiyay.

Qolka biyo keliya ayaa laga helay hoostiisa
xariggana wuxuu ku xirnaa marwaxada
sidaad doontaan u qaata ama derbiga kore soo
sura aniga mid ii taal maahee idinku geeya meeshaa sare oo
soo laalaadiya markaana jawaabta i siiya. Fadlan
markaad qorayso jawaab qiimayn wanaagsan isiiya.kkkkkkkk

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
boolis, deldel, is dil, xujo

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Mowduucyada isu eg
Mowduuc Qoraaga mowduucan Golaha Ka qayb-gallo Ka qaybgalkii u danbeeyey
xujadan ayaa furi kara?.. farhan h3 Halxiraale & Xujooyin 11 21-05-2014 05:12 PM
fekero xujadan fur Udige Halxiraale & Xujooyin 13 21-05-2014 04:34 PM
Car fur Yaasiin Halxiraale & Xujooyin 10 12-09-2013 07:49 PM
Iimeellada hal meel kuwada fur kibirley Kumbiyuutarka & Internet-ka 12 15-08-2011 06:19 PM
Yahoo masinjer mar iyo ka badan fur Rooble Kumbiyuutarka & Internet-ka 9 07-08-2011 10:55 AM

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 04:56 AM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom