Ku noqo   Hoyga Aqoonta >
Hoyga Murtida
> Halxiraale & Xujooyin

Halxiraale & Xujooyin Halxiraale iyo xujooyinkaa lagu soo bandhigayaa.

Jawaab naq
 
Qalabka mowduuca Noocyada muujinta mowduuc
 
 Kaqayb Galka : ( 11 )
Ma qorna
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Fulin la'aan Jawaabta: Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 11-03-2015 ]



Ka qayb galkan waxaa horay u qoray oo diyaariyey Maruf tusmo ka qayb gal

Asc Asxbta dhamaantiin waa idin salaamay. Runti waan la dhacay arimaha iyo garaad kordhinta aad meesha ku haysaan. Bal aan isku barano midaan.

Maskaxdaada Tuuji.

waxaad haysataa 7kiilo oo dahab ah oo iskudhagan. waxaad timid muqdisho adigoo safar ah, magaalada qofna kama taqaanid, waxaad rabtaa inaad Kismaayo u gudubtid, waxaaana loo soconaa 7 habeen, waxaad heshay hal nin oo ku caawiya kuna geeya kismaayo, lkn waxaad ku heshiiseen in habeen walbo aad siiso 1kiilo oo dahab ah. ma dhihi kartid halmar ayaa ku wada siinaa ama 2 habeenba mar, waa inaad siisaa habeen walbo 1kiilo, dheeri majiro, naaqus majiro. sidaa ogtahay dahabka waa isku dhaganyihiin, waxaad u baahtahay inaad jarjarto, sida daraateed waxaad haysataa 2 mindi, lkn midiiba hal mar ayaa isticmaali kartaa, mar labaad ma shaqeyneeso waa (one time use). ugu dambeyn waxaa la gaaa rabaa inaad ninkaas wixiisa siiso si aad u gaarto Hadafkaaga.
F.G. u qaado wax walbo sida aan u qoray.
By: Amin Maruf
walaahi sxb masaladaan inaad furtaa fiican ana ku wareeray dadkuna kajawaabi waaye

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 12 )
Yusuf suudi
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Warqad Jawaabta: Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 16-07-2016 ]


Marka hore waxaan ukala jarayaa 1kg,2kg iyo inta soo hadha oo 4kg ah.
1- habeenka 1aad 1kg sii.
2- habeenka 2aad 1kg ka qaado oo 2kg sii.
3-Habeenka 3aad 1kg ugu dar.
4-Habeenka 4aad 3dii ka qaado oo 4kg sii.
5-Habeenka shanaadna 1kg ugu dar afartii uu haystay.
6-habeenka 6aadna 1kg ka qaado oo 2kg sii iyo 4tii uu haystey.
7-habeenka 7aadna 1kg ugu dar.
mahadsanidiin magacaygu waa yusuf suudi cabdi gudomiyaha Tartan iyo Tacliin ee dugsiyada sare ee puntland.
wixii faahfaahin igala soo xiriir (Suudi111@gmail.com)


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 13 )
Maha cabdalla
Booqde
Nambarka Xubinka :
Taariikhduu xubinku is qoray golaha :
Wadanka :
ka qayb galka : n/a
Isku cel-celinta qiimaynta heereed :
Sumcada Xubinka :
Xiriirka :

   

Ilka caddayn Jawaabta: Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 05-11-2016 ]


Asc wr wb Marka koowaad magaceygu waa Maha waxaana deganahay magaalda Nairobi hadaan isu dayo jwbta waa waxaan isticmaalaya mindideyda 1 anoo jaraya 1kg hadana waxaan isticmaalaya mindideyda 2aad anoo jaraya 2kg oo dahab ah markaas ayay iigu jarmayaan 1kg,2kg&4kg markas ayan habenki koowaad siinaya 1kg oo dahab ah habenkii 2aadna waan ka qaadan oo waxaan siinaya 2kale oo aan haystay markas ayan habenki 3aadna aan ugu darayaa midkii ii jarna habeenkii 4aadna kuli waan ka wada qaadan oo wxan siinaya 4kg ee ayagana ii jarnaa habenki 5aad ayan ugu darayaa midki 1kg ahaa ee aan ka ceshay markas aan habenki 6aadna waan ka noqsan midki 1kg ahaa ee 2da isku dheganaa ayaan siinaya markaasan habenki 7aad siinaya midki iidhinaa sidaas ayaana Ku tagay halkaan rabay plz jwbteda haday sax tahay iyo haddii kale adaan ka sugaya


Jawaab celin iyo xigasho raacin.
 
 Kaqayb Galka : ( 14 )
Afrikaan
Xubin sare
Sawirrada summadaysan Afrikaan
Nambarka Xubinka : 24
Taariikhduu xubinku is qoray golaha : Mar 2011
Wadanka :
ka qayb galka : 370
Isku cel-celinta qiimaynta heereed : 23
Sumcada Xubinka : Afrikaan Waddo wuxu hayaa muuqasho leh
Xiriirka :

Ma joogo/joogto hadda Afrikaan

   

Qimoleh Jawaabta: Ninna Maankii ma saluugo

Waxaa la qoray : [ 06-11-2016 ]


Maha waannu kaaga mahad celinaynaa haddaannu nahay maammulka isku daygaagan cajiibka ah, waxaannu sugnaa waa qoraaga su'aashan inuu kaaga soo war celiyo.


Saxiixa : Afrikaan

Ilaahay Ha barakeeyo Afrika

Jawaab celin iyo xigasho raacin.
Jawaab naq

Kilmadaha la'isla ogyahay (Tags)
7kiilo, arimaha, asc, asxbta, barano, dahab, dhacay, dhamaantiin, garaad, haysaan, haysataa, iskudhagan, kordhinta, magaalada, maskaxdaada, meesha, midaan, muqdisho, qofna, runti, safar, salaamay, taqaanid, timid, tuuji

Qalabka mowduuca
Noocyada muujinta mowduuc

Talooyinka ka qayb qaadashada
Ma hal abuuri kartid Mowduuc cusub.
Waad ka jawaabi kartaa Mowduucyada
Ma raacin kartid faylkan lammaane
Ma'awooddi inaad ka qayb galkaagii wax ka beddesho

BB code is waa la heli karaa
Ilka caddaymaha waa la heli karaa
Kowdka [IMG] waa la heli karaa
Kowd-ka HTML Taagan

Ka gudbid dhakhso ah.

Faallada Feesbuuk oo uu tarjumay - Hoyga Aqoonta

Saacaddu hadda waa 07:10 PM.


Powered by vBulletin® Copyright ©2000 - 2017, Jelsoft Enterprises Ltd. Waxaa tarjumay Faysal.Saacid.Shire
Qoraalka qofka soo bandhigay ayaa ka mas'uul ah, ee goluhu shaqo kuma leh. Xuquuqda waxaa iska leh Hoyga Aqoonta Barnaamijcom